^Idiot, Ducaale Fagaase was from the superior Reer Hagar and they were not of the Dervishes. However, unlike the Eydoors, they were not with the Frenchi Ingiriis. This was the poem of Ducaale Fagaase:
Sayidkuba ka fiig geelayaga inuu faduushaaye
Fagaase iyo summaddaa nafluhu kaga fogaadaaye
Waa fiil nin lihi foofsadoon feleg ka yaabayne
Hadba mesha loo filo dal buu farow ka laacaaye
Farowga iyo baruurtiisu way kaa fajicisaaye
Faalaha iyo dhalankuu yahaa gobi ku faydaaye
Fiidkiyo aroortuu durduro ganafka fiiqaaye
Ma facaysta laangaabka iyo tuugga fiirsada e
Nimaan fuulin guutada hadhkii faal ka bixi waaye
Faataxa wadaad iyo burduhu fanax ma beerane
Faras xoog leh baa lagu dhaqay iyo geesi fool adage
Unlike beesha Eydoor oo geeraarkani loo tiriyey:
Iidoorka baydhee Balankii Illaah furay
Inuu baara weynoow Cawar beydka ugu galay -- (Cawar waa gaalkii Ingriiska ahi ee Beesha Eydoor ay gurigiisa ku noolaayeen)
Kuligood Berberiguba baho gaalo weeyaan
Boqoradaw gudoonshana bas
galoofo weeyaan