Wasiirka Maaliyadda iyo lacagta ee dawladda KMG ee Somalia oo safar ku soo gaaray Magaalada Nairobi ee xarunta dalka kenya ayaa ka war bixiyay safarkiisa xilli uu shir jaraa’id qabtay waxaana uu sheegay in ay kulamo la qaateen madx ka kala socota beesha caalmka.
wasiirka ayaa sheegay in mas’uuliyiinta ay la kulmeen ay kala waada hadleen Arrimo badan oo ku saabsan horumarka dhaqaale ee dalka iyo sidii loo bixin lahaa lacagihii horey loogu ballan qaaday dawladda KMG ee Somalia.
markii uu soo dha,aaaday Shirka Jaraa’id ayaa wasiirka waxaa sikooban su’aalo u waydiiyay wariye Max’ed Cibaar Diiriye oo katirsan Shabakadda wararka ee Sooyaal News Network Media waxaana uu waydiiyay halka ay marayso dhisidda garoonka diyaaradaha ee degmada caabud-waaq iyo horumarka gobollada.
wasiirka oo Arimahaasi ka ghadlaya Dhagayso.

