CaynabaX,
You are using a British soldier, Carab Dheere, as a history. You're typical S**lmadow whose history does not extend beyond British. I may remind you when you were under the British, we refused that dark history and stood up like men!
This has been the fate of your Mohamed Obokors before you obtained the freedom in 1950:
You have been the '
magan' from one Dhulbahante subclan to another. I am not making it up, it is Habarjeclo website confirming that history of yours:
http://saraarnews.com/?p=5469
Fyi, I am the descendant of Warfaa Cumar, the man you were offering a gal and seeking his protection

What a fate, what a fate!
What about this HJ calaacal of yours:
Rabaqrabaqda naasaha markay ruuga marinaysay
Oo rootiyow baarqabkii daba rakoocaayey
Nin raxaabadkeedii ogaa nabad ma raadsheenee
Iyadoo raggeenii ku lumay raacday libintiiye (NB: Again the HJ poet is talking about how they got massacred)
Marna miyaynaan rogeyn ceebta waa la iska reebaaye --> A twentieth century calaacal
Read this poem:
Marka hore hadday laba qabiil,kala maqnaan weydo.
Miyir lagu walaaliyo hadday,maarsi kala weydo
Mindiyo laysku dooxiyo hadday,maradu dhiigoodo
Mirta iyo dharaartuba dagaal,kama maqnaadaane
Mutux waxaa ka xoog badan sirtii, laysku mowtiye e
Waxba Habar jeclada aan mulkiyey,haw makaabbirine
Shan qolaa mataanaha ka jaban,Maxamedkiinniiye.
Madmadoobayaal oo dhan baan,loo muraad qumine
Waa muusanoow iyo baroor,maansadaad tidhiye.
.
Magta geed quwaax lagu xukumay,waa rag kaa maqane
Ma mardaadi baa ka jiraan,muuqan mahayaane?
Mise waa kuwii lagu mudmuday,maqasha daaqeeda?
Afartaa madkeeyeye miyaan, meelna ka habowshe
Madhoodhooyin iiguma baxee, marin ma qaadsiiye
Micne kalena waa eray yaroo, Maxamed loo sheegay.
Makhribkii hadaan duulay,waa mid an ku dheerahaye
Muunida aroortiyo hadhkii,kuma macaashteene
Waa taan makaartii Goleed, kaa mullaaxsadaye
Maydkii Isaaq lagala hadhay,moodharaa guraye
Waa kii waraabuhu ku mamay, maaxdii reer sahale