Dagaal Culus Oo Duleedka Gaashaamo Ku Dhex Maray Liyuu Booliska Itoobiya Iyo al shabab (al qaeda) , Dhaawacyo al shabab Hargeysa La Keenay Iyo San-saan Colaadeed Oo Taagan
Hargeysa Mar 17,2012 – Dagaal dhimasho iyo dhaawac tiro badan sababay ayaa ka dhacay deegaanka Gaashaamo ee gudaha kililka shanaad ee Itoobiya, kaasi oo u dhaxeeyay ciidamada Liyuu booliska iyo al shabab.
Dagaalkan oo shalay ka dhacay deegaano ku dhow Gaashaamo ayaa la sheegay inay ku dhinteen tiro dad ah, kuwaasi oo isugu jira al shabab iyo ciidamada booliska ee dawlada ismaamulka Soomalida Itoobiya isla-markaana waxa jira dhaawacyo badan.
Dagaalkan niiman al shabab ku dhaawacmeen qaarkood la soo gaadhsiiyay cisbitaalka guud ee Magaaladda Hargeysa, si looga daaweeyo dhaawacyada dagaalkaasi ka soo gaadhay.
Dadkan dhaawacyadu ka soo gaadheen dagaalkan ee la keenay cisbitaalka guud ee Hargeysa oo tiradoodu tahay laba nin, ayaa hadda lagu daaweynaynaa cisbitaalka guud ee Hargeysa.
Wariye ka tirsan Ramaas oo dhaawacyadaasi booqday ayaa sheegay in xaaladoodu tahay mid culus.
Dhanka kale, deegaanka Gaashaamo ayaa laga soo sheegayaa in xaaladiisu kacsan tahay isla-markaana uu ka jiro hub urursi baahsan, waxaana laga cabsi qabbaa in mar labaad dagaal halkaasi ka qarxo.
Terrorist Al Shabab fighting Ethiopia in Gashamo
Moderator: Moderators
-
grandpakhalif
- SomaliNet Super

- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32790
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Terrorist Al Shabab fighting Ethiopia in Gashamo
Grandpa believing TPLF nonsense never believe what they spread in addis ababa
The Gashaamo residents were fighting the Liyo police and they put them in their right places God bless the warriors in gaashaamo.
The Gashaamo residents were fighting the Liyo police and they put them in their right places God bless the warriors in gaashaamo.
- damu
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3373
- Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
- Location: PL National Socialist Party
Re: Terrorist Al Shabab fighting Ethiopia in Gashamo
the terrorists are back to their tribal homeland...well done liyo police 
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32790
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Terrorist Al Shabab fighting Ethiopia in Gashamo
There is no mentioning of terrorist even the Ethiopian authorities in addis ababa did not mention shabaab in Ethiopia this is just Somalis trying to screw eachother beryahan danbe hadaad rabtiid inad qof xumeysiid shabaab ama aragagxiso uun ba lugu sheega but either way sheekaadani hada iska so gaba gobowdey liyo boolis wa carareen ileey jijiga joogana wuxu xidhi waan aqbalay in dadki la qabtay la sii dayoo.
Re: Terrorist Al Shabab fighting Ethiopia in Gashamo
Ilaahey ha kala qabto.
- Thuganomics
- Posts: 14075
- Joined: Wed Sep 08, 2010 12:56 pm
- Location: Arguments gain nothing but resentment, Disscussion however creates learning
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 21 Replies
- 4253 Views
-
Last post by Saraxnow
-
- 43 Replies
- 9840 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 6 Replies
- 50 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 8 Replies
- 903 Views
-
Last post by Basra-
-
- 40 Replies
- 2955 Views
-
Last post by Voltage
-
- 0 Replies
- 471 Views
-
Last post by JamalAddow
-
- 5 Replies
- 1162 Views
-
Last post by Turbulence
-
- 9 Replies
- 995 Views
-
Last post by abdisamad3
-
- 15 Replies
- 2258 Views
-
Last post by zaahidun
-
- 5 Replies
- 5985 Views
-
Last post by XimanJaale
