Galmudug president Abdi Qeybdiid gets a grand welcome (PIC)

Galmudug General Discussions
User avatar
1moonlight
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 969
Joined: Sat Jan 29, 2011 4:32 pm
Location: Guriga Jid Cadaha Saaran.

Galmudug president Abdi Qeybdiid gets a grand welcome (PIC)

Post by 1moonlight »

Masha Allah

ما شاء الله

بسم الله الرحمن الرحيم





Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image





Madaxweynaha Dawlad Gobaledka Galmudug Gen: Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid Ayaa Maanta dib ugu soo labtay Magaalada Gaalkacyo.


Wafdi uu hugaaminayo Madaxweynaha Dawlad Gobaledka Galmudug Sareeye Gaas Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid ayaa Maanta Dib ugu soo laabtay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Galmudug, Ayadoona si heer sare ah ay u soo dhaweeyeen Masuuliyiin, Waxgarad, Aqoonyahano, Siyaasiyiin, Saraakiisha Ciidamada kala duwan, Ururada  bulshada Sida Haweenka iyo Dhalinyarada, waxaana loo soo galbiyay Hotelka Embassy.

Xaflad gaaban ayaa lagu qabtay Holka Embassy ugu horeyna Waxaa ka hadlay Wasiirka Dastuurka iyo dib u heshiisiinta Galmudug Xasan Faarax Bare Asagoona soo dhaweeyay Madaxweynaha Galmudug waxa uuna sidoo kale u mahad celiyay dhamaan intii ka soo qayb gashay Soo dhaweynta, sidoo kale Waxaa halkaasi ka hadlay Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cabdi samad Nuur Guuleed waxa uuna dhankiisa soo dhaweyn u fidiyay Madaxweyne Gen: Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid.

Ugu danbeytii Madaxweynaha Galmudug Sareeye Gaaz Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid ayaa ka hadlay Xaflada, Asagoona ugu hooreyn u mahad celiyay Madaxda iyo Shacabka Galmudug Sida wanaagsan ay u soo dhaweeyeen, Waxa uuna dhanka kale sheegay in Madaxda Dawlada KMG Soomaaliya ay soo dhaweeyeen isbadalka ka dhacay Galmudug iyo Madaxweynaha loo doortay, Waxa uuna sheegay in qudbada nuxurkeeda uu ku shaacin doono maalinta bari ah oo munaasabado farabadan ay jiraan sida Sanad Guurada 7aad ee Galmudug iyo Dhaarinta Madaxda Cusub.

Sikastaba ha ahaatee Maalinta bari ah ayaa lagu balan sanyahay in la qabto munaasabad lagu dhaarinayo Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Galmudug islamarkaana Xilka uu kula wareegayo Madaxweyne Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid.

Kala Xiriir
Hobyo Media Network Gaalkacyo iyo Ceelguula, Galmudug, Somalia
E-mail:  hobyoradio@hotmail.com ama hobyoradio@gmail.com
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Galmudug president Abdi Qeybdiid gets a grand welcome (P

Post by AbdiWahab252 »

Mabruuk ! Mabruuk !
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Galmudug”