horeysay ka hadlay Xariga 3 Masuul oo ka soo jeeda Beesha Sade
admin | Apr 19, 2012 | 0 comments
Golaha Guurtida Beesha Sade aya marki ugu horeysay ka hadlay xaad gudub lo gaystay Masuuliyin ka soo jeeda Beesha Sade oo si xaqdaro ah lagu tuuray Xabsi ku yaala Magaalada Muqdisho.
Afhayeenka Golaha Guurtida Beesha Sade Samadoon Cabdisalan Bare Aw Maxamed oo manta la hadlayay Saxaafada aya waxaa uu Canbareyn dusha uga tuuray hab dhaqanka R/wasaare Cabdiweli gaas.
Afhayeenka aya waxaa uu shegay in R/wasaare Gaas uu sameyay xadgudub aan lo dulqadan Karin iyo midab kala soc uu kula dhaqmay Shaqalihiisi wada jogay Xafiska R/wasaaraha oo uu qaarna xiray qaarna si xoriyaad ah ay ku dhex marayaan Magalada Muqdisho.
Samadoonka aya waxaa uu shegay in Cabdiwlei Gaas uu rabo in Masuuliyada qaraxii Tiyaatarka dusha u saaro Beesha Sade taasina ma ahan waxanu aqbali doono beesha Sade na ma ahan beel loga bartay Isqarxin iyo in ay Maleegan Shirqool dad lagu qarajinaayo balse wa beel danaha ay leedahay Barqo cad fulisa oo aan geed ugu soo gaban.
Ugu danbeyn Samadoonka oo ku hadlayay Magaca Golaha Guurtida Beesha Sade ee Waqoyiga Galgaduud waxaa uu ugu baqay Cabdiweli Gaas in uu sida ugu dhaqsiyaha badan dadkaasi Xoriyadoodi dib ugu soo Celiyo rali galin buuxdana ka bixiyo Qaladki ka dhacay.
Hadalka Golaha Guurtida Beesha Sade ee Waqoyiga Galgaduud aya waxaa uu ku soo adaya Xili dhawaan Xabsiga Magaalada Muqdisho lo taxabay Masuliyinka ka soo jeeda Beesha Sade kuwaas oo ka tirsanaa Xafiiska R/wasaaraha Somalia Cabdiweli Cali Gaas.
Beesha Sade request the immediate release of the 3 persons
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- mody21
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1794
- Joined: Sun Jan 08, 2012 11:37 pm
- Location: Somewhere plotting world Domination....
Re: Beesha Sade request the immediate release of the 3 perso
from what I heard they are all getting geared up to get executed good ridence
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 36 Replies
- 3329 Views
-
Last post by Buhodle-Gurl
-
- 5 Replies
- 1116 Views
-
Last post by Substance
-
- 3 Replies
- 816 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 69 Replies
- 15460 Views
-
Last post by The Magnificent
-
- 3 Replies
- 27 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 9 Replies
- 1250 Views
-
Last post by abdalla11
-
- 8 Replies
- 845 Views
-
Last post by Kalashnikov
-
- 25 Replies
- 2644 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 6 Replies
- 1434 Views
-
Last post by Tanker
