turkey will open soon Consulate office in garowe

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

turkey will open soon Consulate office in garowe

Post by FBISOMALIA »

Image

Garoowe [RBC Radio] Dawladda Turkiga ayaa shaaca ka qaaday in gudaha Puntland dhawaan ka furanayso Xafiis ka shaqeyn doona dhanka Horumarinta kaas oo ay ka faa’iadysan doonaan Shacabka Soomaaliyeed.

Safiirka Dawladda Turkiga ee u fadhiya dalka Soomaaliya Ambassador Cemalettin Kani Torun oo maanta markii ugu horeysay yimid Puntland gaar ahaana magaalada Garoowe ayaa ku dhawaaqay xili uu Saxaafadda kula hadlaayey aqalka Madaxtooyada Puntland in ay Xafiis ka furanayaan Puntland kaas oo ka shaqeyn doona hawlaha dhinaca horumarinta.

Ambassador Cemalettin Kani Torun ayaa sheegay in Xafiiska ay ka furan doonaan magaalada Garoowe ee caasimada Puntland iyadoona ay ka hawlgeli doonaan dhamaanba hay’adaha Turkiga kuwaas oo caawin doona Iskuulada,Isbitaalada,mashruucyo biyo gelin ah ee kuyaala deegaanada Puntland oo idil.

Waxa uu xusay in aysan hay’adaha caalamiga ah soo marsiin doonin kaalmada ay ugu talagaleen Puntland ama wakiil ka dhigan doonin taas badalkeedana ay hawsha horumarinta iyagu qaban doonaan.

Maanta waxaan Jeclaan lahaa in aan ku dhawaaqo in Dowladda Turkiga Xafiis horumarineed ka furan doonto magaalada Garoowe,Xafiiskaan waxaa ka shaqeyn doona dhamaan Hay’adaha oo caawin doona Isbitaalada,Iskuulada iyo Biyaha.Si toos ayaan halkan uga shaqeyn doonaan si toos ah ayaan caawimaad usoo gudbin doona,Hay’ad caalami ah masoo marsiin doono kaalmadeena…

Madaxweynaha Puntland Cabdirixmaan Faroole iyo Ambassador Cemalettin Kani Torun ayaa kulan ay ku yeesheen Garoowe waxa ay kawada hadleen arrimaha dhanka horumarinta sida Siyaasada iyo mashaariic horumarineed oo Turkigu laga filayo in uu ka sameeyo deegaanada Puntland.

RBC Radio
Xafiiska Wararka Boosaaso
User avatar
nomadicwarlord
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5946
Joined: Wed Aug 27, 2008 1:56 am
Location: Ayaan Hirsi's guest room

Re: turkey will open soon Consulate office in garowe

Post by nomadicwarlord »

Ankara caadi maahan. :up:
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: turkey will open soon Consulate office in garowe

Post by FBISOMALIA »

nomadicwarlord wrote:Ankara caadi maahan. :up:
everyone wants PL oil sxb 8-)
User avatar
Cinque Mtume
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4005
Joined: Fri Mar 06, 2009 5:36 pm
Location: Tres Puntos

Re: turkey will open soon Consulate office in garowe

Post by Cinque Mtume »

nomadicwarlord wrote:Ankara caadi maahan. :up:
Doner and Kebab in Puntland soon inshallah. We don't want Turkish Airlines, laakin cuntadooda waan rabnaa, si deg deg weliba. :up:
User avatar
nomadicwarlord
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5946
Joined: Wed Aug 27, 2008 1:56 am
Location: Ayaan Hirsi's guest room

Re: turkey will open soon Consulate office in garowe

Post by nomadicwarlord »

FBISOMALIA wrote:
nomadicwarlord wrote:Ankara caadi maahan. :up:
everyone wants PL oil sxb 8-)
:lol: They all should be seated accordingly and be served the black gold, I mean black coffee :up:

Cinque - Go ahead and sanction a chain of Doner Kebab Shops in the region :lol:
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: turkey will open soon Consulate office in garowe

Post by FBISOMALIA »

Cinque Mtume wrote:
nomadicwarlord wrote:Ankara caadi maahan. :up:
Doner and Kebab in Puntland soon inshallah. We don't want Turkish Airlines, laakin cuntadooda waan rabnaa, si deg deg weliba. :up:
you need to eat now sxb :lol: :lol: :lol:
User avatar
abdalla11
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8228
Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one

Re: turkey will open soon Consulate office in garowe

Post by abdalla11 »

I love Lahmacun :rose:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”