Colonel wrote:We can see the same scenario repeating again however this time the colonials are bare footed Bantus who can barely read
AUN Somalia.
i laugh at the people who actually think ugandese and burundis apes will bring peace to somalia. What our great leader said 100years ago is so relevant today. Very sad.
This one is called "koofil". It's the one he recited after the daraawiish killed richard Corfiled. In 1913, daraawiish attacked the English also commonly known as the "camel corps" along with their somali allies and basically took all their belongings including camels, horses, war equipiments and many other things. Richard corfiled and his men along with the somali people that pledged their allegience to the english at the time came after the daraawiish. At dawn, the met at a hill called "Dulmadoobe". There, richard corfiled was killed and his men eradicated. Ismaciil mire cut the hand of richard corfield and took it with him after the sayid gave him orders to do so.
Nimankii jannow kacay war bay, jirin inshaalleeye
Jameecooyinkii iyo haddaad, jawhartii aragto
Sida Eebbahey kuu jirrabay, mari jawaabteeda
Daraawiish jikaar naga ma deyn, tan iyo jeerkii dheh
Ingiriis jabyoo waxaa ku dhacay, jac iyo baaruud dheh
Waxay noo jajuubteenna waa, jibasha diinneed dheh
Jigta weerar bay goor barqo ah, nagu jiteeyeen dheh
Anigana Jikrey ila heleen shalay, jihaadkii dheh
Jeeniga hortiisey rasaas, igaga joojeen dheh
Jiiraayaday ila dhaceen, jilic afkoodii dheh
Siday kuugu jeexeen magliga, jararacdii sheego
Billaawuhu siduu kuu jarjaray, jeerarka u muuji
Naf jaclaysigii baan ku idhi, jaallow iga daa dheh
Jaljalleecadii baa wadnaha, jeeb ka soo ruqay dheh
Jeedaaladii baa indhuhu kor, ii jillaadmeen dheh
Jimic kagama helin tuugmadaan, jeriyey ruuxii dheh
Kolkaan juuq idhaahdaba afkay, iga jifeeyeen dheh
Dhaaxaan jalleecee dhagbaan, jalaq la ii siinin dheh
Goortaan jarreeraba gafoo, nolol ka jaan qaaday
Sida janannadii hore tashigu, igu jaguugnaa dheh
Taladii jinnigu ii hor maray, jaasadeed helay dheh
Jiidaha xanuunka leh markii, la igu jeeraarshay
Jibaadka iga soo baxay dadkii, jiifka qaban waa dheh
Kolkay rubaddu jow tidhi or bay, iga ag jiibsheen dheh
After the daraawiish has defeated the english on so many different battles the english army couldnt take it so they moved to xeeb. After sometime, they sent the sayid saying they wanted to negotiate with the daraawiish. Some prominent wadaads of the time argued that it wadnt dambi to negitiate with them. The sayid was shocked and this was his reaction. . Xuseenow Allaha noo sahlee, saancaddaa timide 2. Maandhow siqiir iyo kabiir, sida la yeelaayo 3. Hadba suufiyey qaban intaan, soogsadoo kaco e
4. Surinkii aan joogaba dhulkaan, samay ku jeexaaye 5. Salaadiyo sunniyo waajibkii, waan sahwiyaaye 6. Subucii quraankiyo wardigii, seegay waayahane
7. Ma siraadna dhaayuhu haddaan, meel ka sowlaxe e 8. Ban saliid la moodiyo waddadu, surin ma dhaamaane 9. Sogsogtaan maraa sida indhuhu, nimay saruureene
10. Maandhow nin cadho suursanoo, saaqsan baan ahaye 11. Sarduubkaa i joogee qalbigu, way saddamayaaye 12. Suukaanyo ciil baan arlada, suluglemeeraaye
13. Suxullada unbaan labada low, sudhan alleylkiiye 14. Surmadaan ku kuududay tan iyo, saaca waaberiye 15. Surkii baygu jabay foorarkaan, seben u yeellaaye
19. Saqda dhexe allaylkii markii, sahalka loo jiifay 20. Saxalkiyo [2] Mariikhii [3] haddii, la igu soo suurshay 21. Sawaxa iga soo baxay miyaa, Suurkii [4] la i mooday
22. Sidii saxal nujuumeed markaan, saxaha eegaayey 23. Ma Samuuladkaan sida ayaxa, samada uugaanshay 24. Ma saxaabka duuliyo cirkaan, sare u weydaartay
58. Waa dunida Soomaalidii, laga santaagaaye 59. Waa dunida sareedada la qubi, suluxa caanoode 60. Waa dunida saaq lagu gataa, salaba guud dheere
61. Waa dunida loo suudalaa, sakhara naareede 62. Waa dunida soon laga tegiyo, sadaqo iideede 63. Waa duni safkii laga baxoo, gaal la saacidiye
64. Waa duni simaadhii jannada, suus aan ku lahayne 65. Waa dunida saab ferenji iyo, Saaxil loo kiciye 66. Waa duni la saacidi kufriga, saaxir kuu colehe
67. Waa duni aan lagu soorahayn, seera kuu timide 68. Waa duni sokeeyiyo xidid,kala sawaaleene 69. Waa duni abaal laga samroo, samo la diidaaye
70. Waa subeydaarradii, lagu salaamaaye 71. Waa duni subbeyhiyiiintu tahay, saadadoo kale e 72. Waa duni sifaalaha la fali, laga sujuudaaye
73. Waa duni ninkaaad boqol sidka ah, seeri uga yeesho 74. Waa duni inuu kuu sallimo, laga sugaaleyne 75. Waa duni sun loo shubi ninkii, kuu saddiiq noqone
79. Afartaa intaan saxay miyaan, siinka ka higaadshay 80. Surmadiisa lama seejiyee, surin ma qaadsiiyey 81. Meeshaan ku kala sooci jiray, soohdin mow mariyey
82. Nimanbaa suxuurta u kallaha, sabaq cadaadeede 83. Oo suudi kulul meerayiyo, sool abaar badane 84. Surmi iyo harraad bay ku tegi, Sibi dushiisiiye
I heard that the Sayyid made some poems about the Arsi oromos...when later in his life took refuge amongst them and even married one of them!
As a typical somali he insulted them though they gave him shelter
Mujahid u was the man....
This one is probably one of The most prominent gabays thats largely known and commonly referred amongst The somalis. Its ”xiin faniin” when it came to horses, The sayid jad thousands of them and loved them all but xiin faniin was among The ones he liked The most. there was a man named faarax islaan whose sister thr sayid married. as tradition instructed, The sayid and faarax became ”xidid” or family through The marriage. After a while, several isaaq elders tried to turn faarax against sayid but faarax kindly declined saying There is a bond between The sayid and me. After he said that, The isaaq men told him if he is a family as you claim The go ask him to give you his horse xiin faniin. faarax islaan then sent a letter to sayid requesting his xaniin faniin horse. upon hearing this, The sayid was disappointed. The sayid being The generous man he was, along with hearing that isaaq men were behind trying to instigate between him and The sayid, The sayid sent him The horse. But he didnt send it alone, he sent it with this poem. Xayow Faaraxow hadal rag waa, loo xutubiyaaye
Nin xishood leh baan ahay haddaan, lay xistiyihayne
Allaahu akbar eedaanku waa afkiyo beene
Ashahaaday gaalkuba se wa ehelu naarkiiye
Ubo weyso waan kugu arkaa agab salaadeede
Eedaana waan kaa maqlaa oogta waaberiye
Ashahaado beenloow maxaa aafo kugu aasan
Hadduu uurka ka jiro kaama orodneene
Abtiyaalladaa iyo ku nece, ururtii Reer Khayre << CALI GERI SUBCLAN
Arboow Jaamac iyo Aadaniyo, Oogle kaa tage e
Waxaan uubateeyaba tolkey, oodda soo jebiye
Axmaqyahow kuwaad ku amranayd, idinka ma ahayne
Waa uur gaslow Aadan-dhagax, odayadaadiiye Abtirsiinadaa waxay gashaa, eyda Reer Xamare
Arxan nimaan u gelihaynin, oo ina Ogaadeena
Aabowda uun bay hayaan, kii arsaa'ilaye
khalid ali wrote:I like Cali dhuuxs poem u ku jawaabay

you are not even insulting us here. You are insulting reer xamars. nacas eydoor. Remain in your sub-human, eydoor boundaries.

Why are you so angry its not like i made that poem cayda bal iska jooji
u don't understand poetry adeer no one insulted reer Xamars
Abtirsitaadu waxay gasha eyda reer xamar you are a descendant of a dog weye not descendant of reer xamar
bal cayda iska jooji uun ha cadhoon eeh cali dhuux Ogaden ma cayin wuu yara la kaftamayey and this was also gubaabo for his own clan, gabayada wala isku aflagadayn jiray wa caadi.