Waxaan idi waydiiyay walaalayaal

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Waxaan idi waydiiyay walaalayaal

Post by SahanGalbeed »

cajuusadii salool la odhan jiray maalin aan ku idhi
" I think about you more than you think I do
baa igu danbaysay e , tolow ma nooshahay oo wax ka war haya ma jira ?


:lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Waxaan idi waydiiyay walaalayaal

Post by The_Emperior5 »

She is fine maxaad ka rabta inantayada.
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Waxaan idi waydiiyay walaalayaal

Post by SahanGalbeed »

Adiga iyo other personality-gaaga inaan meeshan ka saaro baan ka baqaya , haddaad sheeko naageedka iga la baydhi waydo .
Waa kuu buxsamay adiga buugi !
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Waxaan idi waydiiyay walaalayaal

Post by The_Emperior5 »

Maxaad ka hadlaysa sahanow sheeko nageedku maxay ahayd gabadh baad na weydisay halkay joogta ana waxan idhi wali way joogta saakaan baan arkeye now tell us maxaad ka rabta inanta , mise wa topicyadi aad dilaaci jirtay oo dhakadu ku dhididi jirtay , mise salool ba private messageki ka so jawaabi weydey waxyalahaaso dhami wa wax isku biiri kara oo u qofku dhakafaar ka qaadi karo.
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Waxaan idi waydiiyay walaalayaal

Post by SahanGalbeed »

:lol:
User avatar
salool
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7692
Joined: Tue Oct 18, 2011 10:15 am
Location: "Live Each Day As If It Were Your Last... Tomorrow is Not Promised."

Re: Waxaan idi waydiiyay walaalayaal

Post by salool »

Sahano, nin weyn baad tahaye ee isku xishood.Aniga iyo adiga wax inaga dhaxeya ba iska yar, ima taqaanid imana baran doontid.Xuduudkaga ha so dhaafin! Dad ilmu inadeer beynu nahay, ilmadeernimada ka sako, dad muslina beynu nahay.Xishood, qadarnimu iyo walaaltinamu uun ba inaga dhaxeysa.Taa inaad garatid bey aheed inaan anigu ku sheega maaha.Wadamadan gaalada ayaad ku khafiiftay, orodow wadanki tag oo xabad yaro 16 jir ah ku so qabo.Markaas baad saaxiga keeni doonta. :arrow:
Last edited by salool on Wed Jun 06, 2012 12:19 pm, edited 1 time in total.
1_londoner
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8904
Joined: Mon Apr 09, 2007 11:48 am

Re: Waxaan idi waydiiyay walaalayaal

Post by 1_londoner »

salool wrote:Sahano, nin weyn baad tahaye ee isku xishood.Aniga iyo adiga wax inaga dhaxeya ba iska yar, ima taqaanid imana baran doontid.Xuduudkaga ha so dhaafin! Dad ilmu inadeer beynu nahay, ilmadeernimada ka sako, dad muslina beynu nahay.Xishood, qadarnimu iyo walaaltinamu uun ba inaga dhaxeysa.Taa inaad garatid bey aheed inan anigu ku sheega maaha.Wadamadan gaalada ayaad ku khafiiftay, orodow wadanki tag och xabad yaro 16 jir ah ku so qabo.Markaas baad saaxiga keeni doonta. :arrow:
Now awaiting Sahans reply..............................................
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Waxaan idi waydiiyay walaalayaal

Post by SahanGalbeed »

:lol: @ 1ts londoner .

Okay sow caynka ma'aha , waayahay . Anigu maanta waxba ku odhan maayo oo waxa dhici karta in arrin aanan shaqo ku lahayn kaa cadhaysisay , ma' ogtahay ?
Mid baa jirta laakin .
Labadan mid baa isu diyaarinaysa .
1/Inaad dib danbe aniga , waa hadda juuq danbe anaad igu odhan , tan iyo inta cisho e faro badan e insha Allah inoo hadhay oo aad soo geli doonto snet .

iyo

2/ Qodob kale aan weli ka soo fikirayo , oo de laakiin si' uun kaaga cadhaysiin doona :lol:


hadal iyo dhamaanti , waynu isu danbayna :lol:
In aan aniga la isku kay waalwalin haddaanan ku tusin :lol:
User avatar
salool
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7692
Joined: Tue Oct 18, 2011 10:15 am
Location: "Live Each Day As If It Were Your Last... Tomorrow is Not Promised."

Re: Waxaan idi waydiiyay walaalayaal

Post by salool »

SahanGalbeed wrote::lol: @ 1ts londoner .

Okay sow caynka ma'aha , waayahay . Anigu maanta waxba ku odhan maayo oo waxa dhici karta in arrin aanan shaqo ku lahayn kaa cadhaysisay , ma' ogtahay ?
Mid baa jirta laakin .
Labadan mid baa isu diyaarinaysa .
1/Inaad dib danbe aniga , waa hadda juuq danbe anaad igu odhan , tan iyo inta cisho e faro badan e insha Allah inoo hadhay oo aad soo geli doonto snet .

iyo

2/ Qodob kale aan weli ka soo fikirayo , oo de laakiin si' uun kaaga cadhaysiin doona :lol:


hadal iyo dhamaanti , waynu isu danbayna :lol:
In aan aniga la isku kay waalwalin haddaanan ku tusin :lol:
Thats fine with me, hada laga bilaabo thread aad leedahy iguma arki doontid, i will never adress you in this forum ever again. :arrow:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Waxaan idi waydiiyay walaalayaal

Post by The_Emperior5 »

waryaa sahanow inanta maad cashaaqday waxani wax ka weyn eeh wabaad dereerinaysa iyaduna waxay ku leedahay gabadh yar oo 16 jir ah buuraha ka so hel gebiley oo aad rog rogtid, runti wa wax ayaan daro ah meesha wa in warka la cadeyaa, meeshan wax ba wali mad madow.
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Waxaan idi waydiiyay walaalayaal

Post by SahanGalbeed »

War de maalin , maalin baa jirta hawo yaroo sidii shuush oo kale ah mawjadda ka jiidho ma' ogtahay , aar niyow maanta Helwa badda ku kacsan e , waan iska adkaysanaya e , halkaa inoogu xidh . :lol:
Kaftanku maalin ba si u mara dadka .
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”