Sheikh Shariif Sheydaanka iska naar

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

Sheikh Shariif Sheydaanka iska naar

Post by gobdoon »

Waxa mooda inuu xanaaqay oo mudada gaaban ee u hartay cid alla cidii kasoo horjeeda cagta mariyo , marka waxa haboon inuusan dalka tafaraaruq hor leh iyo isku dhac u horseedin ee u saburo madama uu nin wadaad ah yahay , sharciyada wadanka waxba ka bedelin xiliga u haray , uusana sida lagu tuhmayo inuu rabo magacaabid Raysalwasaare labo asbuuc oo kaliya shaqeeya ,marka hawlo badan baad qabatay oo amaan mudan marka ha ka dhigin hal bacaad lagu lisay oo kale , dadka tartamanaya nasiibkaaga laqab oo jaanis fiican ba leedahay in lagu doorto , ee dadaal oo waqtiga yar oo hadhay hawsha fiican oo ah cadaalad , in lasoo doorto MP yada cusub si xaq ah oo faragelin ka madax banaan , waana in aynu isku wada duubnaano oo laga wada shaqeeyo sidii hawsha fiican ay usii socon lahayd aynuna iska ilaalino tafaraaruqa.
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”