










1. Siren
Qalaanjo Dhulbahante oon laagari kariin.
Weliba waax barato oo daad waax dheer.
Weliba Garaad Shirshore ha Sharaafta leeh bey Gashaa.
Madaxda Maxamud Garaad baa kuu dhalaay.
Ugadhyahan & Dowlada aya tihin.
Madaxda Naleeya Ahmed bad kaso jeeda..
2. Samaadon
Geesi Dhulbahante oo aan laala sineen.
Weliba jamacado sare kaa qalaan jebiyay.
Somajeestayal & Darawiish na kuu Abtirsada.
Meesha eey jogaan weliged lama haaweysan.
Geesiyada Khaliid habarwa aya tihin.
3. East/ 4. Garad
Hanadada Dhulbahante ba wilalyahow idin dhalaay.
Daad lama sinidiin oo waaxbarasha dheertihiin.
Weliba Boqortayada Shirshore ayad tihin.
Garaad Faraah & Reera Culculus bad gaashan.
Garaad Abdule & Garaad maxamed baad kaso jeedan.
Madaxda Dhulbahante & Bahararsame tihin.
5. 1man.
Daad kuu maa sinee walaal Dhulbahante tahaye.
Wiil Waax baarto qaliya tahaye.
Hanadada Garaad Shirshore baad gashaa.
Raag laga Cabsaado & Garaad Faraax ba ku dhalaay.
Garaad Abdule & Maal Qabeen ka Ahmed Garaad ba kuu dhalaay.
Qaraanka Reer Hagaar Baa qaliyoow kuu dhalaay.
6. Executive.
Wiil Qaliiyoo aan laagari kariin.
Hadana waaxbarto, Diinta na yaqaan
Kuuna abtirsada Jamhuriyada Dhulbahante
Sookeyaha Garaad Shirshore aya Dhaleen
Garaad Faraah & Dowlad aaya Kuu dhalay.
Garaad Abdule & Guleed Garaad ka laga cabsado.
Boqorada Barkaad ba wiilyahoow kuu dhalaay.
Madaaxdii Umaada baa wiilyahoow kuu dhalaay.
maal Qabeen & Doowlaad baad kaso jeeda.
Hadana Reer abtiga baan laagari kariin
Xawaadle & Raag la yaqaan ba kuu dhalaay
Maal & Sharaaf baa ala kusiyeey.
Ee yeeysan Cadoowgagu kuu cayumiin..