OliveOil wrote:![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
GOOD QUESTION.....
Private me and we will discuss

Moderator: Moderators
OliveOil wrote:![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
GOOD QUESTION.....
Private me and we will discuss
Public Private Partnership is the way forward.Siciid85 wrote:Xaflad lagu shaacinayo bilowga wada Cad oo ah waddo isku xidhi doonto Magaalooyinka Hargaysa iyo Salaxley ayaa maanta lagu qabtay goobta la filayo in laga bilaabo wadadan oo ku taala duleedka koofureed ee magaalada hargaysa. Haweenka Cidagale ee ku dhaqan Hargeysa ayaa iyagu goobtii ku dhiibay $82000(laba iyo sideetan kun oo dollar).
Siido kale Ganacsade Cumar Caydiid ayaa isagu ugu deeqay wadadan $1,400,000(Milyaan iyo afar boqol oo kun) Taas oo ku Bixiinayo Cash, lacagta shidaalka, shaqaalaha macidaadka ka shaqaynaaya wadada iyo qalabka.
Gabagabadii Chief Caaqil Rashiid Maxamed Jaambiir waxa Guddoomiyaha Guddida Dhismaha Wadada isku xidhaysa Hargaysa iyo Salaxley ku wareejiyey lacag gaadhay labaatan kun oo dollar(20,000$) oo ay dawlada hoose ee magaalada hargaysa kaga qayb qaadanayso wadadan .
OliveOil wrote:I promise you it is not....and I know better not to quote anyone in snet
Wadadan waxay Ay Noqon wado Halbawle u noqoto dhamaan dadka iskaga goosha Hargeysa iyo daadka degaan deegaanada kilinka shanaad.
http://togaherer.com/wardegdeg-ah-wadad ... ay-wadada/
haa, waa isaga.abdikarim86 wrote: is this the Reer Djbouti man who also bought the former Hargeisa theatre?
Siciid85 wrote: Mohammed Yusef recently though made some investment interests in Somaliland, his getting into the oil exploration business in Block 26 which can generate billions of dollars if successful inshallah. According to him $40 million ayuu ku bixiinaaya,
Mohammed Yusef of Prime Resources
According to him, the firm has invested in mining, and oil and gas exploration and is about to embark on a $40m exploration programme.
http://www.bbc.co.uk/news/world-africa-16603523
Siciid85 wrote:I disagree sxb the paving of Hargeysa city roads which is the capital of Somaliland isn't the Cidagale communities job but that of dawlada hoose. The construction of this road from south Hargeysa to Salahley and Ina Guuxa in the Somaliland - Ethiopian border holds a significance among this community hence why they are spending so much money in it. Instead of their their goods being taxed in Wajaale it will be taxed in Ina Guuxa , livestock owners of the Garhajis of Daroor and Awaare districts will also benefit from it as it will make it easier for them to transport their livestock through this road to the Hargeysa livestock market for shipments to Berbera. Inconclusion it has alot of economical benefits other than enabling more economic activities and growing urban population in the towns this road will go through.
Wadadan waxay Ay Noqon wado Halbawle u noqoto dhamaan dadka iskaga goosha Hargeysa iyo daadka degaan deegaanada kilinka shanaad.
http://togaherer.com/wardegdeg-ah-wadad ... ay-wadada/
kaliil wrote:Siciid85 wrote: Mohammed Yusef recently though made some investment interests in Somaliland, his getting into the oil exploration business in Block 26 which can generate billions of dollars if successful inshallah. According to him $40 million ayuu ku bixiinaaya,
Mohammed Yusef of Prime Resources
According to him, the firm has invested in mining, and oil and gas exploration and is about to embark on a $40m exploration programme.
http://www.bbc.co.uk/news/world-africa-16603523
40 million?. Ninku lacag badan ayuu haystaa. muu wadada yare xun noo hagaajiyo? Mohamed Yusuf wuxuu balanqaaday marka dhismaha dekeda Maydh la bilaabo inuu 30% kharashka ka bixinayo markaa wuu dadaalayaa. Hadda wadada waa loo soo jeedsaday oo EUROPE qaadhaan ururin xoogleh ayaanu ka wadnaaye idinkuna USA iyo CANADA lacag kasoo ururiya.Wadadan marka la dhamaystiro waxay noqonaysaa wadada ugu dheere dad iskood u dhisteen.ilaa dawladii somalia ayaa xiitaa wadooyinka laga caawin jiray marka iyadoon cidi ina caawin haddii sidaa u dheer dhisano waxaan hore loo arag ayay noqonaysaa.