Ethiopia swears that they will capture Baidoa
Moderator: Moderators
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Ethiopia swears that they will capture Baidoa
DEG DEG: Dagaalo culus oo ka soconaaya Gobolka Baay iyo Ciidamadda Itoobiya oo dagaalo culus lagu qaaday
Dagaalo culus ayaa waxay ka soconayaan Deegaanka Hawlaha Guud oo u dhaxeeya Bardaale iyo Yurkud ee Gobolka Baay, waxayna dagaalada yihiin kuwo culus oo leesku adeegsanaayo qeybaha kala duwan ee hubka cul culus.
Dagaalada ayaa waxay u dhaxeeyaan Ciidamadda Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya oo garab-sanaaya Ciidamadda Milatariga ee Dowladda Itoobiya iyo Xoogaga Shabaab oo dhinac ah, oo la-doonaayo in laga saaro Gobolada Baay iyo Bakool.
Dagaalada ayaa waxay xoogoodu yihiin kuwo ka soconaaya Deegaanka Hawlaha Guud oo dhaca duleedka Degmada Bardaale, isla-markaana dagaaladaasi ayaa waxaa soo qaaday Xoogaga Shabaab oo ku hubeysan qeybaha kala duwan ee hubka iyo gawaarida dagaalada.
Labada dhinac oo dagaalada isu adeegsanaaya qeybaha kala duwan ee hubka, ayaa waxaa lagu soo waramayaa inay dagaalada ka soo kala gaarayan khasaarooyin kala duwan, waana kuwo si weyn u ruxaaya Deegaanka Hawlaha Guud.
Ciidamadda Dowladaha Itoobiya iyo Soomaaliya oo ka yimid dhinaca Deegaanka Yurkud, ayaa waxaa wadada u gallay Xoogaga Shabaab oo aad u hubeysan, isla-markaana dhinacyada kale oo dagaalada kedis looga soo dhigay, ayaa waxay yihiin kuwo iska caabinaaya.
Wararka ayaa waxay intaasi ku darayaan in dagaaladu ay weli yihiin kuwo ku soconaaya si xowli leh, mana jirto warar madax banaan oo xaqiijin karaaya khasaaraha rasmiga ah ee ay geysanayaan dagaaladaasi.
Saraakiil u hadashay Dowladda ayaa waxay sheegeen inay dilleen 18 ka mid ah Xoogaga Shabaab, ayna gacanta ku soo dhiggeen lix ka mid ah, isla-markaana waxay ku goodiyeen inay wada qabsan doonaan Degmada Bardaale oo idil.

ina aadan
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: Ethiopia swears that they will capture Baidoa
Ala somalidu maxay ka baqataa itobiyanka.
- Adali
- SomaliNet Super

- Posts: 10587
- Joined: Fri Dec 09, 2011 4:04 pm
- Location: Throw me to the hyenas and I will return laughing as the pack leader.
Re: Ethiopia swears that they will capture Baidoa
weren't you anti Siyaad Bare anti Kacaan ??? are you Bi-Polar ??Shirib wrote:
- Shirib
- SomaliNet Super

- Posts: 26911
- Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
- Location: May God grant us victory.
Re: Ethiopia swears that they will capture Baidoa
Why would you think I'm anti Siyaad or anti kacaan?Adali wrote:weren't you anti Siyaad Bare anti Kacaan ??? are you Bi-Polar ??Shirib wrote:
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Ethiopia swears that they will capture Baidoa
Shirib wrote:Why would you think I'm anti Siyaad or anti kacaan?Adali wrote:weren't you anti Siyaad Bare anti Kacaan ??? are you Bi-Polar ??Shirib wrote:
Good question, during the kacaan shirib's people were not oppressed.
Only isaaq & hawiye were.
Re: Ethiopia swears that they will capture Baidoa
Baydhabo Janay..great city.
- kambuli
- SomaliNet Super

- Posts: 17268
- Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
- Location: Proud Toothless Old Faqash Woman
Re: Ethiopia swears that they will capture Baidoa
Isn't that what you wanted Mr. Hutu 
- kambuli
- SomaliNet Super

- Posts: 17268
- Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
- Location: Proud Toothless Old Faqash Woman
Re: Ethiopia swears that they will capture Baidoa
Isn't that what you wanted Mr. Hutu 
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Ethiopia swears that they will capture Baidoa
Granny,
I dont care weither murtaddiin alqeada rule baidoa or ethiopian crusaders.

- accident
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3782
- Joined: Tue Sep 27, 2011 1:06 pm
- Location: Auckland, New Zealand
Re: Ethiopia swears that they will capture Baidoa
I never understood your beef with bay and bakool folks. Is it Shatigaduud?HutuKing01 wrote:Granny,
I dont care weither murtaddiin alqeada rule baidoa or ethiopian crusaders.
- Coeus
- SomaliNet Super

- Posts: 11709
- Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
- Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region
Re: Ethiopia swears that they will capture Baidoa
Ethiopia also said it would make sure that everyone had atleast 3 meals a day within 10 years.
That was 1991
That was 1991
- Shirib
- SomaliNet Super

- Posts: 26911
- Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
- Location: May God grant us victory.
Re: Ethiopia swears that they will capture Baidoa
you're patheticHutuKing01 wrote:Granny,
I dont care weither murtaddiin alqeada rule baidoa or ethiopian crusaders.
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Ethiopia swears that they will capture Baidoa
Amxaar are only 15 km removed from Baydhaba, murtad abu mansur fled to Kismaayo.
Iam wondering if digil iyo xurufle will fight till death or just spread their legs like they did it before.
DEG DEG: Al Shabaab oo laba nin ku
toogatay Magaaladda Baydhabo iyo Shabaab
oo isaga baxay Baydhabo
Kadib markii Xoogaga Shabaab uu soo fuullay
culeys baaxad leh oo uga imaanaaya dhinaca
Ciidamadda Milatariga ee Dowladda Itoobiya oo
ay horkacayaan Cidiamadda Dowladda Kmg ah
ee Soomaaliya, ayaa waxay isaga baxeyn
Magaaladda Baydhabo.
Markii Xoogaga Shabaab ay isaga baxeyn
Magaaladda Baydhabo ayaa waxay shacabka ku
dhaqan qaarkood bilaabeen inay bililiqo kula
dhaqaaqaan goobihii ugu muhiimsanaa ee ay
isaga baxeyn Xoogaga Shabaab.
Hase yeeshee qaar ka mid ah dagaal-yahanada
Shabaab oo dib ugu soo laabtay Magaaladda
Baydhabo, ayaa waxaa farta loogu goday qaar
ka mid ah shacabkii geystay bililiqada, isla-
markaana waxay ka dilleen laba kamid ah.
Labada nin ee ay dilleen Xoogaga Shabaab ayaa
waxay ka tirsan yihiin dadka deegaanka,
waxayna ku eedeeyeen inay geysteen bililiqo ka
dhan ah keydka Islaamka, waxayna taasi
keentay inay ku dillaan gudaha Magaaladda
Baydhabo.
Wararkii ugu dambeeyay ee Magaaladda
Baydhabo ayaa waxay sheegayaan in
Saraakiisha Shabaab iyo dagaal-yahanadooduba
ay isaga wada baxeyn Magaaladda Baydhabo,
marka laga reebo kuwo fara ku tiris ah oo ku
haray magaaladda.
Waxaa jira rag ka tirsan Xarakada Al Shabaab oo
shacabka soo dhex gallay iyo qaar ka tirsan
shacabka oo taageersan Al Shabaab, kuwaa oo
ka shaqeyn doona hawlaha basaasnimada leh,
iyagoo markaasi u basaasi doona Al Shabaab.
Ugu dambeen shacabka ku dhaqan Magaaladda
Baydhabo ayaa waxay qabaan dareen
cabsiyadeed, isla-markaana lama oga waxa ay
kala kulmi doonaan Ciidamadda Dowladaha
Somaliya iyo Itoobiya oo si weyn ugu soo
dhawaaday Magaaladda Baydhabo.
La-soco wixii ku soo kordha.

Wara HutuKing,
Shirib's people are not anarchists like You're people at least. They're hardworkers who will contribute to Somalia, not Mooryaans.

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 13 Replies
- 226 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 12 Replies
- 1107 Views
-
Last post by Executive
-
- 0 Replies
- 452 Views
-
Last post by Zizzz
-
- 2 Replies
- 580 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 2 Replies
- 630 Views
-
Last post by gurey25
-
- 6 Replies
- 59 Views
-
Last post by X.Playa
-
- 27 Replies
- 5670 Views
-
Last post by ina aadan
-
- 17 Replies
- 997 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 14 Replies
- 133 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 0 Replies
- 198 Views
-
Last post by Kramer