Oh Shit: Kacaandiid Running For President

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
FaraxZeroIncome
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 296
Joined: Mon Jul 19, 2010 5:06 am
Location: Puntland, Wardheer iyo Kismayo.

Oh Shit: Kacaandiid Running For President

Post by FaraxZeroIncome »

:clap:

Xuseen Khaliif Xaaji Jaamac ayaa habaynka khamiista si rasmi ah ugu dhawaaqi doona inuu u tartami doono Madaxweynanimada Soomaaliya bisha August, Musharaxa ayaa Magaalada Jeddah ee Dalka Sacuudiga wuxuu ka soo sarayaa warsaxaafaded isagoo isla xiligas Jeddah kaga dhawaaqi doono inuu yahay Musharaxa Madaxweynaha Soomaaliya.

Xuseen waa dhaqaaleyahan u shaqeeya Bangiga Islaamka ee Sucuudiga, wuxuuna sheegey inuu balan qaadayo inuu ku dadaalayo inuu Soomaaliya ka sari karo dhibka ku habsadeymid Amaan iyo mid dhaqaleba isagoo taas raaciyey Midnimada ummada Soomaaliyeed waa muqadas lama taabtaan ah.

Puntlandi.com kala soco Musharaxa howlihiisa ololaynta musharaxnimo.
User avatar
abdalla11
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8228
Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one

Re: Oh Shit: Kacaandiid Running For President

Post by abdalla11 »

Dad bey meeli bugtaa :clap:

User avatar
FaraxZeroIncome
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 296
Joined: Mon Jul 19, 2010 5:06 am
Location: Puntland, Wardheer iyo Kismayo.

Re: Oh Shit: Kacaandiid Running For President

Post by FaraxZeroIncome »

:som: :up:
User avatar
garoweboy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8248
Joined: Sun Nov 22, 2009 9:05 pm
Location: Puntland, #GGMU

Re: Oh Shit: Kacaandiid Running For President

Post by garoweboy »

2012 unaka leh. :clap: 8-)
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”