Somajeeste idinka berigi hore Somaliland noqday marki dambe majeerteeen wax ku darsaday marki dambena hadana Somaliland ku so noqday marki dambena koox kale tidhi anagu ssc baanu nahay marki dambe na koox kale tidhi anagu khaatumo baanu nahay

Intaaso oo dhan 21 sanadood markad from boocame 1 ila boocame2 ila boocame 3 ila buurowadal 1 khaatumo 2 khaatumo 2 xiliga dheer 21 sanood Somaliland way jirtay waligeedna way jiraysa ha u baqan taas somajeestow laakin adigu wax noqo meel istaag dantada ka fiirso meeshad dantada u aragtiid wax la samayso ama walanweynta iyo wara waroodka ku darso oo baro sida cambuulada loo cuno iyo cuntu bantuga ama Majeerteenki aad awal ba aad tolka ahaydeen eeh aad kala afka ahaydeen wax ku darsada ama dee kaligin ba iska fadhista buhoodle iyo taleex oo sayidki u duceyaa oo qalcadi ku dul wareega oo waxad qaadan darawiishti baanu nahay dooxatada meydhan

oo waxad tidhahadan dooni meyno Somaliland dooni meyno dirta woqoyi dooni meyno iidoor wagaashe dooni meyno Somalidiidka dooni meyno

Ama dee waxad iskaga biirtan Ethiopianka ama dee iskaba jooga oo qabilku marba dee wuu si socda jamac siyaad state adna samayso qolada ugaadhyahan na Ugaadhyahan state ileen qabilku ma joogsade eeh hadhow hadaad dhulbahante state samaysid ma indho buuxin kartiid, Waxanoo oodhan idinkay idin taal anaga noo ma taala anaga Somaliland ba naga go'aan, laakin idinka tina idinka go'aan. Anagu ha no baqan mar anu lacag bixino mar anu oday dhulbahante oo cumamadan anu telefoon u dirno mar anu shir u qabano marba si marba mid banu ku dayeyna waxba anaga xumaan mayso.Markanu doonanana ciidanka qarankanu dhaqaajina isla habeenkina nabad baanu ku baaqna

Somajeestow saaxibkaygow anagu kheyr baanu idin la dooneyna balse idinku maxaad dooneysiin anagu idinku wareernay eh

, khaatumo ha noolaato iyo nimanka dhullbahante ka dhigay dad ku jira mamuul kaliya horta mamauulki majeerteeniya waad ka so dhamaateen hada kooxda la so ururiye iyo kooxdi Somaliland ba isku so hadhay ciyaarina awoow wa galin danbe take care
