Video of Qabrigii Ugaas Samatar ee Xariirad, Degmada Saylac

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
AwdalPrince
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1269
Joined: Fri Feb 19, 2010 7:37 am
Location: North Carolina

Video of Qabrigii Ugaas Samatar ee Xariirad, Degmada Saylac

Post by AwdalPrince »

[youtube]teY13zZ3byg&feature=channel[/youtube]

Ugaas Samatar
Xariirad halka laga galo waxa ku aasan ugaas Samatar oo ahaa ugaaskii beelaha gadabuursi sanadihii 1770 nadii. Dadka deegaanku waxay ii sheegeen inuu intuusan geeriyoon ugaas Samatar uu ku riyooday isagoo Abeeso qaniintay, markaa si abeesada looga ilaaliyo waxa awr ku sidi jirey nin Kabaharag ah. Laakiin habeen habeenada ka mid ah ayuu kaadi uga dhaadhacay awrkii dabadeedna halkaasaa abeesadii ku qaniintay tiisiina way ku noqotay Allaha u naxariistee.

The abtirsi of the current Ugaas goes back to this man:

Ugaas Cabdirashid Ugaas Rooble Ugaas Doodi Ugaas Rooble Ugaas Nuur Ugaas Rooble Ugaas Samatar
djibsomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5229
Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm

Re: Video of Qabrigii Ugaas Samatar ee Xariirad, Degmada Say

Post by djibsomali »

Allow barakadaa ugusyadaa gadabursi naa sii
amin
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”