Dagaal Xoogan Oo Kadhacay Duleedka Maygaagle Iyo Maleeshiyaadka Jabhada SNM oo Lasii Baacsanayo!
Kadib dagaal aad uxoogan oo saaka hiirtii kaqarxay duleedka Tuulada Maygaagle oo udhexeeya Ciidamada Jabhada SNM iyo Maamulka Khaatumo State ayaa waxaa halkaasi guulo waawayn ku gaadhay ciidama Maamulka Khaatumo State iyagoo lawareegay Gadiid iyo maxaabiis katirsan jabhada SNM kuwaasi oo lagu soo bandhigay gudaha Magaalada Buuhoodle.
waxaa hada wararka Ugu danbeeyaa ay sheegayaan in ciidamadii huwanta ahaa ay ooda jebiyeen halka ciidama Deegaanka Buuhoodlana ay kusii wajahanyihiin Tuulada Maygaale.
Inata laxaqiijiyey waxaa ciidamada Jabhada SNM laga qabatay 4 Gaadhi oo sadex kamida ay tahay kuwa dagaalka halka kan kalana uu yahay gaadhiga ay soomaalidu utaqaan waaraadka.
Dhankale waxaa laga laga soo qabtay Maleeshiyaadka Jabhaada SNM 6 maxaabiisa kuwaasi oo goordhawayd lasoo gaadhsiiyey Gudaha magaalda Buuhoodle.
http://www.boocameonline.com/2012/02/08 ... aacsanayo/
http://www.boocameonline.com/2012/02/08 ... an-sawiro/
Khaatumite Victory over the SNM near Meygaagle, Daawo
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- SheikhExecutive
- SomaliNetizen

- Posts: 509
- Joined: Wed Jan 04, 2012 8:27 am
- Location: Khaatumo State of Somalia
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 9 Replies
- 980 Views
-
Last post by KyrieJama
-
- 12 Replies
- 1174 Views
-
Last post by ZubeirAwal
-
- 20 Replies
- 2371 Views
-
Last post by Mustafee101
-
- 5 Replies
- 572 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 291 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 22 Replies
- 3081 Views
-
Last post by EastAfrica
-
- 21 Replies
- 5083 Views
-
Last post by ramzy2277
-
- 0 Replies
- 354 Views
-
Last post by LaY-D_LicK
-
- 4 Replies
- 2196 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 4 Replies
- 1075 Views
-
Last post by KyrieJama
