Waxaa goor hore oo saaka ah ka qarxay duleedka degmada Buuhoodle gaar ahaan deegaanka Sool-joogto dagaal u dhexeeya ciidamada Khatuumo iyo kuwa maamulka la magac baxay Somaliland.
Dagaalkan oo ah mid xoogan ayaa bilowday waxyar kadib wakhtigii salaadda subax, waxaana weerarka soo qaaday ciidamada Somaliland oo iyagu markii horeba ku sugnaa meel aan Sool-joogto sidaas uga sii durugsanayn.
Diryanka maadaafiicda iyo dhawaqa rasaasta ay labada dhinac isku ridayaan ayaa laga maqlayaa goobo ka baxsan meesha uu dagaalku ka socdo lamana oga ilaa iyo hadda khasaaraha kala gaaray labada garab ee ay dirirtu u dhexeyso.
Wararkii ugu danbeeyey ee Horseed Media ay ka heshay degmada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn ayaa sheegaya in dagaalka oo xiligan u muuqda mid sii xoogeysanayaa uu u fiday dhinaca tuulada Qori-lugud.
Sidoo kale wararka ayaa intaas ku daraya in ciidamada deegaanku ay gacanta ku dhigeen gaari kuwa dagaalka ee ay Soomaalidu (Cabdi-bilaha) u taqaano ah islamarkaana uu qori (Shilke) ahi saaran yahay.
Sool-joogto waxay 30km ka durugsan tahay degmada Buuhoodle waana markii 6-aad ee halkaas uu ka dhaco dagaal u dhexeeya ciidamada taabacsan maamulkii dhowaan Taleex looga dhawaaqay ee Khaatumo iyo kuwa Somaliland oo iyagu rabay ina la wareegaan gacan ku haynta degamda Buuhoodle.
Wixii warar ah oo kasoo kordha dagaalka saaka ka qarxay duleedka Buuhoodle ka filo Horseed Media saacadaha soo fool leh.
Fighting breaks out in Sooljoogto
Moderator: Moderators
- damu
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3373
- Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
- Location: PL National Socialist Party
Fighting breaks out in Sooljoogto
- damu
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3373
- Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
- Location: PL National Socialist Party
Re: Fighting breaks out in Sooljoogto
latest hardware looted from the enemy








- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: Fighting breaks out in Sooljoogto
karbash continue

- damu
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3373
- Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
- Location: PL National Socialist Party
Re: Fighting breaks out in Sooljoogto
FBI go to the PPG for the latest info 
Re: Fighting breaks out in Sooljoogto
So is capturing a rusted old pickup truck from the next door tribe one of the "achivements" you were talking about?

- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: Fighting breaks out in Sooljoogto
ofcoursedamu wrote:FBI go to the PPG for the latest info
- damu
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3373
- Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
- Location: PL National Socialist Party
Re: Fighting breaks out in Sooljoogto
you idiot this thread is about the fighting in Cayn buhoodle against somalilandunion wrote:So is capturing a rusted old pickup truck from the next door tribe one of the "achivements" you were talking about?![]()
- damu
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3373
- Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
- Location: PL National Socialist Party
Re: Fighting breaks out in Sooljoogto
more toys captured from SL










Re: Fighting breaks out in Sooljoogto

Shytttttttt, Buhoodle is on the march markaan.
-
Pwani
- SomaliNetizen

- Posts: 677
- Joined: Tue Feb 22, 2011 4:11 am
- Location: Take ur somalia and shove it up in ur black ass, im puntlander first mkenya second......
- Contact:
Re: Fighting breaks out in Sooljoogto
Gardaradu dhibtasay ledahay, i wonder what they gonna pose with for the photo ops, now that their bigest truck has fallen in to the hands of the mujahidin... "cidamada qaranku iminka sawirka diyar uma aha oo wa bila gari'' 
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 75 Replies
- 8112 Views
-
Last post by SultanOrder
-
- 27 Replies
- 2509 Views
-
Last post by ciyaal_warta
-
- 5 Replies
- 962 Views
-
Last post by Enemy_Of_Mad_Mullah
-
- 6 Replies
- 864 Views
-
Last post by MAD MAC
-
- 1 Replies
- 620 Views
-
Last post by Strategic
-
- 8 Replies
- 1230 Views
-
Last post by Jamac_Yare
-
- 11 Replies
- 1128 Views
-
Last post by masareboy