Alle Ha U Sahlee Gabadh Shan Jir Ah Oo Miino Kula Kacday Duleedka Waqooyi Ee Gabiley Kuna Wayday Gacan Iyo Labadeedii Indhoodba
Gabiley (Ramaas) May 4,2012 – Alle ha u sahlee gabadh yar oo shan sano jir ah ayaa labadeedii indhood iyo gacan ku wayday Miino ku Qaraxday Maanta oo Jimce ah.
Gabadhan yar ee Miinadu ku qaraxday oo Magaceedu yahay Nimco Cilmi Guuleed ayaa khatartani soo gaadhay ka dib markii maanta ay ku qaraxday miino ku aasnayd gurigooda oo ku yaala deegaanka Waqooyiga Magaaladda Gabiley, gaar ahaan duleedka Xeradii Milatariga.
Gabadhan ayaan la sheegin in Miinadu ku qaraxday iyadda oo gacanta ku haysa, balse waxa la sheegay in Miinada oo dhulka ku aasnayd ay ku dul-istaagtay, markaa ka dibna ay la kacday oo ay mid ka mid ah labada gacmood goysay isla-markaana ay labada indhoodba ka soo tuurtay.
Ilmahan ay Miinadu ku Qaraxday oo la keenay Cisbitaalka guud ee Magaaladda Gabiley si looga daaweeyo dhibaatada soo gaadhay ayaa xaaladeeda caafimaad adag tahay sida ay ku soo waramayaan Wariyayaasha ku sugan halkaasi.
Dhaawaca soo gaadhay gabadhan ayaan ku koobnayn gacanta ka go’day iyo labada indhood, balse waxa jira dhaawacyo kale oo ka soo gaadhay jidhka intiisa kale, kuwaasi oo laftoodu aan fududeyn.
Miinada ayaa khatar badan ku haysa shacabka reer Somaliland ee ku nool deegaanada baadiyaha ah oo inta badan hay’addo ay sheegaan inay ka sifeeyeen Miinada.
Devastating news so sad
Moderator: Moderators
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32790
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32790
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Devastating news so sad
She was only 5 years old had her whole future in front of her she lost her arm and was seriously wounded on her face the cause of her bad injuries was because of a mine explosion when she was playing outside in gabiley i wish her speedy recovery inshallah.
- CaynabaX
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1732
- Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
- Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle
Re: Devastating news so sad
inanta yar Allaaah caafiyo inshallaah. Where did these mines came from? Ma xiligii dagalaadii SNM wadanka xoreysay baa?
Re: Devastating news so sad
Very sad alleh ha uu gargaaro maskiinta yar i hope quick recovery and less pain for her. The regional adminstrations of Somaliland should put more effort to clear all mines buried in the ground from previous wars.
-
HilaacHills
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1233
- Joined: Fri Oct 21, 2011 12:36 pm
- Location: Rainy Mood
Re: Devastating news so sad
subxaanallaah Illaahoow u gargaar miskiinta yar. 
- LiquidHYDROGEN
- SomaliNet Super

- Posts: 14522
- Joined: Fri Mar 16, 2007 10:48 am
- Location: Back home in Old Kush
Re: Devastating news so sad
khalid ali wrote:Alle Ha U Sahlee Gabadh Shan Jir Ah Oo Miino Kula Kacday Duleedka Waqooyi Ee Gabiley Kuna Wayday Gacan Iyo Labadeedii Indhoodba
Gabiley (Ramaas) May 4,2012 – Alle ha u sahlee gabadh yar oo shan sano jir ah ayaa labadeedii indhood iyo gacan ku wayday Miino ku Qaraxday Maanta oo Jimce ah.
Gabadhan yar ee Miinadu ku qaraxday oo Magaceedu yahay Nimco Cilmi Guuleed ayaa khatartani soo gaadhay ka dib markii maanta ay ku qaraxday miino ku aasnayd gurigooda oo ku yaala deegaanka Waqooyiga Magaaladda Gabiley, gaar ahaan duleedka Xeradii Milatariga.
Gabadhan ayaan la sheegin in Miinadu ku qaraxday iyadda oo gacanta ku haysa, balse waxa la sheegay in Miinada oo dhulka ku aasnayd ay ku dul-istaagtay, markaa ka dibna ay la kacday oo ay mid ka mid ah labada gacmood goysay isla-markaana ay labada indhoodba ka soo tuurtay.
Ilmahan ay Miinadu ku Qaraxday oo la keenay Cisbitaalka guud ee Magaaladda Gabiley si looga daaweeyo dhibaatada soo gaadhay ayaa xaaladeeda caafimaad adag tahay sida ay ku soo waramayaan Wariyayaasha ku sugan halkaasi.
Dhaawaca soo gaadhay gabadhan ayaan ku koobnayn gacanta ka go’day iyo labada indhood, balse waxa jira dhaawacyo kale oo ka soo gaadhay jidhka intiisa kale, kuwaasi oo laftoodu aan fududeyn.
Miinada ayaa khatar badan ku haysa shacabka reer Somaliland ee ku nool deegaanada baadiyaha ah oo inta badan hay’addo ay sheegaan inay ka sifeeyeen Miinada.
AUN
- abdikarim86
- SomaliNet Super

- Posts: 12077
- Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
- Location: Bristol
Re: Devastating news so sad
She's not dead Abdi. She's Blind and had limbs amputated
- salool
- SomaliNet Super

- Posts: 7692
- Joined: Tue Oct 18, 2011 10:15 am
- Location: "Live Each Day As If It Were Your Last... Tomorrow is Not Promised."
Re: Devastating news so sad
Ilaahy ha oo sahlo miskiinta. 
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 868 Views
-
Last post by Maandhow
-
- 23 Replies
- 2124 Views
-
Last post by sahal80
-
- 1 Replies
- 647 Views
-
Last post by xiimaaya
-
- 1 Replies
- 383 Views
-
Last post by mohnig23
-
- 0 Replies
- 413 Views
-
Last post by newsbot
-
- 0 Replies
- 452 Views
-
Last post by Daanyeer
-
- 0 Replies
- 735 Views
-
Last post by weydamal
-
- 5 Replies
- 1312 Views
-
Last post by DatBreh
-
- 0 Replies
- 392 Views
-
Last post by Daanyeer
-
- 12 Replies
- 311 Views
-
Last post by Fall