sayid mohamed abdille hassan thread
- metamorphosis
- SomaliNet Super
- Posts: 6039
- Joined: Mon Sep 26, 2011 2:05 am
- Location: Cali iyo haaruun, miyaa gabal isaaq ciilay? Reer Cali miyaa wada cuskaday, curadadii reerka?
sayid mohamed abdille hassan thread
Before i get started i would like to make one request to the mods; if for any reason this thread becomes controversial and people begin to sway it away from its original intention, please deal with them and do not delete, move or lock this thread. the agenda In which i surmise so hard to bring is the poetry of the great leader and freedom fighter, sayid mohamed abdille hassan. Many of you have heard of him, well its time to read for yourself what you have heard of him. Many people, both old and young believe this great leader, this fallen hero of ours was a mass murderer. They often times forget or intentionally ignore to mention of all the attrocities committed against him and his daraawiish men. to make a long story short, i will bring you his poetry. Inshallah, i will make sure to post one everday. If you are a student of literature, whether In english or Somali and you are able to read Somali, then immerse your soul and body and pay this thread a closer attention because it is worth it. I intend to make this thread continous inshallah. With that said let us take a look at the first gabay.
This particular gabay is called ”walhad” which was the name of a horse he loved. It happens In the form of whats called ”hal abuur” because there is no repitition of a single word. Correct me if i am wrong.
Col haddii la wacaayo Lugi waa wantacoowe Walhadow guradiisa Walluu ii goglayaaye Ma naagtay wacanbaa?
Sibraar caanaha weeto Wabax looga dhergaayo Koorihii weshirraa iyo Wareersiyo muquuskiyo Maqaanii widhwidhaayiyo Sitaacuu walcinaayiyo Wiyilkii shaqlanaa iyo Waa feerow nadigii iyo Warmahaygakan dheer iyo Waaxidkaygan hadlaaya Intaasuu wadwadaayoo Waraarkuu ku sitaayoo Arba waalan sidiisa Wagwag buu u socdaayoo Wahsi loogama yaabee Wal-cafaari miyaa?
Haddii waaga la fuulo Wanahaarka boqoole Wahdi weeye qabowe Walwaal laydha miyaa?
Haddaan guuro waddiidno Walliilkii dhaxantii iyo Wahabkuu celiyaaye Ma dhar lagu wadhaa?
Wiido meeley ka fooftay Haddii weerar la tooxo Wegenbuu ka baxaaye Ma wajaaf la ridaa?
Wax hadduu qabsanaayo Jeenyuhuu wadhwadhaaye Wax ku haabadka qoobka Ma aar soo wahwahlaa?
Meel walaabiyo qaad iyo Rasaas laysku wirfaayuu Ka waldhaban hayaaye Ma wakiila Allaa?
Haddaan weecsho rogaalka Wiliftuu rogmanaayo Wadhfiskuu anbanaayo Ma wirriile didaa?
Nin weyn buu waddaraayoo Geesibuu waf jaraayoo Waallee yuu dhacsadaaye Wed miyaa kululaa?
Geela weeta irmaan iyo Weristii rimanaydiyo Wadaal buu eryadaaye Wabar xoogle miyaa?
Meel waaceen laga waayoo Dadkii gaajo la wiiqmuu Webxiyaaa dhergiyaaye Ma wajiina da’aa?
Afartii warhayaad iyo Waqiil laysku gargaariyo Waxtarbaan ku qabaaye Weli kheyr leh miyaa?
Walax duunyo ka roonoo Waalid layga abuuriyo Walaal baan ka dhigtaaye Ma wasiir gacalbaa?
Waayadaan arki waayoo Walbahaarka adduun iyo Welwel baan u dhintaaye Wadnahayga miyaa?
Diracahaa wacdigooda Wanan baan u qalaayoo Walanwaan u jaraaye Ma wadaad martiyaa?
Waldhacooyinka hoosiyo Waraaqiisa sudeenkiyo Wejigaan u subkaaye Ma wiilaan dhalaybaa? Weligay kama maarmoo? Wariirtii aqalkaygiyo Waageerkuu ku jiraaye Ma wasiir gacalbaa?
Afartuu ku walgaaftiyo Waqaafaha shulluhiisiyo Waaxyihiisa garaanta Ma sheekh waysa qabaa?
Walwaaleynta raqlaynta Laafyuhuu walqinaayo Is waraaari ruxiisu Ma wallays kibraybaa?
Afku waa waradh jeexanoo Biro laysku wakaabaa Walam loogu ridaayee Walaa-xawli miyaa?
Arraguu wax ku dhowro Wiriqdiisa bu’diisa Indhuhuu ka wacsiiyo Ma hillaac walaclaa?
Shinbiraha widhiftoodiyo Walax meel ka dhaqaaqday Widhwidh buu ku arkaaye Ma damuumis walaa?
Waawarayda dhawaaqa Haddii uu wax dareemo Dhagihiisa waryoonsan War dhegaysi miyaa?
Meel aan wuuw lala gaadhin Haddii wiirsi ka yeedho Waqtibuu maqlayaaye Ma taarbaa waddanaa?
Wafka uu lalminaayo Dabaduu walfinaayo Wisil baarka ku yaal Waras noocii miyaa?
Qoortu waa xusul waara Walcan weeye fankiisu Dushu waaleed bannaaniyo Welga xaadhan miyaa?
Haddaan ruugag wadhaansho Wadaaga gilgilaayo Wayruxuu cartamaayo Wiyil qooqan miyaa?
Wanqarkuu hardafaayo Watigluu u socdaaye Waylo raadis galbeed iyo Maa waayeel culusbaa?
Hadduu soo wafwafleeyo Wabwabtuu gurdamaayo Onkad waadi ka yeedhiyo Cir wanaanyi miyaa?
Haddii aan wegdihiisa Waydaar xoog leh ku dhaado Waantis buu u socdaaye Naafo waarrin miyaa?
Waddo jiidka socdaalka Dib ii weyricin maayee Waylay waaltamayaayee Wan kaalali miyaa?
Hadduu meel ku warmaayo Webiyaasha tallaabo Waxyar kaama maqnaadee Waa kaneey ma jinbaa?
Wijiwaaji qalaad iyo Waaleed Eebbe balaadhshuu Soo waraari ciyaaye Ma dabayl wahadbaa?
Hadduu weerar ku raago Walqas dhoobo madow iyo Watabiirka ma qaatee Warac caaggan miyaa?
Wiyeerkuu ka cabbaayo Waabka uu hadhsanaayo Shirku waw waddamaayee Waali duuban miyaa?
Wanaajoo iska dhaafaye Ammaantiisu wujuubiyo Watirkii ratibnaa iyo Wardigayga miyaa?

Re: sayid mohamed abdille hassan thread
Col haddii la wacaayo
Lugi waa wantacoowe
Walhadow guradiisa
Walluu ii goglayaaye
Ma naagtay wacanbaa?
Sibraar caanaha weeto
Wabax looga dhergaayo
Koorihii weshirraa iyo
Wareersiyo muquuskiyo
Maqaanii widhwidhaayiyo
Sitaacuu walcinaayiyo
Wiyilkii shaqlanaa iyo
Waa feerow nadigii iyo
Warmahaygakan dheer iyo
Waaxidkaygan hadlaaya
Intaasuu wadwadaayo
Waraarkuu ku sitaayoo
Arba waalan sidiisa
Wagwag buu u socdaayoo
Wahsi loogama yaabee
Wal-cafaari miyaa?
Haddii waaga la fuulo
Wanahaarka boqoole
Wahdi weeye qabowe
Walwaal laydha miyaa?
Haddaan guuro waddiidno
Walliilkii dhaxantii iy
Wahabkuu celiyaaye
Ma dhar lagu wadhaa?
Wiido meeley ka foofta
Haddii weerar la tooxo
Wegenbuu ka baxaaye
Ma wajaaf la ridaa?
Wax hadduu qabsanaayo
Jeenyuhuu wadhwadhaaye
Wax ku haabadka qoobka
Ma aar soo wahwahlaa?
Meel walaabiyo qaad iyo
Rasaas laysku wirfaayuu
Ka waldhaban hayaaye
Ma wakiila Allaa?
Haddaan weecsho rogaalka
Wiliftuu rogmanaayo
Wadhfiskuu anbanaayo
Ma wirriile didaa?
Nin weyn buu waddaraayoo
Geesibuu waf jaraayoo
Waallee yuu dhacsadaaye
Wed miyaa kululaa?
Geela weeta irmaan iyo
Weristii rimanayd iyo
Wadaal buu eryadaaye
Wabar xoogle miyaa?
Meel waaceen laga waayoo
Dadkii gaajo la wiiqmuu
Webxiyaaa dhergiyaaye
Ma wajiina da’aa?
Afartii warhayaad iyo
Waqiil laysku gargaariyo
Waxtarbaan ku qabaaye
Weli kheyr leh miyaa?
Walax duunyo ka roonoo
Waalid layga abuuriyo
Walaal baan ka dhigtaaye
Ma wasiir gacalbaa?
Waayadaan arki waayoo
Walbahaarka adduun iyo
Welwel baan u dhintaaye
Wadnahayga miyaa?
Diracahaa wacdigooda
Wanan baan u qalaayoo
Walanwaan u jaraaye
Ma wadaad martiyaa?
Waldhacooyinka hoosiyo
Waraaqiisa sudeenkiyo
Wejigaan u subkaaye
Ma wiilaan dhalaybaa?
Weligay kama maarmoo?
Wariirtii aqalkaygiyo
Waageerkuu ku jiraaye
Ma wasiir gacalbaa?
Afartuu ku walgaaftiyo
Waqaafaha shulluhiisiyo
Waaxyihiisa garaanta
Ma sheekh waysa qabaa?
Walwaaleynta raqlaynta
Laafyuhuu walqinaayo I
s waraaari ruxiisu
Ma wallays kibraybaa?
Afku waa waradh jeexanoo
Biro laysku wakaabaa Walam
loogu ridaayee Walaa-xawli miyaa?
Arraguu wax ku dhowro
Wiriqdiisa bu’diisa Indhuhuu
ka wacsiiyo Ma hillaac walaclaa?
Shinbiraha widhiftoodiyo
Walax meel ka dhaqaaqda
Widhwidh buu ku arkaaye
Ma damuumis walaa?
Waawarayda dhawaaqa
Haddii uu wax dareemo
Dhagihiisa waryoonsan
War dhegaysi miyaa?
Meel aan wuuw lala gaadhin
Haddii wiirsi ka yeedho
Waqtibuu maqlayaaye
Ma taarbaa waddanaa?
Wafka uu lalminaayo
Dabaduu walfinaayo
Wisil baarka ku yaal
Waras noocii miyaa?
Qoortu waa xusul waara
Walcan weeye fankiisu
Dushu waaleed bannaaniyo
Welga xaadhan miyaa?
Haddaan ruugag wadhaansho
Wadaaga gilgilaayo
Wayruxuu cartamaayo
Wiyil qooqan miyaa?
Wanqarkuu hardafaayo
Watigluu u socdaaye
Waylo raadis galbeed iyo
Maa waayeel culusbaa?
Hadduu soo wafwafleeyo
Wabwabtuu gurdamaayo
Onkad waadi ka yeedhiyo
Cir wanaanyi miyaa?
Haddii aan wegdihiisa
Waydaar xoog leh ku dhaado
Waantis buu u socdaaye
Naafo waarrin miyaa?
Waddo jiidka socdaalka
Dib ii weyricin maayee
Waylay waaltamayaayee
Wan kaalali miyaa?
Hadduu meel ku warmaayo
Webiyaasha tallaabo
Waxyar kaama maqnaadee
Waa kaneey ma jinbaa?
Wijiwaaji qalaad iyo
Waaleed Eebbe balaadhshuu
Soo waraari ciyaaye
Ma dabayl wahadbaa?
Hadduu weerar ku raago
Walqas dhoobo madow iyo
Watabiirka ma qaatee
Warac caaggan miyaa?
Wiyeerkuu ka cabbaayo
Waabka uu hadhsanaayo
Shirku waw waddamaayee
Waali duuban miyaa?
Wanaajoo iska dhaafaye
Ammaantiisu wujuubiyo
Watirkii ratibnaa iyo
Wardigayga miyaa? sorry about the first one guys. I fixed it..

A true legend indeed, May Allah grant him jannatul firdaws and May He give us another great leader to cleanse the land.

- eliteSomali
- SomaliNet Super
- Posts: 5746
- Joined: Mon Dec 12, 2011 2:29 pm
- Location: Jewnited States of America.
Re: sayid mohamed abdille hassan thread
metamorphosis wrote: Col haddii la wacaayo

-
- SomaliNet Super
- Posts: 7582
- Joined: Fri Jan 23, 2009 5:51 am
- Location: nomand, first of my names, king of the andals and the first men
Re: sayid mohamed abdille hassan thread
he was a brave manColonel wrote:A true legend indeed, May Allah grant him jannatul firdaws and May He give us another great leader to cleanse the land.

- guhad122
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4958
- Joined: Tue Mar 20, 2007 4:59 pm
- Location: Jubbaland, NFD and DDS!!!
Re: sayid mohamed abdille hassan thread
The greatest Somali leader ever in the history of Somalia! And I doubt there would be one like him!
I once asked an Ogaden sub clan Suldan as to why the Ogadens haven't had any president since Sayid Mohamed and his answer was "We don't need one because we know he aint gonna be like Sayidka". In other words, keep the name intact is what he meant

I once asked an Ogaden sub clan Suldan as to why the Ogadens haven't had any president since Sayid Mohamed and his answer was "We don't need one because we know he aint gonna be like Sayidka". In other words, keep the name intact is what he meant

- eliteSomali
- SomaliNet Super
- Posts: 5746
- Joined: Mon Dec 12, 2011 2:29 pm
- Location: Jewnited States of America.
Re: sayid mohamed abdille hassan thread
Waryaad maax khafiiftay? There has never been an ogaden president. Sayid mohamed was not a president.guhad122 wrote:The greatest Somali leader ever in the history of Somalia! And I doubt there would be one like him!
I once asked an Ogaden sub clan Suldan as to why the Ogadens haven't had any president since Sayid Mohamed and his answer was "We don't need one because we know he aint gonna be like Sayidka". In other words, keep the name intact is what he meant![]()
![]()
- guhad122
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4958
- Joined: Tue Mar 20, 2007 4:59 pm
- Location: Jubbaland, NFD and DDS!!!
Re: sayid mohamed abdille hassan thread
If Sayid Maxmed wasn't a president; who was? Abdullaahi Yusuf?
President is a leader and at that time, Siyad Maxamed was the leader for a unified Somalia that included South, North and Central. His leadership stretched from Garisa to Berbra, from Jig-Jiga to Baydhabo, from Beledwen to Jabuuti. He was the most powerful Somali president ever!!!
President is a leader and at that time, Siyad Maxamed was the leader for a unified Somalia that included South, North and Central. His leadership stretched from Garisa to Berbra, from Jig-Jiga to Baydhabo, from Beledwen to Jabuuti. He was the most powerful Somali president ever!!!
- eliteSomali
- SomaliNet Super
- Posts: 5746
- Joined: Mon Dec 12, 2011 2:29 pm
- Location: Jewnited States of America.
Re: sayid mohamed abdille hassan thread
Leader? yes. President? NO! A president is an elected official as the head of a nation.guhad122 wrote:If Sayid Maxmed wasn't a president; who was? Abdullaahi Yusuf?
President is a leader and at that time, Siyad Maxamed was the leader for a unified Somalia that included South, North and Central. His leadership stretched from Garisa to Berbra, from Jig-Jiga to Baydhabo, from Beledwen to Jabuuti. He was the most powerful Somali president ever!!!
- metamorphosis
- SomaliNet Super
- Posts: 6039
- Joined: Mon Sep 26, 2011 2:05 am
- Location: Cali iyo haaruun, miyaa gabal isaaq ciilay? Reer Cali miyaa wada cuskaday, curadadii reerka?
Re: sayid mohamed abdille hassan thread
He laid the road that everyone who took part In the creation of somalia walked on. He was one man and alshabab is group of people. How do you compare one man to a whole terrorist entity?Nomand wrote:he was a brave manColonel wrote:A true legend indeed, May Allah grant him jannatul firdaws and May He give us another great leader to cleanse the land.
however he was as even more extreem then al shabaab. he killed anyone who would not join his cause or supply him with food. whole villages where wiped out.
Re: sayid mohamed abdille hassan thread
A Great Hero who will NEVER be forgotten. 
My Grand mother who was born after him told me my Great grandmother would weep out of love for him when she hears his name.

My Grand mother who was born after him told me my Great grandmother would weep out of love for him when she hears his name.

-
- SomaliNetizen
- Posts: 428
- Joined: Fri May 23, 2008 2:34 am
- Location: Awaare
Re: sayid mohamed abdille hassan thread
ALlaha uraxmo sayid maxamed, Nin fiican buu ahaa
- metamorphosis
- SomaliNet Super
- Posts: 6039
- Joined: Mon Sep 26, 2011 2:05 am
- Location: Cali iyo haaruun, miyaa gabal isaaq ciilay? Reer Cali miyaa wada cuskaday, curadadii reerka?
Re: sayid mohamed abdille hassan thread
This one i am about to bring now is entitled ”dardaaran” it was one of his last poems. He recited it after the english bombed the daraawish, and the daraawish begun to weaken both mentally and physically but their weakness lay more with the mental part becauee they lost morale and hope. The sayd reassured them that they could still defend and eventually defeat them. He warned them and the Somali people of all the problems clonials would bring. He said the day he was gone would be the day somalia is gone also. after the daraawiish were defeated at this point, some men who used to work for the english as spies rejoiced. The sayid In this poem remind them that the english imperalist didnt care for any group of somalis and their only agenda was to colonoze the land and its people. lastly, he told them that he chose to fight the colonials out of nationilism because they were ready to give him all the wealth he wanted but he chose war with them.
dalaysan doocaan irmaan, deero labankeeda · Darmo iyo furaash la isu dhigay, daalan iyo googgo’ · Anigoo waxaan doono iyo, darajaday haysta
· Dingaraaradii nagu dhacdiyo, diiftii nala taartay · Dayuurado gaawan iyo wixii, nala dul gawriirshay · Waagii dillaacaba wixii, naga dul meeraayey
· Inkastoonu qaar daadinoo, deli ka tuuryeynay · War deexdii baddii Daalo iyo, dalalyadii xeebta · Dulkii aanu joognaba wixii, nagu duqaynaayey
· Dumbuq summuca degalkaan ka kacay, dahab wixii jiifay · Dallaadii bannaanayd wixii, dad iyo maal joogay · Dagal jabay wixii daar burburay, ama bakaar duugmay
· Duurka iyo hawdkii wixii, duunyo lagu dhaafay · Lo durdura wixii nalaga dhacay, dalawidii geela · Adhi daad masaalkii ah wixii, nalaga sii daayey
· Nin dooriyo wixii sheikh la dilay, culumadii diinka · Wixii duubcaddii ay wadhnayd, Bixin duleedkeeda · Dooxada Garoowe ah wuxuu haadku, dul u faagay
· Dirirtii Nugaaleed wixii, nalagu dooxaayey · Wixii diricyadaydii kufrigu, daabaca u qaaday · Duqow iyo dhallaan iyo waxaan, dumar na loo reebin
· Maxajabad daboollayd wuxuu, gaal dukhuulaayey · War caadhkii dahaadhnaa wuxuu, dubuq ku siinaayey [1] · Gabdhahay dillaacsheen wuxuu, dhiigu dibiq leeyey
· Dan la’aan waxay nagu faleen, darab nijaaskeedku · Dubuhii ikhwaankii ku dhacay, dacatigii gaadhay · Dariiqii Rasuulkiyo wixii, diinta laga jiitay
· Dabradii waraabe iyo furuq waxa, dadkii xaaqay · Iimey degteedii waxay, duumo nagu laysay · U duuflaalideedii waxaan, Doollo uga guuray
· Daltabyeysigii nagu dhecee, duufka na cunsiiyey · Dacluulka iyo ciilkii waxaan, dibinta ruugaayey · Dulinkii kaneecada waxaan, duudka ka cadhownay
· Dusha Go’ane waxa awgayow, nala dubaaqyeeyey · Daandaansigii nagu qabsaday, webiga diishiisa · Durqunkii Warneefkii qabsaday, dibidii noo joogtay
· Diihaal wixii uu na baday, daafi cunidiisa · Dabaley Caruusaad waxaan, deris xigaal moodnay · Durufley Amxaaraad waxay, nagu dinaahyeysay
· Dullihii shareeraa wixii, daal na caga gooyey · Iyo duni wixii nagaga lumay, dararkii Ceeldheero · Dul-ku-neefle kaan soo ag maro, duullaan ka hor geyska
· Dubbayaal wixii nagu dhacee, na lagu daaduunshay · Annagu diidi maynoo wadkaa, Daayin noo qoraye · Ninkii dunida loo deynayaa, haygu diirsado e
· In kastoo daleel nala dhigoo, docna nagu cayman · Mar haddaan cid laga daynahayn, mowdka damaqdiisa · Ragga haatan soo diganhayow, dan iyo xeeshaada
· Dacwaddaasi waa midaan niyada, samir ku diimeeyey · Waa mid damisay cadhaduu qalbigu, ila dikaamaayey · Dabuub kalena waa hadal yaroon, diirka ka caddeeyey
· War Daarood Ismaaciil ma oga, dooxa loo qodiye · Waa niman dufooboon arkayn, deyr in loo dhigiye · Waa wada damiin aan kasayn, daalinka hoosyaale
· Waa niman Illaahay dadoo, doorshay oo hodoye · Waa niman daboolmoo qalbiga, daabac kaga yaale · Dib wixii u dhici waa waxaan, dooc ka garanayne
· Doqonimo darteed waa wixii, iigu diirsadaye · Waa wixii dabaaldegay anuu, gaal isoo dilaye · Waa wixii durbaansanahayeen ii, dub nixi hayne
· Xadhkaheer u daadsane misana, ciidda lagu duugay · Oo doora weynow kufrigu, dul uga saynsaabay · Markaan dunida dhaafaa walee, lagu dabaayaaye
· Igu diima aa ama dafarid, igula doodaaba · Wuxuu gaalku daayaaba waa, dayrtan maanta ahe · Maxay igaga digan saadambuu, siin lasoo degiye
· Afartaa intaan deel ku dhigay, dow ma qabadsiiyey · War deelqaafku waa ba’anyahee, daacad ma u sheegay · Dacwad kalena Soomaali waa, hal aan dareensiiyey
· Gaalada dirayska leh anaan, daabadda u qabane · Anaa diiday dagal inaan la galo, daalin ii colehe · Dalka ma lihid anigaa ku idhi, doora weynaha e
· Anaa diiday nabadiisa aan, daacad noqonayne · Anaa diiday deeqdiisa ay, naari dabataale · Dahabkii uu waday waanigii, daadiyee qubaye
· Dagaalkiisa anigow xishoo, daalib ku ahaaye · Durdurada Fardowsaad anaa, doortay oo rabaye · Anaan labada daarood tan hore, darajo moodaynin
· Anaa diiday gaal daacufle ah, dabagalkiisiiye · Doofaarka eyga ah anaan, daarihiis galine · Sida doxorka Iidoor anaan, duud xamaal noqone
· Anigaan dariiqiyo waddada, dowga sii marine · Anigaan dillaalkiyo arliga, duubigaw xidhane · Anigaan dariiqada Alliyo, diinta cassiyine
· Daliilkii rasuulkii anaa, doonayoo helaye · Diinkayga anigaan ku gadan, dabaqii naareede · Anaan labada daarood tan hore, darajo moodayne
· Markay duusho gaaladu anaan, daabbaddu rarine · Goortay dareeraan anaan, diiradda u qabane · Dadow maqal dabuubtaan ku idhi, ama dan haw yeelan
· Dunjigiinba waataad kufriga, daba ordayseene · Waataad iigu daranteen markaan, diiday oo nacaye · War waatow digayseen markaan, duulan soo waco e
· Waataad colaadii dorraad, iigu daranteene · Markaan diirtay waataad dushiyo, doc iga boobteene · Waataad markii aan dafaray, daaha galiseene
· Waataad dushiina u rarteen, duq iyo waayeele · Waatowla daristeen sidii, duul walaalo ahe · Markaan didiyey waataad warmaha, igula duusheene
· Gortaan digniintiyo ergada, idinka deyn waayey · Waataad damiin igu qirteen, dawriyoo falane · Dikriga iyo eedaanka waataad, ka durugteene
· Waataad inuu dawlad yahay, dood ku bixiseene · Dibnihiina waataad inuu, dego ka sheegteene · Waa taad dariiqyada barteen, noo dadnaan jiraye
· Goortuu dantiisii helee, idin dubaaqeeyey · Waataad dacluuskii Berbera, ula dawaafteene · Diihaalka waataad Hindiga, daal ka barideene
· Dagaagiina waatii xeryaha, deyran loo dhigaye · Waatuu dareersaday fircoon, diracyadiiniiye · Waatuu diyaar ugu laqimay, diinta gaalada e
· Damac beena weeyaan waxaad, nagu dilayseene · Waa waxaad dariiqii sharciga, uga dullaanteene · Dawgii Rasuulkiina waad, dabamartayseene
· Nin dardaran iblayskii dafaa, dow ka raaridaye · Dallacaad jaceylbaad kurtiin, noola dirirteene · Dubaaqii waxaa idinka galay, daaro buuxsade e
· Dawo kama heshaan faranji aad, daawo dhigataane · Dabinbuu idiin qoolayaa, waydin dagayaaye · Dirhamkuu idiin qubahayaad, dib u go’aysaane
· Doodna waxaan u leeyahay dadkeer, hadalka deyn waayey · Nimanyahow damiinnimada waa, lagu dulloobaaye · Dadku wuxuu jeclaystaa waxaan, duxi ka raacayne
· Nin ragay dardaaran u tahaye, doqon waa mooge · Denbi weeye Kufriga, aad u dabcaysaane · Marka horre dabkuu idinka dhigi, dumar sidiisiiye
· Mugga xiga dushuu idinka rari, sida dameeraha e · Mugga xiga dalkuu idinku odhan, duunyo dhaafsada e · Mugga xigana daabaqadda wuu, idin dareensiine
· Dunjigeeda Soomaalibaan, deyrka ka ahaaye · Dhaaxaan Daraawiishta idhi, doonta gaalada e · Dhaaxay asgaro uu dalbaday, dabada taageene
· Dhaaxaan dabkii iyo la hadhay, duunyaduu wadaye · Dhaaxaan intaan janano dilay, soo dabaaldageye · Dhaaxaan dekado uu camiray, dumiyoo rogaye
· Ninkiisa dirirta geya maalinbay, dunidu ciishaaye · Maantaan dabaaldegga iyo, darajo eegaayey · Ragga haatan igu diimayow, duxi ha kaa raacdo

We can see the same scenario repeating again however this time the colonials are bare footed Bantus who can barely read
AUN Somalia.

AUN Somalia.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 13 Replies
- 1894 Views
-
Last post by Buhodle-Gurl
-
- 27 Replies
- 3968 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 10 Replies
- 1406 Views
-
Last post by fagash_killer
-
- 17 Replies
- 2415 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 2 Replies
- 393 Views
-
Last post by geeljireEmpire
-
- 32 Replies
- 2795 Views
-
Last post by Keyse_0208