DHamaam soomaliyey dalkii yaa u maqan?

Soomaalida waddankan ku dhaqan

Moderators: Moderators, Junior Moderators, Islam mods

kaaba
Posts: 3
Joined: Tue Aug 02, 2005 5:53 pm
Location: Danmark
Contact:

DHamaam soomaliyey dalkii yaa u maqan?

Post by kaaba »

[b]Waxaan nahey Soomaali sideen ku horumarinkarnaa Dalkeena
qofkasta oo soomali ah had waxaa ku waajib ah in uu fikirkiiisa iyo damiirkiisa ku baahiyaa in uu dalleeyahay ,inuusan u dhalan Dalkale ,ruux kastaahi oo muwaadin ah ee daneynaaya inaan dib u dhisno dalkeena , walaal naftaada iyo tan saaxiibada u sheeg mar kasta
inuu dalkeenii nooga baahay yahay inaanu dhisno , walaahi kuwan aan ku noolnahay ee aan qaxootiga ku nahay dib ayey inoo celinayaan .
balse taa kahor ruux walibow ku fakar dalkaagii inaad dib u dhisato
isaga ayaad wax kui tahay , waa ciidaa dii waa calankaagii .

war miyaad taageereysaa kan burburinaya ee aan dantaba ka laheyn dalka iyo dadka , kaana walaalayaal miyaan iska qaban karnaa waad la socotiin dhibaatada idiku heysata qurbaha ,dib u fakara oo waqtiga yaan
la iska lumin wax aan dani kuugu jirin ee walaalyaal waqtiga aan ku lumino in aan qofkastaahi aqoon ama fikir wax u tara dalki iyo dadka uu ku lumiyo waqtiga ............
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Europe - Denmark”