Wasiir Ka Tirsan Mamulka Isaqa Oo Qaxotinimo Isku dhibay

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Maxa Ku KALIFAY Wasiiradan Isaqu Inay UK Qaxotinimo Isagu Dhibaan?

Poll ended at Thu Aug 10, 2006 3:13 pm

 
Total votes: 0

User avatar
CrooKed-I
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 691
Joined: Tue Feb 25, 2003 7:00 pm
Location: TaLeX-CouNTY--> THe LaST DeRViSH
Contact:

Wasiir Ka Tirsan Mamulka Isaqa Oo Qaxotinimo Isku dhibay

Post by CrooKed-I »

Wasiir Ka Tirsan Maamulka Soomalidiidka Oo Qaxootinimo Iskaga Dhiibay Boqortooyada Ingiriiska
Warkii: Aug 14, 2005
Hargeysa(Radiossc.net):-Warar aanu ka helnay shakhsiyaad xogogaal ah oo haatan ku sugan Hargeysa, waxay noo sheegeen in waasiiru dawlaha dib u dajintu uu dhawaan iska dhiibay Waddanka Ingiriiska, waxaase Hargeysa gudaheeda layska weydiinayaa waxa ku kelifay inuu haatan qaxootinimo isku dhiibo

Wasiirkanoo lagu magacaabo Yaasiin Fartoon ayaa la sheegay in xaaladaha murugsan ee ka jira Magaalada Hargeysa, awgood uu iskaga tagey sida laysla dhemarayo , isagoo ka door biday in uu halkiisaa iskaga noolaado, ilaa iyo haatana dhanka maamulka Hargeysa wax war ahi kama soo bixin, inkastoo la carabaabay arrinkan inay isla ogaayeen Ina Rayaale, misana ilaa hada lama cadayn karo, inkasta oo saxaafada Hargeysa ay warkan aad u qorayeen.



Maaha markii koowaad ee wasiiro ka tirsan maamulka Soomaalidiidku qaxoontinnimo isugu dhibaan carriga Ingiriiska hore ayaa laba wasiir isugu dhiibeen dalkaas, ka dib markii noloshu ku adkaatay.

Cabdiqaadir Maxamed



Radiossc.net



Hargeysa Soomaaliya



Qormadii: Cabdiqaadir Maxamed
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Sool”