Habaryartay MaahMaah ayeey dadkii raaxada uga qaaday
Moderators: Moderators, Junior Moderators, Islam mods
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2598
- Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
- Location: Kr
Habaryartay MaahMaah ayeey dadkii raaxada uga qaaday
Harbaryartay maahmaah ayeey nagu dhamaysay.
Wiilaasha iyo gabdha aan wax baranin ama shaqasanynin waxay tiraahdaa:
Qurbo joog oo wax qabsanin waa qasaaro.
Ku lacagta soomaaliya u aruuriya waa ka shakisa, iyadoo u malaynayso waxay haddaa lee yihiin iyo waxa ayaa ku samaayn doonaa in ay kala duwantahay.
Saddex lalama dego. Fulay daan daansi Badan, doqon fiiro taqaan iyo bakayla damac yaqaan.
she told somali man who want to open second shop. Miro faraaqa kuugu Jiro kuwa geed saaran looma daadiyo. lixbilood buu kuu furan yahay dugaankee halkee u bood boodi.
Another somali PHD holder . waxay ku tira haddii . Af tahayn ma tihid sidee siyaasada soomaalida uga qabgali. waab lagu kor sheekaysan karaayee.
Reer kasto oo soomaali habaryartay oo kale way qabaan.

Re: Habaryartay MaahMaah ayeey dadkii raaxada uga qaaday
Habaryarta waxaa laga yaabaa in ay tahay qof murti badan oo laga faaiidaysan karo, waxaa fiicnaan lahayd wixii murti ah oo ay ku hadasho in laga qoro si mustaqbalka loo daliishado luuqadda ahaan iyo xikmad ahaanba. 

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2598
- Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
- Location: Kr
Re: Habaryartay MaahMaah ayeey dadkii raaxada uga qaaday
Mar marka qaarkood dadka laga nixiyo. markasta loo maahmaaho. wiilka Phd wato, soomaali ma taqaani bay ku tiri, niyada dadka laga jabiyo. wadada toos si qaboow baa loo tusaa.Maandhow wrote:Habaryarta waxaa laga yaabaa in ay tahay qof murti badan oo laga faaiidaysan karo, waxaa fiicnaan lahayd wixii murti ah oo ay ku hadasho in laga qoro si mustaqbalka loo daliishado luuqadda ahaan iyo xikmad ahaanba.

Re: Habaryartay MaahMaah ayeey dadkii raaxada uga qaaday
Adiga sidii murti laguugu kor akhrinaayay adiga oo dhan waa qoyday ee aniga dhinacayga kistoo maku soo tuurtidoo waa oomanahayeee

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2598
- Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
- Location: Kr
Re: Habaryartay MaahMaah ayeey dadkii raaxada uga qaaday
walaashay ayaa guursanayaa waxaa kula tilasay. wiilka cidiisa ayaa casumay, markaas habaryar waxay tiri markaad u tagtida wiilka reerkiisa inta badan ha hadli, u jawaab waxkastoo lu waydiiyo, hilbi ha cunin haddii aad cuntidna ha caalaanjin.Maandhow wrote:Adiga sidii murti laguugu kor akhrinaayay adiga oo dhan waa qoyday ee aniga dhinacayga kistoo maku soo tuurtidoo waa oomanahayeee![]()
![]()
walaashay ma shaqayso. markasta dirac bay soo gadataa. waxay ku waanisay in aay wiilka lacagtii dhamaanin waxay tiri .
I qalaji waan ku qalajinaa
ii qabooji waan kuu qaboojina.
waan garan waayney . misey tiri waxaan ula jeedaa , shaqo raadso intii aad ilmo dhalin ee gacansii wiilkaa aad isguursanaysaan , lacagtiisana ha dhamaynin. adiga ilmahoo oo gaajo wato ma rabo in aad i imaatan. guri idiima haayo kulaah. intay ka kacday oo iska dhaqaaqday. YAAB aanaga soo horay
Re: Habaryartay MaahMaah ayeey dadkii raaxada uga qaaday
habar yar universaltv in laga waraysto diyaar ma u tahay???
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2598
- Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
- Location: Kr
Re: Habaryartay MaahMaah ayeey dadkii raaxada uga qaaday
maah maahdee xuduuda ma lahan. dharka aad ku labisantahay way ku maah maah.Maandhow wrote:habar yar universaltv in laga waraysto diyaar ma u tahay???
Maandhow intee adiga joogtaa? waa lagu baraa haddii aad rabtid.
Gantaalka lama gabato.
Re: Habaryartay MaahMaah ayeey dadkii raaxada uga qaaday
Visa maa isoo diri lahayd ? 

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2598
- Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
- Location: Kr
Re: Habaryartay MaahMaah ayeey dadkii raaxada uga qaaday
Visa uma baahna. haddii aad london joogto. waa lagu baraayaa, hase yeshee wixii afka habaryertay ka soo dego, ama ha fiicanaaday ama ha xumaadanaa masuulka ma kama ihiMaandhow wrote:Visa maa isoo diri lahayd ?

Re: Habaryartay MaahMaah ayeey dadkii raaxada uga qaaday
I will make a deal with you, you take the compliment and i will take the critic
let's make an appointment to see your habaryar
let's make an appointment to see your habaryar
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2598
- Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
- Location: Kr
Re: Habaryartay MaahMaah ayeey dadkii raaxada uga qaaday
Deal.
adiga suugaanta soomaalida ma xisaysaa? haddii ay haa tahay
.
Meshaan dad qabiil wareeriya ayaa ka buuxo.
sabaabadii beerkii iyo wadnihii ayaad ku sugan tahay baa lagu yiri. ka dib waxaan ogaaday in uusan wiilki aftahan ahayn, wuxuu ii soo qoray erayo hees soomaali ah.
dib danbe ula hadlin
habaryar ayaa cudurkeeda igu daaratay ka waran hee. iska ilaali adigan yaan kugu daaraninay.
waan ku baraayaa gacalka maandhow.

Maanka soo daa. ha is xirxirin . ha igu butaacin tartiib lee igu sheeg waxaad rabtid. aniga waan ku daadihinaa.Maandhow wrote:![]()
![]()
adigaaba caadi ahayn ee intaan habaryar la gaarin ee adiga maa iisii faaiidaysid ?

Re: Habaryartay MaahMaah ayeey dadkii raaxada uga qaaday
Aabaheeey ducadiiisa waa soo muuqanooosaa

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2598
- Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
- Location: Kr
Re: Habaryartay MaahMaah ayeey dadkii raaxada uga qaaday
araay afar indhood ma ihi, hase yeeshee aabahaa ducadiisa hab aan siinaaMaandhow wrote:Aabaheeey ducadiiisa waa soo muuqanooosaa![]()

ka waran hee? yaa aabaha mandhow ducadiisa diida karo

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 412 Views
-
Last post by sahal80
-
- 0 Replies
- 8 Views
-
Last post by siciid harti
-
- 14 Replies
- 1930 Views
-
Last post by ruralboy
-
- 10 Replies
- 1836 Views
-
Last post by ciyaal_warta
-
- 1 Replies
- 1582 Views
-
Last post by Queen_Arawello
-
- 2 Replies
- 1455 Views
-
Last post by Halmogg
-
- 53 Replies
- 9665 Views
-
Last post by Xildiiid