Gaari nooca somalidu utaqaan waaraadka oo kasoo kictimay Magaalada Gaalkacayo ayaa goor dhaweyd lagu qabtay tuulada Dan oo katirsan degmada Boocame, gaarikan ayaa sida lasheegay hub aad ufarabadan u waday Jabhada SNM , hubkaas oo laga soo iibshay koonfurta Somalia.
Ciidamada Maamulka Khaatumo State ayaa ku guulaystay in ay gacanta kusoo dhigaan gaarikii iyo hubkiiba waxaana hada lagu hayaa gaarikaas saldhiga booliska degmada Boocame goor dhay ayaa lagu wada in loo dhaadhiciyo saldhiga wayn ee ciidamada khaatumo state ku leeyihiin Magaalada Tukaraq
wixii war ah ee kasoo gordha wararkaas kala soco Warbaahinta Boocame Online
Khaatumo army confiscates truck load of arms
Moderators: Moderators, Junior Moderators
-
samadoon-waaxid
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4228
- Joined: Tue Feb 10, 2009 9:48 pm
- Location: telling Siilaanyo's daughter ictiraaf bed time stories
Khaatumo army confiscates truck load of arms
destined to the somalidiids,well done boys
-
SOM1960
- SomaliNetizen

- Posts: 335
- Joined: Fri Feb 24, 2012 7:20 am
- Location: President Sheikh Sharif 2012
Re: Khaatumo army confiscates truck load of arms
They are running out of bullets
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Khaatumo army confiscates truck load of arms
It doesn't make sense since when does Somaliland buy arms from Somalia these wapeons do not belong to Somaliland probably one of you're own bought it
Somaliland buys its weapons from Ukraine Eritrea Nigeria Israel And even some times from Djibouti but never from Somalia.
Somaliland buys its weapons from Ukraine Eritrea Nigeria Israel And even some times from Djibouti but never from Somalia.
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: Khaatumo army confiscates truck load of arms
alshabab amiir sent it to his state and thats not something to surprise about sxbThe_Emperior5 wrote:It doesn't make sense since when does Somaliland buy arms from Somalia these wapeons do not belong to Somaliland probably one of you're own bought it
Somaliland buys its weapons from Ukraine Eritrea Nigeria Israel And even some times from Djibouti but never from Somalia.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 20 Replies
- 3878 Views
-
Last post by AyubD
-
- 22 Replies
- 1803 Views
-
Last post by BigBreak
-
- 1 Replies
- 1978 Views
-
Last post by Rambie
-
- 81 Replies
- 6814 Views
-
Last post by AwRastaale
-
- 4 Replies
- 1553 Views
-
Last post by vinshor
-
- 0 Replies
- 1084 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 0 Replies
- 1115 Views
-
Last post by Daanyeer
-
- 0 Replies
- 2386 Views
-
Last post by Titanium
-
- 0 Replies
- 300 Views
-
Last post by AMAT-ALLAH
-
- 4 Replies
- 626 Views
-
Last post by Qumanyoo