BREAKING NEWS Nur Matan Biriq AUN died
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
BREAKING NEWS Nur Matan Biriq AUN died
Nairobi ee Xaruunta Wadanka Kenya, kadib markii uu soo wajahay xanuuno, iyadoo muddooyinkii ugu dambeysay uu hawlo caafimaadeed u joogay dalkaasi Kenya.
Xildhibaan Nuur Mataan ayaa waxaa la-sheegay in maal-mihii ugu dambeysay ee noloshiisa uu aad u soo fiicnaanaayay, balse waxaa la-sheegay in lagu soo booday Axadii, uuna Isniintii sidaasi ugu geeriyooday Magaaladda Nairobi.
Xildhibaan Nuur Mataan ayaa wuxuu qeyb ka ahaa Xildhibaanada Baarlamaanka Kmg ah ee Soomaaliya, kuwooda ugu afka dheer, iyadoo dhinaca kalana Xildhibaanka uu Deegaan ahaan ka soo jeeday Degmada Balad Xaawo ee Gobolka Gedo.
Sidoo kale Nuur Mataan Cabdi ayaa wuxuu ka mid ahaa Xildhibaanada Baarlamaanka ee Gobolka Gedo ka soo jeeda, ee calanka u sida qorshaha Xarakada Al Shabaab looga saaraayo qeybaha ay kaga sugan tahay Gobolka Gedo.
Xildhibaanada Baarlamaanka Kmg ah ee Soomaaliya ayaa waxay siyaabooyin kala duwan ay tacsi ugu direyn qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Allaha u naxariistee Xildhibaan Nuur Mataan Cabdi.

- CismanMaxamud1
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1824
- Joined: Sun Jan 02, 2011 11:16 am
- Location: SSDF/Kulmis
- XimanJaale
- SomaliNet Super
- Posts: 12578
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Re: BREAKING NEWS Nur Matan Biriq AUN died
Ilaahi haa uu naxriisto, he was a great man 

- FarhanYare
- SomaliNet Super
- Posts: 19029
- Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
- Location: Location:Location
- kismayogedojubaland
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1115
- Joined: Sun Jul 25, 2010 12:20 pm
- Location: Ceelcade, Gedo, Jubbaland State of Somalia
Re: BREAKING NEWS Nur Matan Biriq AUN died
AUN. Big loss for Beesha.
- abgaalKING
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2910
- Joined: Thu Jun 12, 2008 6:43 pm
- Location: Somalo-Amisom Friendship Forum.
- afisoone
- SomaliNet Super
- Posts: 5509
- Joined: Wed Jul 22, 2009 9:46 pm
- Location: We all want to become president even though Amisom controls Mogadishu
Re: BREAKING NEWS Nur Matan Biriq AUN died
War ninku dheeraayaaa. Yaa!Advo wrote:

Last edited by afisoone on Wed Mar 07, 2012 9:17 am, edited 1 time in total.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 21 Replies
- 9823 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 27 Replies
- 2827 Views
-
Last post by El Loco
-
- 1 Replies
- 763 Views
-
Last post by MenaceToSociety
-
- 0 Replies
- 606 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 134 Replies
- 14084 Views
-
Last post by Aseelah-Raaida
-
- 11 Replies
- 1116 Views
-
Last post by galia
-
- 46 Replies
- 4511 Views
-
Last post by TheblueNwhite
-
- 11 Replies
- 250 Views
-
Last post by DR-YALAXOOW
-
- 4 Replies
- 857 Views
-
Last post by Archerr