Xildhibaan Muuse Suudi Yalaxow oo kan tirsan hadda baarlamaanka Somalia ayaa sheegay in ay fashilantay oo guuldarro tii ugu xumeyd ay dhex-dabaalaneyso xukuumadda uu ra'iisal wasaaraha ka yahay Cabdiweli Maxamed Cali.
Hadal uu ka jeediyey kulan ay beeshiisu ku yeelatay magaalada Muqdisho ayuu Xildhibaan Yalaxow tilmaamay in wixii looga baahnaa wasiirrada iyo xubnaha ku jira xukuumadda ay ka soo bixi waayeen, ayna muuqato shaqo xumo iyo wax qabad la'aan ku habsaday.
''Wasiirrada shaqadii loo egmaday way gudan waayeen, meeshaaney hala isaga tago oo waxaan leeyahay ha iscasho xukuumadda Gaas'', ayuu yiri Muuse Suudi oo tan iyo intii hubka laga dhigay uusan hadalkiisu badneyn.
Wuxuu wax lala yaabo ku sifeeyey in maanta laga tashanayo dastuur iyadoo dalkiiba uusan nabad aheyn, arrintaas oo uu xusay in loo baahan yahay in dib loo dhigo.
Hadalkan ayaa ku soo beegmay xilli dowladda KMG ay maanta sheegtay in ay tallaabo ka qaadeyso dadka wararka been abuurka ka sheegayo qabyo qoraalka dastuurka.
President of banadir state muuse suudi yalaxow speaks out
Moderator: Moderators
- Eaglehawk
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3557
- Joined: Sun Dec 27, 2009 3:33 pm
- Location: God, Clan and Country
- Contact:
President of banadir state muuse suudi yalaxow speaks out
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 513 Views
-
Last post by COSTA
-
- 0 Replies
- 403 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 0 Replies
- 420 Views
-
Last post by abgaalKING
-
- 0 Replies
- 369 Views
-
Last post by Talo alle udaa
-
- 8 Replies
- 1100 Views
-
Last post by Fale
-
- 5 Replies
- 1143 Views
-
Last post by original dervish
-
- 0 Replies
- 482 Views
-
Last post by COSTA
-
- 8 Replies
- 28 Views
-
Last post by Hyperactive
-
- 3 Replies
- 1200 Views
-
Last post by Khalid Ali