Wararka hada naga soo gaadhaya Deegaanka Waraabeeye oo Katirsan Gobolka Togdheer Ayaa waxay sheegyaan in halkaasi Beesha Siilaanyo ay ku dileen Laba nin oo Mid kamida laxaqiijiyey inuu kasoo jeedo deegaanka Khaatumo State gaar ahaan Gobolka Cayn.
Maleeshiyaadkan ayaa Jidka ugalay Gaadhi Xamuul ah una Socday magaalada Burco, Kana soo kicitimay Magaalada Xirsi Macaf oo kutaala Xadka Dawlad Degaanka Soomaalida.
Ninka Laxiijiyey Imika Inay dileen Maleeshiyaadkaasi Ayaa Asala Ahaan Kasoo Jeeda , Reerkiisuna ku dhaqan yahay magaalada Buuhoodle – Waxaana Lagu Magacaabaa { C/kariim Xine Xiirey}.
Dhina kale wararka ayaa sheegaya In halkaasi Lagu Dilay isma Kormeerihii gaadhigaasi {Kireshbay} , walow aan Asal ahaan laxaqiijin deeganka uu Kasoo Jeedo.
Dilka waxshinimada ah ee ku kacayaan beesha Siilaanyo ayaa qayb kanoqonaya – Dhibaatooyinka iyo hagardaamada ay lasoo baxeen tan iyo Markii ay ku habsadeen Xilku sheega Maamulka Gobolada waqooyi qaarkood Madax Maray.
Ina Xine Xiireey Killed Near Burco
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Re: Ina Xine Xiireey Killed Near Burco
Wararka hada naga soo gaadhaya Deegaanka Waraabeeye oo Katirsan Gobolka Togdheer Ayaa waxay sheegyaan in halkaasi Beesha Siilaanyo .
Epic fail.Atleast get the story right if your going to post something. Waraabeeye has nothing to do with Siilaanyo's sub clan, it is a HY deegaan especially Reer Caynaanshe.
According to one of your most Khaatumo mouthpiece websites the men were killed in K5.
Nimankan oo mareyey meel u dhow tuulada XIrsi Macaf ee ismaamulka Soomaalida deegaanka Soomaalida Ethiopia, ayaa la sheegay inuu dhiidhi galay ka dibna ay ka warheleen maleeshiyaadka qawlaysanayey jidkaas oo ka soo baxa jiidaha dagaalka si ay u gaadaan dadka markaas ayagu aan waxba galabsan.
http://horufadhi.com/2012/05/22/maleesh ... -khaatumo/
.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 288 Views
-
Last post by Murax
-
- 9 Replies
- 831 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 1 Replies
- 424 Views
-
Last post by hargaysaay
-
- 12 Replies
- 1352 Views
-
Last post by JSL3000
-
- 0 Replies
- 905 Views
-
Last post by fagash_killer
-
- 9 Replies
- 934 Views
-
Last post by GENERAL_SNM
-
- 32 Replies
- 3192 Views
-
Last post by original dervish
-
- 1 Replies
- 38 Views
-
Last post by marcassmith