MORE SII SOCOO SOO SOCOO ARRIVED IN LAASCAANOOD

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
CaynabaX
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1732
Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle

MORE SII SOCOO SOO SOCOO ARRIVED IN LAASCAANOOD

Post by CaynabaX »

Laascaanood (Waaheen) – Tiro ka mid ah Maleeshiyaadkii taabacsanaa Kooxda Nabad-diidka ah ee Khaatumo la baxay iyo hal gaadhi oo wateen ayaa u soo goostay dhinaca ciidamada qaranka ee ku sugan duleedka Magaaladda Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.
Maleeshiyaadka kooxda Khaatumo ee u soo goostay dhanka ciidamada Qaranka ayaa wata hal gaadhi oo tikniko ah oo uu ku rakiban yahay qoriga loo yaqaano B 10, kaasi oo wateen Maleeshiyaad tiradooda lagu sheegay ilaa 8 nin iyo hubkoodii.

Maleeshiyaadkan iyo gaadhiga Tiknikada ah ee ay wataan ayaa u galay ciidamada Qaranka ee fadhiisimada ku leh koonfurta Magaaladda Laascaanood, iyagga oo isku dhiibay ciidamada Qaranka, ka dib markii ay ka il-waayeen Nabad-diidka Khaatumo ee dhibaatada ka wada aagaga Buuhoodle Iyo Sool.
Gaadhigan ayaa ka mid ah afar gaadhi oo la sheegay in qurba-joogta nabad-diidka Khaatumo iibiyeen sanadkii hore, kuwaasi oo ay gacanta ku hayaan Maleeshiyaad ku sugan deegaanka Boocame, kuwaasi oo laftooda la filayo inay dhawaan u soo goostaan dhanka ciidamada Qaranka Somaliand ee jiidaha hore ku sugan.

Maaha markii ugu horeysay ee Maleeshiyaadka Khaatumo u soo goostaan dhanka Somaliland, balse waxa hore u jiray Maleeshiyaad iyo gaadiid badan oo u soo goostay dhanka ciidamada Qaranka, waana tallaabooyin muujinaya buburka ku yimid nabad-diidka Khaatumo ee dhibaatada isugu urursaday Taleex.
:Heh:
User avatar
Salah Al-Din
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 623
Joined: Thu Nov 13, 2003 7:00 pm
Location: Faith - Islam ; Ethnicity - Somali; Nationality - Somalilander ; Outlook - Optimistic Alhamdulilah

Re: MORE SII SOCOO SOO SOCOO ARRIVED IN LAASCAANOOD

Post by Salah Al-Din »

Caynaba,

The Khaatumo project has ended with Ali Khalif Galaydhs total failure in Mogadishu. The former President of the Khaatumo project said we are bankrupt we will resort to scavenging to survive. These conscripts have no choice but to come back home. Let us show our tolerance and not laugh at them.

Laascaanood, Sool :sland: :up:
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32790
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: MORE SII SOCOO SOO SOCOO ARRIVED IN LAASCAANOOD

Post by Khalid Ali »

Welcome home boys hope u guys stay this time :lol:
User avatar
xiimaaya
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4354
Joined: Mon Feb 13, 2012 8:07 pm

Re: MORE SII SOCOO SOO SOCOO ARRIVED IN LAASCAANOOD

Post by xiimaaya »

Someone told me that these guys only sii soco soo soco for gas refuel :lol:
on to the next adminstraton.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”