PUNHA TO BUILD ROADS IN BARGAAL, EYL, JARIIBAN & HAFUN

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
tightrope
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6581
Joined: Thu Jul 15, 2010 1:46 pm
Location: U MAD SOUTHIE?

PUNHA TO BUILD ROADS IN BARGAAL, EYL, JARIIBAN & HAFUN

Post by tightrope »

Baargaal, Eyl, Jariiban iyo Xaafuun oo Wado Xeebeed loo sa maynayo

Posted by Pi on June 27th, 2012


Hay’ada wadooyinka Puntland ayaa shaaca ka qaadey iney dhowaan bilaaban doonaan dhismaha Wadooyinka xeebaha Puntland, iyadoo mashruuca u horeeya laga bilaabayo dhowaan Baargaal, Eyl, Jariiban iyo Xaafuun.

Shir Jaraa’id oo uu Gaasimaha Hay’ada wadooyinka Puntland(Puntland High Way Authority) Eng.Xasan Cismaan Cali uu ku qabtay Xafiiskiisa ayuu sheegey in dhowaan ay bilaabanayaan shaqooyinka dhismaha Wadooyinkaan.

Mashruuca dhismaha Wadooyinkaan waxaa fulinaya Hay’ada DIA, waxaana maalgalinaya oo dhaqaalaha bixinaya Dowlada Mareykanka.

Mashruucaan ayaa qayb ka ah mashaariicda ladagaalanka Butcad badeedka iyagoo mashruucaan uu yahay Hadiyad lasiinayo degmooyinkaan oo ku guleystey iney ka qaybqaataan ladagaalanka Burcad badeedka.

Puntlandi.com
Garowe
http://puntlandi.com/?p=36760
Wadooyin loo sameynayo degmooyinka xeebaha PL
27 Jun 27, 2012 - 8:06:58 AM

GAROWE ONLINE


Hayada Wadooyinka Puntland ayaa shaaca ka qaadey inay bilaabeyso mashruuc wadooyin loogu sameynayo qaar kamida degmooyinka dhaca xeebaha Puntland waxana ay kala yihiin Baargaal ,Xaafuun ,Eyl iyo Jariiban.

Shir saxaafadeed uu ku qabtey xafiiskiisa Garowe maanta 27 June,2012 agaasimaha hayada wadooyinka Puntland(Puntland High Wey Authority) Eng.Xasan Cismaan Cali ayuu sheegey in dhaqso loo bilaabi doono mashruucan wadooyinka loogu sameynayo degmooyinka laamiga ka fog oo ku yaal xeebaha Puntland.

Waxa uu raaciyey agaasimuhu in mashruucan ay ku deeqdey dhaqaalihiisa dowladda Maraykanku islamarkaasina ay soo marsiineyso hayada DIA oo ah mid kamida hayadaha samafalka ee dalka ka hawlgala.

Eng.Cismaan sidoo kale waxa uu ka hadlay qorshaha hayadiisa ay ka damacsantahay dayactirka wadada laamiga ah ee magaalooyinka waaweyn isku xirta oo uu cadeeyey in intii tabartooda ah ay hagaajinyaan isagoona ku darey in haatan WFP ay hawlo ka wado qaar kamida wadooyinkaasi.

Mashruucan wadooyinka loogu sameynayo deegaan xeebeedyada Puntland ayaa ah mid lagu dhiirigelinayo dadka deegaanka oo ku guuleystey inay iska saaraan kooxihii burcad badeeda ah oo horey deeganadooda u dhigtey fariisinada.
http://www.garoweonline.com/artman2/pub ... land.shtml
Pwani
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 677
Joined: Tue Feb 22, 2011 4:11 am
Location: Take ur somalia and shove it up in ur black ass, im puntlander first mkenya second......
Contact:

Re: PUNHA TO BUILD ROADS IN BARGAAL, EYL, JARIIBAN & HAFUN

Post by Pwani »

thats great news,inshalla puntland republic will continue to prosper :clap:
Niya
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2955
Joined: Sat Jun 02, 2001 7:00 pm
Location: At the end of the tunnel, waiting for the light to come on.

Re: PUNHA TO BUILD ROADS IN BARGAAL, EYL, JARIIBAN & HAFUN

Post by Niya »

Great news indeed! Puntland is in need of roads and highways. I can imagine it looking like the Pacific highway!
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: PUNHA TO BUILD ROADS IN BARGAAL, EYL, JARIIBAN & HAFUN

Post by FBISOMALIA »

PL 8-) :up:
quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Re: PUNHA TO BUILD ROADS IN BARGAAL, EYL, JARIIBAN & HAFUN

Post by quark »

FBISOMALIA wrote:PL 8-) :up:
:up:
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: PUNHA TO BUILD ROADS IN BARGAAL, EYL, JARIIBAN & HAFUN

Post by udun »

:up: :up:
User avatar
tightrope
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6581
Joined: Thu Jul 15, 2010 1:46 pm
Location: U MAD SOUTHIE?

Re: PUNHA TO BUILD ROADS IN BARGAAL, EYL, JARIIBAN & HAFUN

Post by tightrope »

Somalia: Project to build roads to coastal towns, beginning in Puntland
27 Jun 27, 2012 - 9:52:59 AM


GAROWE, Somalia Jun 27 2012 (Garowe Online) – A project to build roads linking coastal towns to the main road which runs through Puntland is set to begin, Radio Garowe reports.

Puntland Highway Authority (PUNHA) director, Hassan Osman Ali held a press conference in Garowe on Wednesday to announce the new project set to begin in the coming weeks.

“The project when completed will finally make coastal towns in Puntland accessible to travelers,” said engineer Hassan.

The project will build roads to towns on the coast of Puntland like Bargaal, Hafun, Eyl and Jariban which have been inaccessible due to virtually non-existent roads.

Traveling to Puntland’s coast is long painstaking trip involving many detours due to extremely rough road conditions.

According to Mr. Hassan, the project intends to help make vital coastal communities more accessible which can boost employment and create industry along the coast of Puntland.

As well as creating new roads to the coast the director of PUNHA said that there would be reconstruction to patches of dilapidated roads.

GAROWE ONLINE
http://www.garoweonline.com/artman2/pub ... land.shtml
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”