Dowladda Puntland ayaa shaaca ka qaaday inay hirgelineyso warbaahin balaaran oo ku hadasha afka dowladda.
Warbaahintaas oo ka koobnaan doonta Idaacad ku baahda hirarka Short Wave iyo FM-ka iyo TV ayaa fadhigeedu uu noqon doonaa magaalada madaxda Puntland ee Garoowe.
Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Maxmed Maxamuud ayaa shaaca ka qaaday in howsha warbaahintaasi ay tahay mid socota waxa keliya ee hadda u dhimanina uu yahay in la dhiso goobtii ay ku shaqeyn lahayd.
Dr. Faroole ayaa xusay in sababta ay xiligan dowladda Puntland u garatay inay samaysato warbaahin balaaran oo afkeeda ku hadashaa ay tahay si loo kordhiyo xiriirka dowladda iyo bulshada isagoo ku tilmaamay inta badan warbaahinta maxalliga ah mid aan wanaagga sheegin xumaantana buun buunisa.
Magaala madaxda Puntland ee Garoowe waxaa horay uga jirtey Idaacad ku hadasha afka dowladda Puntland inkasta oo ay tahay mid aysan baahinteedu dhaafin qaar kamid ah degmooyinka gobolka Nugaal.
Arintan ayaana ah mid laga dheehan karo sida ay xukuumadda hadda jirta ee Puntland oo horay loogu dhaliili jirey inaysan Saxaafadda tixgelin balaaran siin ay u garowsatay qiimaha ay warbaahintu u leedahya horumarka iyo xiriirka madaxda iyo bulshada.
Horseed Media
PL goverment in the coming days will establish TV&RADIO
Moderator: Moderators
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
-
Pwani
- SomaliNetizen

- Posts: 677
- Joined: Tue Feb 22, 2011 4:11 am
- Location: Take ur somalia and shove it up in ur black ass, im puntlander first mkenya second......
- Contact:
Re: PL goverment in the coming days will establish TV&RADIO
Puntland is taking huge steps mashalah 
- maryandagan
- SomaliNetizen

- Posts: 268
- Joined: Wed Mar 09, 2011 3:44 am
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 677 Views
-
Last post by Sanbalolshe
-
- 3 Replies
- 585 Views
-
Last post by Typhoon
-
- 6 Replies
- 1252 Views
-
Last post by Turbulence
-
- 4 Replies
- 529 Views
-
Last post by Gacantogdheer
-
- 3 Replies
- 798 Views
-
Last post by 500ml
-
- 37 Replies
- 3808 Views
-
Last post by Hyperactive
-
- 0 Replies
- 472 Views
-
Last post by Wiil_Soomaali
-
- 5 Replies
- 920 Views
-
Last post by DaahirMursal
-
- 7 Replies
- 1306 Views
-
Last post by abdisamad3