http://horseedmedia.net/2012/04/09/turk ... -puntland/Turkiga Oo Machad Weyn Oo Farsamada Gacanta Lagu Barto Ka Hirgelinaya Puntland
Updated:- 9 hours ago| 5 Commnets
Machad caalami ah oo lagu baranayo Xirfadaha kala duwan ee gacanta laga qabto ayaa bilaha soo socda la filayaa in laga hirgeliyo deegaanada Puntland.
Machadkaas oo noqon doona kii ugu horeeyey ee noociisa ah ee laga furo Puntland ayaa waxaa dhisaysa dowladda Turkiga.
Sidoo kale qalabka uu ku shaqeyn doono machadkaasi iyo bareyaasha wax ka dhigaya waxaa iyagana ku deeqeysa dowladda Turkiga.
Warkan ayaa ah mid in badan oo aqoonyahanka iyo bahda waxbarashada ee Puntland kamid ahi ay si aad ah usoo dhoweeyeen.
Wuxuuna soo baxay kadib markii dhowaan uu magaalada Garoowe soo gaarey Safiirka Turkiga u jooga Soomaaliya Dr. Kani Torun.
Mashaariic horumarineed oo dhowr ah oo Turkigu uu balan qaaday inuu Puntland ka fulin doono ayuuna dhismaha Machadkaasi qayb ka yahay.
Puntland oo xiligan ku jirta goobaha Soomaaliya ugu horumarsan dhinaca farsamada gacanta iyo xirfadaha ayaa baahi weyn u qabtay inay hesho Macaahid farsamo oo kan oo kale ah.
Waxaana xusid mudan in todobaadyo kahor qaar kamid ah ardayda wax ka barta dugsiyada farsamada gacanta ee Puntland ay soo saareen gaari soo jiitey indha in badan oo kamid ah bulshada caalamka.
Halkan Ka Daawo Gaarigii La Yaabka Lahaa ee Gaalkacayo Lagu Sameeyey
http://horseedmedia.net/2012/02/05/gaar ... yey-daawo/
Arintan ayaa kusoo beegmeysa xilli dhowr beri kahor madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud uu ku booriyey ardayda inay xoogga saaraan barashada xirfadaha si ay ugu shaqeystaan dalkana horumar ugu horseedaan.
Horseed Media
TURKEY TO BUILD INTERNATIONAL TECHNICAL INSTITUTE IN PL
Moderator: Moderators
TURKEY TO BUILD INTERNATIONAL TECHNICAL INSTITUTE IN PL
- CismanMaxamud1
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1824
- Joined: Sun Jan 02, 2011 11:16 am
- Location: SSDF/Kulmis
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 969 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 3 Replies
- 1194 Views
-
Last post by Smile-LiKe-SuN-RiSE
-
- 4 Replies
- 420 Views
-
Last post by PrinceNugaalHawd
-
- 2 Replies
- 650 Views
-
Last post by Meseret
-
- 16 Replies
- 1850 Views
-
Last post by gurey25
-
- 0 Replies
- 740 Views
-
Last post by Tanker
-
- 17 Replies
- 3275 Views
-
Last post by Strategic
-
- 18 Replies
- 1869 Views
-
Last post by GalliumerianSlayer
-
- 8 Replies
- 1092 Views
-
Last post by Titanium
-
- 14 Replies
- 1703 Views
-
Last post by HooBariiska