Cayr
Dhuusamareeb ( DHM-News ):- Abaarihii
afartii saac ee habeenimo ee xalay ayaa
dhamaan waxa hal mar oo qura la arkay
gawaari iyo dad isugu jira qaybo kala duwan oo
ka cararaaya magaalada Dhuusamareeb.
Qaxaan xalay ayaa ku yimid magalada madaxda
gobalka Galgaduud ee Dhuusamareeb kadib
markii Ciidamado Ahlusunna ee magaalada
joogay loo qaaday dhanka degmada Guriceel
waxaana laga cabsaday weerar uga yimaad
dhanka shabaab.
Maalinimadii shalay ayaa waxa dhinaca
dagmada Guriceel aaday afar baabuur oo nuuca
dagaalka kadib markii amar kasoo baxay
madaxda sare ee Ahlusunna qeybta Guriceel.
Tegitaaanka Ciidamadaan ayaa waxa la sheegay
in ay aadi rabeen howlgallo lakiin arintaas waxa
ee argagax weyn ku keentay shacabkii joogay
degmada Dhuusamareeb kaaso abuuray in
magaladaasi laga qaxo.
Dadkii xalay ka qaxay degmada Dhuusamareeb
ayaa subaxnimaadii saaka dib ugu soo laabteen
guryahooda.
Waxaana dadka Dhuusamareeb ay argagax ka
muujiyaan markasta in dhegahooda ay kusoo
dhacdo waxa soo socda Al shabaab ka dibna ay
kacararaan guryahooda.
Arimahaan ayaa waxa ee kussoo beegmayaan
xili ee dhowaan gobalka Galgaduud ay soo
gareen wafdi isugu jira xillibaano dowlada KMG
iyo ururada Bulshada rayidka, siyaasiyiin.
Waxaan meesha ka marneen dadkii losoo
qabtay qaraxii ka dhacay Dhuusamareeb in
saddex kamid ahaa in iyada oo aan maxkamad
la saarin ay toogteen Ciidamo katirsan kuwa
Ahusunna, waxaan arrintaasi klaga cabsi qabaa
in ay isku bedesho mid qabiil.
Clearly this shows that dhacdooyinka.com is driven by clan hatred and love for alshabaab.
If they do not stop this , the holy warriors will deal with them very severely.
Breaking news: Dhacdooyinka reveals its hatred against HG Ca
Moderator: Moderators
-
DarthSomali
- SomaliNetizen

- Posts: 954
- Joined: Thu Mar 15, 2012 1:43 pm
- Location: Secession leads to Peace Let us go Seperate Paths
- Eaglehawk
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3557
- Joined: Sun Dec 27, 2009 3:33 pm
- Location: God, Clan and Country
- Contact:
Re: Breaking news: Dhacdooyinka reveals its hatred against H
kan DarthSomali waba iska danyeer
listen you fool, dhacdooyinka.com is owned by habar gedir, especially cayr guy
listen you fool, dhacdooyinka.com is owned by habar gedir, especially cayr guy
-
DarthSomali
- SomaliNetizen

- Posts: 954
- Joined: Thu Mar 15, 2012 1:43 pm
- Location: Secession leads to Peace Let us go Seperate Paths
Re: Breaking news: Dhacdooyinka reveals its hatred against H
Eaglehawk wrote:kan DarthSomali waba iska danyeer
listen you fool, dhacdooyinka.com is owned by habar gedir, especially cayr guy
That man aint no cayr. He is cayr ku sheeg.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 563 Views
-
Last post by DarthSomali
-
- 39 Replies
- 2604 Views
-
Last post by BlackVelvet
-
- 90 Replies
- 65411 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 3 Replies
- 1102 Views
-
Last post by ReturnOfMariixmaan
-
- 21 Replies
- 11214 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 0 Replies
- 1272 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 4 Replies
- 713 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 0 Replies
- 3911 Views
-
Last post by MenaceToSociety
-
- 14 Replies
- 4280 Views
-
Last post by Casanova25
-
- 3 Replies
- 2038 Views
-
Last post by Basra-