Adigu xal ma haysid waxagu wa iska sheeko baralay
Somalidu dad is aminaya maha wa dad kala shakisan marka wa in la goboleya reer walba gobolkisa lugu so xidha oo la yidha wax so dhiso
Somalidu waxay ku noqdeen assalkoodi Somali waligood dawlad ma lahayn isticmaarki ka hor waxay lahayen dawlado yar yar oo odayaal u kala taliyaan , Dawladnimada cusub lixdanki bala bartay hada assalki ba lugu noqday.