Explosion at Villa Somalia

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Explosion at Villa Somalia

Post by AbdiWahab252 »

http://shabelle.net/article.php?id=16188

Qarax qasaaro gaystay oo ka dhacay Madaxtooyada Villa Somaliya

Muqdisho: (Sh. M. Network)- Qarax qasaaro gaystay ayaa iminka ka dhacay iridka hore ee Madaxtooyada Villa Soomaaliya halkaasi oo Xarun u ah dowladda KMG Soomaaliya.



Qaraxa ayaa warar kala duwan kasoo baxayaan, waxaana la sheegay in qaraxa loo adeegsaday gaari halka wararka kalena ay sheegayaan in qarax uu ahaa qof isa soo miidaamiyay oo isku qarxiyay maqaaxi ku taala Iridka hore ee Madaxtooyada Villa Soomaaliya.



Inta la xaqiijiyay 3-qof ayaa ku geeriyootay 4-kalena way ku dhaawcmeen kuwaasi oo ahaa Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya, iyadoo halkaasi ay ku xoomeen Ciidamo badan oo ka tirsan dowladda KMG ah.



Qasaaraha ayaa la sheegay in uu ka badanyahy tiradaasi, hase ahaatee xaaladda ayaa wali cakiran, waxaana askar halkaasi ku sugan ay dhinacyada u ridayaan rasaas baqdin galisay dadka ku sugan halkaasi.



Kala soco Shabelle.net wixii kusoo kordha hadii Alle Inoo saamaxo.
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Explosion at Villa Somalia

Post by AbdiWahab252 »

THE FIFTH COLUMN IS ACTIVE IN THE TFG

War deg deg ah : Qarax ismiidaamin ah oo goor dhow ka dhacay afaafka hore ee Xarunta madaxtooyada Villa Somalia

Qarax aad u xoogan ayaa goor dhoweyd abaara 12:30 daqiiqo duhurnimo waxaa uu ka dhacay meel ku dhow afaafka hore ee irida laga galo xarunta madaxtooyada Vila Somalia ee magaalada Muqdisho kaasoo sababay qasaare badan oo iskugu jira dhomasho iyo dhaawac sida wararka halkaas naga soo gaaraya ay sheegayan.

Qaraxan ayaa yimid ka dib markii nin la sheegay inuu isku soo xiray walxaha qarxa uu isku qarxiyey maqaahi shaah laga cabo oo ku taala ka soo horjeedka guriga uu degan yahay gudoomiyaha Baarlamanka Somalia Shariif Xasan Shiikh Aadan oo ku yaala agagaarka Villa Somalia.

Waxaa goobtaas ka dhacay qasaare dhimasho iyo dhaawac leh kaasoo soo gaaray dad shaca ah oo halkaas ku sugnaa iyadoo ay burburtay guud ahaan maqaahidii halkaas ku tiilay, waxaana goobtaas lagu arkayaa dhiig qulqulaya iyo Hilbo goo’goo’ay oo daadsan sida weriyeyaal goobta booqday ay soo sheegayaan.

Afhayeenka ciidanka Booliska DKMG Somalia G/sare C/llaahi Xasan Bariise oo sheegay inuu ka mid ahaa dadkii ugu horeeyey ee goobta yimid qaraxa ka dib ayaa saxaafada u sheegay in qaraxaaas ay ku dhnteen 3 ruux oo uu ka mid ahaa ninkii is miidaamiyey isbitaaladana ay u direen lix ruux oo dhaawac ah, waxaana uu sheegay in dadkaas guud ahaan ay ahaayeen dad shacab ah aysana ku jirin ciidamo iyo saraakiil ka tirsan DKMG ah.

Ka sokow hadalka Bariise ayaa waxaa jira warar sheegaya in qasaaraha uu intaas ka badan yahay ayna jiraan dad kale oo halkaas wax ku noqday, waxaana goobta jooga ciidamo fara badan iyo saraakiil ka tirsan Booliska, nabad sugida iyo laamaha amaanka dowlada, kuwaasoo sheegay iney baaritaan ku wadaan qaabka uu qaraxaas u dhacay iyo qasaaraha ka dhashay.

Ninka maanta isku qarxiyey agagaarka xarunta madaxtooyada ayaa la sheegay inuu ka soo gudbay dhowr isbaaro oo ku yaala wadada loo sii maro madaxtooyada Somalia ee ka leexata agagaarka Ex-hotel SYL , kuwaasoo lagu baaro dadka iyo gaadiidka halkaas ka talaabaya waxaana dad badan ay isweydiinayaan sida uu ninkaas ku dhaafay goobahaas oo dhan kuna gaaray agagaarka albaabka laga galo madaxtooyada.

Wixii warar ah ee ka soo kordha kala soco bogan saacadaha soo socda insha alla
User avatar
BlackVelvet
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 23249
Joined: Thu Mar 11, 2010 2:54 pm
Location: On Idman's mind

Re: Explosion at Villa Somalia

Post by BlackVelvet »

:down:

AUN intii ku geeriyootey. Amiin.


What does "Iridka hore ee Madaxtooyada Villa Soomaaliya." mean? What's "iridka"?
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Explosion at Villa Somalia

Post by AbdiWahab252 »

BV,

It means gate
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Explosion at Villa Somalia

Post by Voltage »

Irid = passageway but in this case it means gate.
User avatar
greenday
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12366
Joined: Wed Jul 28, 2010 10:31 am
Location: Ruux bukaanka ku nacay, adoo bahan katagay....Ala barasho, barasho wacanaa!

Re: Explosion at Villa Somalia

Post by greenday »

No one can stop these things, ee ilahey hanaga joojiyo! ilahey cafimad hasiiyo dhawaca and AUN to the dead.
User avatar
afisoone
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5509
Joined: Wed Jul 22, 2009 9:46 pm
Location: We all want to become president even though Amisom controls Mogadishu

Re: Explosion at Villa Somalia

Post by afisoone »

You caawiyay ninka isqarxiyay. Naartuu ayuu naftiisa ku haligay. Islaamka waa rules to follow and not you ambitions.. This damn ALshabaabist will lose walaahi.. Take my word. How anyone supports the isqarxinta sxb. It is f-king animals.
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Explosion at Villa Somalia

Post by AbdiWahab252 »

afisoone wrote:You caawiyay ninka isqarxiyay. Naartuu ayuu naftiisa ku haligay. Islaamka waa rules to follow and not you ambitions.. This damn ALshabaabist will lose walaahi.. Take my word. How anyone supports the isqarxinta sxb. It is f-king animals.

Did you call your Aabe and see if he was well ?
User avatar
BlackVelvet
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 23249
Joined: Thu Mar 11, 2010 2:54 pm
Location: On Idman's mind

Re: Explosion at Villa Somalia

Post by BlackVelvet »

Thanks. I know Irid is gate but the "ka" at the end threw me off.
User avatar
D-Runner
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1293
Joined: Mon Nov 02, 2009 12:09 am
Location: What plan? Let's just meet up for a cup of tea and come up with our own state too.
Contact:

Re: Explosion at Villa Somalia

Post by D-Runner »

f-king hell the Abgal president pilgrimage to the little midget in Addis Ababa couldn't have come at a worse time. Much needed headache gone to waste. The Aala Sheekh, the Al Shabab in disguise must suck at timing.
Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: Explosion at Villa Somalia

Post by Advo »

How about ban any and all cars from the villa Somalia vicinity, except few designated ones. Have people park miles away and let them be escorted in by few trust individuals.
User avatar
greenday
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12366
Joined: Wed Jul 28, 2010 10:31 am
Location: Ruux bukaanka ku nacay, adoo bahan katagay....Ala barasho, barasho wacanaa!

Re: Explosion at Villa Somalia

Post by greenday »

D-Runner wrote:f-king hell the Abgal president pilgrimage to the little midget in Addis Ababa couldn't have come at a worse time. Much needed headache gone to waste. The Aala Sheekh, the Al Shabab in disguise must suck at timing.

You wanted him dead?


Advo, i think people live in the area you cant tell them to leave their cars in a place like Xamar.
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Explosion at Villa Somalia

Post by AbdiWahab252 »

Advo,

The suicide bombers walked in dressed in military uniforms. Things are getting thick in Xamar
Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: Explosion at Villa Somalia

Post by Advo »

Well those people have to understand what is at stake at this hour of uncertainty, we cannot have the president and other prominent members of the government assassinated because neighbors of Villa Somalia feel too lazy to park at a specific spot. In the near future it will change but for the time being nyggas gotta compromise.

Abdiwahab, well that can also be dealt with accordingly....you gotta have certain soldiers that cannot pass a certain area and few that can. The well trained trusted ones will be closer to V.S and will only deal with officials, while the outer soldiers will deal with cars and the third stage will deal with the general public. They also have to heavily invest in bomb sniffing dogs. I think TFG needs to hire me for security :mrgreen:
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Explosion at Villa Somalia

Post by AbdiWahab252 »

Advo,

Dogs and Skinnies :lol: :lol: :lol: Plus the Prez would lose 'wadaad' credentials if there were dogs roaming villa Somalia like they patrol the airport. I had to walk 1.5km to the airport and hired a gang of porters to carry my equipment, bribed 4 TFG police all just to get to the gate.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”