Madaxweynaha Dowlada Puntland iyo waftigiisii oo dib ugu laa

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
CismanMaxamud1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1824
Joined: Sun Jan 02, 2011 11:16 am
Location: SSDF/Kulmis

Madaxweynaha Dowlada Puntland iyo waftigiisii oo dib ugu laa

Post by CismanMaxamud1 »

Madaxweynaha Dowlada Puntland mudane Cabdiraxmaan Faroole iyo Wafti uu hogaaminaayey ayaa maanta dib ugu laabta Puntland isaga oo sii maridoona wadamada Eimaraadka iyo jabuuti.

Madaxweynaha waftigii lasocday waxaa ka mid ahaa Wasiirka arimaha Gudaha Gen.Ilkajiir wasiirka Xiriirka Caalimaga Dr.Cabdiqaadir wasiirka Warfaafinta iyo Gudoomiyaha gudiga Doorashada Mudane Maxamed hassan .

Madaxweynaha iyo waftigiisa oo marti qaad u joogay magaalada London ka qayb galka shirkii 23 Feb shirkaas oo ay ku tilmaameen dhamaan madaxdii ka qayb gashay guul .

Intii ay ku sugnaayeen Madxda Dowlada Puntland waxa ay shirar la qaateen shirkado ka howl gala Dalkan Uk iyo waxay shirkii ugu taariikhda badnaa la qaateen Jaaliya Uk shirkaas oo ay ka soo Qayb galeen raysulwasaaraha Soomaaliya .Madaxweynaha Dowlada Puntland . Uqayb sanaha xoghayaha qaramada Midoobay ambasadoor Mahiga iyo Xildhibaan juurile.
http://puntlandnews24.com/madaxweynaha- ... -puntland/
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Madaxweynaha Dowlada Puntland iyo waftigiisii oo dib ugu

Post by FBISOMALIA »

wlc back MR.president
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”