Ma la oran karaa ”Jimce wanaagsan” Jimce kasta?

Nolosha Qofka Muslimka Ah

Moderators: Moderators, Junior Moderators, Islam mods

ina Warfaa
Posts: 51
Joined: Thu Dec 31, 2009 4:15 am
Contact:

Ma la oran karaa ”Jimce wanaagsan” Jimce kasta?

Post by ina Warfaa »

Ma la oran karaa ”Jimce wanaagsan” Jimce kasta?


Waxaa la weyddiiyey al-Callaama Sheekh Saalax Ibnu Fowzaan al-Fowzaan -Eebbe ha dhowree- :

Ma la isugu qori karaa ”Jimce wanaagsan” Jimce kasta teleefanada-gacanta iyo Internetka?

Sheekh al-Fowzaanna wuxuu ku jawaabay:

Arrinkaasi Diinta asal kuma laha ee waa Bidco, mana bannaana in la isugu hambalyeeyo maalinta Jimcaha, arrinkaasi ma aha wax soo arooray, mana aha wax ay samayn jireen Salafkii waana wax Bidca ah oo dadka aan la socon arrinkan hadda ay ku faafiyaan teleefanada-gacanta iyo Internetka.


Sidoo kale waxaa la weyddiiyey ma bannaan tahay in teleefanka-gacanta la isugu diro farriin maalin kasta oo Jimce ah, farriinta dhammaadkeedana lagu qoro ”Jimce wanaagsan”?

Sheekh al-Fowzaanna wuxuu ku jawaabay:

Ma ahayn Salafkii dad iskugu hambalyeeya maalinta Jimcaha, sidaas darteed yeeynaan la imaan arrin Bidca cusub oo aysan samayn jirin.


”Majalla ad-Dacwa al-Islaamiya”


Diyaariye CabdiRisaaq Maxamed Cilmi ”ina Warfaa” ina_warfaa@hotmail.com http://www.freewebs.com/ina-warfaa
User avatar
Somaliman50
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5850
Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm

Re: Ma la oran karaa ”Jimce wanaagsan” Jimce kasta?

Post by Somaliman50 »

:up: :up: :up:
DayaxJeclee
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2598
Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
Location: Kr

Re: Ma la oran karaa ”Jimce wanaagsan” Jimce kasta?

Post by DayaxJeclee »

walle yaab badan. Soo quraanka ma uusan aqoon ka raadsad xataa haddii aad ka helaysaan China.
teed kale jimco wanaagsan maxaa ka dhigay dhaqan gaal. waxay la mid tahay qof reer miyi oo marka jilaalka laga baxaa ku yiraahdo reer miyiga dariska la ah deyr wanaagsan.
wax kasta denbi ay ka dhigaayaa. yaab
Niya
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2955
Joined: Sat Jun 02, 2001 7:00 pm
Location: At the end of the tunnel, waiting for the light to come on.

Re: Ma la oran karaa ”Jimce wanaagsan” Jimce kasta?

Post by Niya »

Ina Warfaa, Jimco Wanagsan walaal. Sheikh Saalax Ibnu Fowzaan haduu noolyaha iga gaarsi Jumca'ah Mubaarak.











Ukhti Niya
Maandhow
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 581
Joined: Sun Nov 27, 2011 6:56 am
Location: Nisabor

Re: Ma la oran karaa ”Jimce wanaagsan” Jimce kasta?

Post by Maandhow »

Ramadaan kariim ama Ramadaam Mubaarak mala dhihi karaa iyadana?
Maandhow
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 581
Joined: Sun Nov 27, 2011 6:56 am
Location: Nisabor

Re: Ma la oran karaa ”Jimce wanaagsan” Jimce kasta?

Post by Maandhow »

Niya wrote:Ina Warfaa, Jimco Wanagsan walaal. Sheikh Saalax Ibnu Fowzaan haduu noolyaha iga gaarsi Jumca'ah Mubaarak.

Ar Niya dhib badanaa :lol: :lol: :lol:
by the way sheikha weli waa nool yahay, hadduuba mufdi ka yahay wadanka sacuudiga waa sheikha lagu bedelay sheikhii maxamed saalax cusaymeen ee reer Tamiim naxriistii Rabi Allah ka waraabiyee asaga iyo musliimnta kalaba.












Ukhti Niya
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Islam - Islamic Way of Life”