barre hiraale isagaa qaybiyay beesha sade? what are these ppl talkin about???
http://vote.sparklit.com/comments.spark ... ID=1008237
Post Info Comment
Posted By: yuusuf
Posted On: Oct 9, 2006
Views: 522
ceyr hadey cerytoodii hore ku noqon
--------------------------------------------------------------------------------
niman aan sidaas u caqli badneyn oo weliba loogu sheekeeyey diin iyo cadaalad ayaa la idiin wadaa ayaa waxey sheeko ka dhigteen awooda maxkamadaha ee aduunkoo dhan arkey adeer awooda hawiye weligood soo martey oo ka awood badneyd ceydiidkii tangiyada watey tumeey aheyd mase ilowdey dhamaan hawiye iyo maacuun oo dhan sidey u dhamaayeen is wata sowtey gedo iyo kismaayo kusoo duuleen toban sano ka hor ma awoodaas mid la mid ah ayaa hawiye weligood dib danbe u soo mari doonta wixiise ka raacey waagaas anigana waa ogahey iyagana waa og yihiin meydkii daadsanaa baardheere ilaa buundadii araare. hadeer oo hawiye kala dhintey is diley is gumaadey afarta curyaan ee ceyrka ah ee baabuurta saaran ee is yiri dhulbalaarsada oo doqontii daarood ku shaqeysta walee beri ayaan idin tusin doonaa iyagoo teleefishanka aljaziira laga daawanayo, oromada iyo pakistaaniyiintana waxaaba loo heystaa Immigration ka eysan soomarin oo waaba la tarxiilayaa dhowaan kuligoodba. shabeelada hoosena dadkii lahaa ee tuni iyo biyomaalka ahaa ayaa masuul looga dhigi doonaa ilaah idinkiis maxkamadaha maqaar saarka ahna waa ey dhamaatey xiligoodii.
Posted By: waxgarad
Posted On: Oct 9, 2006
Views: 511
xaqiiq
--------------------------------------------------------------------------------
horta yaan xaqiiqda layska indho tirin cayr ma shalay buu cayr ahaa mise maantay ayuu noqday
Goobale lixbilood kahor asoogoo shaatigiisa dhiig mareexaan ku yaal ayaa barre hiiraale labada daan kadhunkaday kuna yiri Goobaabaaloow maantay buuryadii baad iaga goysay.
waxaan oran lahaa hadala dadka lagu khaldayo halaga daayo maantay awooda maxkamada oo aduunku layaabanyhay yaan Mareexaan lagu tijaabin arintaasna waxaa hadda kashaqaynaya c/llaahi yuusuf oo meel uu Mareexaan ku jabiyay waaya Barre waa dha-dhanshaa waalan in mareexaan jabo waxaa uga daran inuu xoogaagii uu markale holo markuu haystana ayaga ayuu ku layn jiray iskuna diri jiray
xaalka sidaas haloo ogaado Mareexaana hatashado
nabadeey
Posted By: Cagarooti
Posted On: Oct 8, 2006
Views: 511
Wad Ayaanliyo Wiil Mareexaan!
--------------------------------------------------------------------------------
Cayr ha xasuusto nimankii ereyga kor kuxusan ay astaanta u ahaanjirtay ayaa kugu soo socda. Maxkamad-maxkamad anigu ma aqaane, dhageey fareey iyo feera qumumuxii aad horey usoo aragteen hadaysan ka dhicin. Anagiyo idinku waa ishaynaa. Somaali dhagayarta kale, ha iska hadasho intaan kala baxayno.
Hadalkii waa laaye!
Posted By: ina cadaani
Posted On: Oct 8, 2006
Views: 545
marexaan gabayga daaya kismo magaalo harti waaye
--------------------------------------------------------------------------------
waxaan salamay somali dhamaan meel walba joogaan gaar ahaan harti weyne marexaan adkaysta adinka kuna markiina walaalkii ninkii dilay ee adigana soo qoyso layidhi ayaad kadhigantihiin walaalihiin hadaad soo dhaweysan laheydeen sidaan ma idinku dhacdeen marka duubka cimaamada qasab hala idinku cidho kkkkkkk waxaa igu maqaale ah in barre hiiraale labo kun oo shukumaan loo soo diray oo ilmada isaga tidho kkkkk
Posted By: timo cade tuurcade
Posted On: Oct 8, 2006
Views: 543
ceyr dhulka gal ama dhoof
--------------------------------------------------------------------------------
ex police militry sadex xidigle mrs gabar sade waxaan halkaan awalan kusalamayaa dhamaan reer sade meelwalba joogaan dunida hadaan usoo laabto dadka reer sade sida ay siyasada africa da bari sida usocoto xogaa inay dhex dhexaad ka ahaayeen lagu tiro ayaa hadana ayaamahaan waxaa soo ifbaxayey in gardaro cad lagu soo doonayey reer sade iyo inta nabada jecel bal ha gaarto diin marka laisku dhaqee bal aanu jiritaankeena kashaqeynu ceyrna la xisaabtanowabilaahi towfiiq
Posted By: gudoomiye
Posted On: Oct 8, 2006
Views: 539
gardaro guul kadanbeeso
--------------------------------------------------------------------------------
marka hore waxaan salaamey bahda reer sade ee dunida dacaladeeda awalan horta somalida waxay ku maahmaahdaa nin aan kuu furi doonin yuuna kuu rarin marka aan saas leeyahay waxaan la hadla yaa dadka usacabo tumaya reer absame hasan turki in sade wanaagii kuu hayey un kaa dhumo marka aan saa leeyahay waa wada dhalasho naga dhexaysa oo aan kaa damqayo dhibkaaga ee raga aan karbaashka u qoraayo waa ceyr shalay ayaan magan galyo kusiiyey kismaanyo gogoshii ayey iga xadeen kaas waa abaalka ceyr waa inoo buundadii araare iyo waxaad ahaan jirteen inaan idinku celiyo guul sade meel wabo ood joogtaan gaar ahaan raga birta calalsada barre adan shire ganeral ahmed warsame cornel fartaag guushu waa gacantiina isga gowrrac mooyee hawiye guul faan maleh
Posted By: Raaskambani boy
Posted On: Oct 8, 2006
Views: 539
Kismayo Laandheereland + Ninxooglehland
--------------------------------------------------------------------------------
waryaarahee war dadkaan sade oo halkaan wax ku soo qoraya mawaanay ka xishoonayn xitaa qoraalka, war miyaanay ogayn in Absame uu ahaa Yaxaas afka kala haya oo in badan ka xishoonayay in maxasta uu afka ku xidho, eega kolkaan xishoodkii waa soo dhamaaday dhulna ninkiisaa u hara waxaana la idiin qaataa inaad Gedo iyo Cabudwaaq iimaansataan.
Kismayo labo nin baa iska leh labadaasina waa kuwo aan kor ku soo sheegay midna adinku ma tihiin ee aqoonsada waxaad tahiin. Barre meeshaan maamul ban u dhisayaa buu yidhi markaasuu cayr intii la ogaa ka siiyay baqdin uu ka baqayo. War waa su'aale halnin oo Habargidir ah maku aragteen maamulka cusub.
Waxaan kaloo u sheegi lahaa kuwo Hartiga ah ee iyana iimaanka la' ee Cabdulaahi Yusuf u horeeyo inayan faraha la soo galin arimaha Waamo oo ayan dumaalin Barre Hiiraale hadii kale ayaga unbaa faraha uga guban.
Posted By: ma gabade
Posted On: Oct 8, 2006
Views: 533
Fardo la isu hayo maxaa la isaga faanin
--------------------------------------------------------------------------------
War fardo la isu hayo la isuma faaniyeen aan sugno natiijada kasoo baxda dagaalka hadda ifafaalihiisa uu soosocdo.Haddii reer Sade dagaalyahano ahaayeen bal markaan reer Sade oo ma gabadeyaal ah iyo wiilasha ikhiwaanka ah ee jano raadiska ah aan isku eegano waa Film Khatar ah oo soobaxay xiligaan looyaqaano The Camel boys century Qarnigii geeljiraha waxaa atoore ka ah Barre Hiiraale Waxaa Tuug ka ah Xassan Turki Film kaan waxaa ku jira dhacdooyin khatar ah yeeysan daawan ama akhbaartiisa raadinin dadka beerka jilicsan ama aan qabiilka ku dhaqmin.Barre Hiiraale waxaa Awoowgiis ah ninkii colka jooji laga waayey Ee Aadan Gurey Maxamme Cabdille ee markii danbe dadkii waanin jiray ku quusiyay gabaygaan ay ugu muhiimsaneyd tuducdaan ah Galowogaas sadhaadhinahayee seexan kari waayay sideyda wiil kooraha sitoo soconayuu sheegay.Xassan Turki isna wuxuu la caano dhamay Dagaalyahanka weyn ee Cusma Bina Laden ee lagahayo Gaalada ku weerara guryahooda si ay Masaajidyadeenu ay ammaan u helaan.
Posted By: gabar sade
Posted On: Oct 8, 2006
Views: 574
to hangol
--------------------------------------------------------------------------------
waraa ninkaan labaxay hangol waxaan ku sheegay walaal
1 horta seeraarkaad sheegayso waa ninkii isbahaysi kala dhigtay sade wax baa kaqaldane is bahaysigu mac nihiisu waxu ahaa cayr sade teeda kale horta ninaan wax kaaga sheego maaqaan waa las cadeeyaaye is soo acde sida aniguba aan isu cadeeyay waxaan ahay gabar sade isma qarine waan isku faana intaas mar kaan kaga baxo taas waxaan ku sheegayaa barre waa geesi lays kuma hayo oo wad og tahay walgaa baad maqlaysay intii juboyinka dagaaladu kasocdeen siyaabihi kaladuwanaa oo u udagaalamayay waxaa soo hartay inusan dagaalamin waan wada ognahay maxase keenay waa logtahay qab ka maxakamadahu udagalmayeen inaay iska hor marin jireen qolawalba qoonkeeda udiraayen marka taas waa macaruuf oo bare mahan mid maantay u fulaynimo kuracayso waana layaaqaan bare dagaala mahan kii ugu horeeyay kani
2 hadaan usoo labto mida ah dawlad baad wax kulaynayseen waxaan wada ognahay meel meelo aan dawlad soomaliyeed tagiin oo xuduud itobiya ah inay beelah sade iyo beela kale dagaal ku dhex maraayay isla mar ahaan taana aan waligood loga kulaysan ayagoo beelaha qar kood ay wataan taankiyo axmaaro ledahay islamarahaantaana ciida laliqsinjireen wiilalyar yar oo reer miyi xoolodhaqataa waxaan kusheegayaa taas walaysaga haray ilaayo dagaalkii jihaadkii iimaan nuur & iimaan axmad gureey ilaay ilaayo sayid muxamed cadale xasan & adan low saduhu taariiq isa soo daba socotulahaa ninana umadiidi karo waayo dadka waxaa kala reeba waataariiqda taariiq laimow oo kutilmaan sade nin inu ahaa caloshi u shaqayste ama gala raac haku wareegiin serar iyo waxyaalahaan diciifka oo ninwalbaa ninkurabo uu awrkiisa ku kacsanaayo taaqiiq fulay nimo keen ninraga baa ale kaadhigaye wiil sadena ku jawaabi maayo inga iska kayceli isna soo cade ninraga baadtahay waxaa layiri hilaac biyihiisa waa cadystaaye iscade ader
Posted By: gabar sade
Posted On: Oct 8, 2006
Views: 559

Posted By: hangool
Posted On: Oct 8, 2006
Views: 530
jawaab qarniga cusub
--------------------------------------------------------------------------------
Run ahaantii waa wax laqu qoslo inaad geesinimo sheegato malaha dadka aan soomalida ahayn baa warkaas u sheegin,, goorma aa geesi noqotay 1991kii waa adigii kasoo cararay siyaad bare iyo duq khadiijo masheegi kartaa halkornayl ama janan oo marayxan ah oo xamar ku haray , ku mahdi morgan haduusan xamar joogi lahayn siyaad iyo khadiijaba gacan hawiye ay ku danbeen lahayeen waana markhati malaha hadaadan ka war qabin dadka ka wa wayn waydii,, malaha hada waxa ogtahay in barre kismayo ka carabay galab markii seeraar ku dhawaqay inuu bur buray isbahaysigii aaway geesinimadii isagoo xabad ridin ilaa baardhere yaa cayrsanayay, taariikhda laguma hayo nin 7sano meel xukumayay oo carararay sidaada ilayn ceeb looma dhinto indha cade iyo seerar aa kastuumo u ahayd mantana mid cusub ay gashteen migiste iyo zanawi waaba dawlad malaha ma ogid in marayxan cayr isku dhiibay ceyr oo ah jufo lasiman reersharmarke ama kasii yar. adeer 7sano aad joogtay kismaye hubka aad hada baydhabo u raadsatay bal kawaran
marwalbana waxa tahay ninka magaca daarood nijaaseya dadkii ay laysay dawladii siyaad hadaad moodid geesinimo marayxan in lagu layay waxaan ku oron lahaa DAAROOD ISMAACIIL NINKII DEYN GESHAAD TEHEYE SAW MATIHID NINKII NAGU DAFIRAY MAGA DAAROOD. AAN KUU JILCIYEE MARKII KISMAYO HARTIGUGU KAASARAY WAA ADIGII CEYR HOOS GALAY SHALAYNA INA MASALUU AHAA NINKII GEDO KEENAY AMXARO MALAHA MA OGID WAX BADAN BAA TIRI CEYR BAAN AHAY AMA ISBAHYSI MAGACA DAAROOD BAA LAGUGU SOO CELIN MALINKA CARATIDNA CEYR KUMA RABO WAAYO WAA ARKAY DABIINIMADAADA.
barre hiraale beesha sade ?who the hell is badhi hiiraale???
Moderator: Moderators
- BankiiTuuyo
- SomaliNetizen

- Posts: 838
- Joined: Sat Jul 18, 2009 1:08 pm
- Location: DADKA ku beerlaxawsanaya somalia wa la gumeysanaya who cares soo maydaan burburin !
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 22 Replies
- 2235 Views
-
Last post by Voltage
-
- 5 Replies
- 1112 Views
-
Last post by sadeboi
-
- 5 Replies
- 1598 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 23 Replies
- 1743 Views
-
Last post by xoogSADE14
-
- 10 Replies
- 2081 Views
-
Last post by sadeboi
-
- 11 Replies
- 3963 Views
-
Last post by Adali
-
- 12 Replies
- 206 Views
-
Last post by Smile-LiKe-SuN-RiSE
-
- 14 Replies
- 1987 Views
-
Last post by KyrieJama
-
- 18 Replies
- 196 Views
-
Last post by The_Patriot