Reer Siyaad Hussein and Saleeban fight in Bangeelle

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
SultanOrder
Posts: 21695
Joined: Thu Mar 26, 2009 10:10 pm
Location: Peace!

Reer Siyaad Hussein and Saleeban fight in Bangeelle

Post by SultanOrder »

Warar hada soo garay Xafiska Kismaayo24 ee Magaalada Cabudwaaq ayaa waxaay tibaxayaan in sacad ka hor uu dib u bilowday dagaal qarar oo dhexmaraya beelaha Salebaan iyo Reer Siyaad Xusein ee ka soo kala jeeda Dagmoyinka Cadaado iyo Cabudwaaq.

Dagaalkan ayaa daba socda dagaal qasaaro badan dhaliyay oo shalay ku dhexmaray Maleshiyaad aad u hibeynsan oo ka soo kala jeeda beelaha aan kor ku xusnay.

Dagaalki Shalay ayaa waxaa ku dhawacmay 10 qof oo labada dhinac ah halka dhimashada aysan cadayn wali ayado dagaalkaasi la isku adegsaday hubka nocyadiisa kala duwaan oo ay ku jiraan Tangiyo.

Dagaalka hada socda ayaa waxaa uu bilowday sacad ka hor ka dib marki odaayaal ka kala yimid Magaloyinka Cadaado iyo Cabudwaaq ay isku dayeen in ay kala dhexgalaan maleshiyadi ku dagalamaysay deegankaas.

Dagaalkan manta ayaa waxaa uu si kadis ah ku bilowday ka dib marki maleshiyaad ka soo jeeda bangeelle ay rasaas Awooda uga qaadeen maleshiyaadki kale ee ka soo jeeday Cadaado xili ay socotay wan waan laga dhexwaday labada dhinac.

Dagaalka ayaa hada si cusladay ka dib marki dhinacyada dagalamayay ay isku adegsadeen hubka culculus sida Tangiyada iyo nucyada kala duwaan ee Tiknikada.

Saraakiil ka socota Maamulka Ahlusunna Waljamaca ayaa waxaay isku dayayaan in ay kala dhexgalaan dhinacyada ku dagalamaya duleedka Bangeele sarakiishaas ayaa waxaa horkacaya Sh Mahad Khalif Robble iyo Sh. Xasan Cabudwaaq.

Inta la ogyahay dagaalki manta waxaa ku dhawacmay dad kabadan 14 qof oo labada dhinac ah waxaana la xaqijin karin dimashada ka dhalatay Dagaalkaas.

Dagaalkan ayaa waxaa uu ka bilowday xoolo la kala qaday ayado beelaha hada sida tooska ah uu dagaalku u dhexmarayo mid ka mid ah aysan ahayn beesha Xolaha qaday isla markana ayadana an laga qadin wax xoolo ah balse waxaa dagaalka galiyay deeganka xoolaha lagu kala qaday oo ay beeshasi dagto.

Wixii warar ah ee ku soo kordha Xisadaha ka jira duleedka bangelle kala soco warbaahinta

Kismaayo24
User avatar
Adali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10587
Joined: Fri Dec 09, 2011 4:04 pm
Location: Throw me to the hyenas and I will return laughing as the pack leader.

Re: Reer Siyaad Hussein and Saleeban fight in Bangeelle

Post by Adali »

:shock: :shock: :shock: :shock: :shock:
Bangeelle ?? wow Saleebaan are in Rer Siyaad Hussein heartland.
SadeMedia
Posts: 132
Joined: Fri Aug 10, 2012 7:39 pm

Re: Reer Siyaad Hussein and Saleeban fight in Bangeelle

Post by SadeMedia »

Adali wrote::shock: :shock: :shock: :shock: :shock:
Bangeelle ?? wow Saleebaan are in Rer Siyaad Hussein heartland.
It clearly says the outskirts of Bangelle and not the town itself. Sucks though fighting during Ramadan :down:
User avatar
Adali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10587
Joined: Fri Dec 09, 2011 4:04 pm
Location: Throw me to the hyenas and I will return laughing as the pack leader.

Re: Reer Siyaad Hussein and Saleeban fight in Bangeelle

Post by Adali »

SadeMedia wrote:
Adali wrote::shock: :shock: :shock:
Bangeelle ?? wow Saleebaan are in Rer Siyaad Hussein heartland.
It clearly says the outskirts of Bangelle and not the town itself. Sucks though fighting during Ramadan :down:
who the fok is this idiot, did I say it was inside Bangeelle, nope, take that up with the OP, retard. :lol:
SadeMedia
Posts: 132
Joined: Fri Aug 10, 2012 7:39 pm

Re: Reer Siyaad Hussein and Saleeban fight in Bangeelle

Post by SadeMedia »

Adali wrote:
SadeMedia wrote:
Adali wrote::shock: :shock: :shock:
Bangeelle ?? wow Saleebaan are in Rer Siyaad Hussein heartland.
It clearly says the outskirts of Bangelle and not the town itself. Sucks though fighting during Ramadan :down:
who the fok is this idiot, did I say it was inside Bangeelle, nope, take that up with the OP, retard. :lol:
:stylin:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”