Now thats what I'm talking,its 2 months old and it already made major strides and its the first mamul to secure the statehood post the Garowe conference.Khaatumo wey duushay
Madaxweynaha Somalia Shiikh Shariif Shiikh Axmed Oo khudbad ka jeediyey magaalada Bristol ee cariga Ingiriiska..
ayaa markii ugu horeysay shaaca ka qaaday in maamulka Khaatumo kasoo baxay shuruudihii looga baahnaa ee ahaa in laba maamul iyo kabadan markay isu tagaan noqon karan maamul goboleed.
Madaxweyanaha ayaa halkaa lagu weydiiyey su'aal aaddan maamulka KHAATUMO iyo weliba sida lagu wado in uu u dhoco wada hadalka lala geli doono maamulka Hargeysa si la isugu keeno ummadda Soomaaliyeed. Madaxweyne Shariif wuxuu goobtaas ka caddeeyey inuu KHAATUMO STATE OF SOMALIA buuxiyey shuruudihii looga baahnaa maamul goboleedka sida ku cad cadiga qaranka ee kumeel gaadhka ah, dawladda federaalkana way ka tirsanyihiin.
Jawaabtan ayaa markii uu madaxweynuhu ka dhawaajiyey ay mar qudha dadkii xafladda kasoo qayb galay oo Soomaali oo dhan ka koobnaa sacab iyo sawaxan isla kaceen, iyagoo muujinaya doorka uu maamulka KHAATUMO ku leeyahay midnimada umadda Soomaaliyeed.
Vol,its more than a seat in talks bro.It means Khaatumo securing its piece of the national pie especially when it comes to the major aid packages that are in the pipeline.couple of them have already been secured in the Moqdisho visit of president Bindhe,cant unveil em cuz it might give some people a heart attack.It will come out in a due time though