Ciidamadda Militariga ee Dowladda Soomaaliya iyo Ciidamadda Midowga Afrika ee Amisom, ayaa waxay ku sii dhawaanayaan qabashada Magaalada Jowhar ee Xaruunta Gobolka Shabeellaha Dhexe.
Ciidamadda Dowladda SOomaaliya oo garab ka helaaya Ciidamadda Amisom oo shalay bilaa dagaal kula wareegay Deegaanada Ceel Macaan iyo Cisaley, ayaa waxay xilligaan u jiheysteen qabashada Magaalada Jowhar.
Dhaq dhaqaaqyo ciidan oo xoog leh oo laga dareymaayo inta u dhaxeyso Magaalada Muqdisho iyo Degmada Balcad, ayaa waxaa lagu doonayaa in Xoogaga Shabaab looga saaro Magaalada Jowhar.
Afhayeenka Ciidamadda Militariga ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ee Dowladda Daa’uud Xaaji Ciiro, oo la-hadlay Saxaafadda Magaalada Muqdisho, ayaa wuxuu sheegay inay ku sii dhawaanayaan Magaalad Jowhar.
Afhayeenka ayaa sheegay in uu rumeysan yahay inay meesha ka saari doonaan Al Shabaab, waayo buu yiri Al Shabaab malaha wax awood ah, taasoo uu sheegay inaysan ku hor istaagi karin Ciidamadda Dowladda iyo Amisom.
Si kastaba ha-ahaatee Al Shabaab ayaa waxaa muuqaneysa in looga gacan sareeyo hawl-galada ay Ciidamadda Dowladda iyo kuwa Amisom ay ka wadaan Gobolada Shabeellaha Dhexe iyo Shabeellaha Hoose.
http://www.markacadey.net/news/48840/ci ... owhar.html
Ciidamadda Militariga ee Dowladda Soomaaliya iyo Ciidamadda
Moderator: Moderators
- fatimazahra
- SomaliNetizen

- Posts: 693
- Joined: Thu Feb 24, 2011 2:57 am
- Location: United States of Somalia
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Ciidamadda Militariga ee Dowladda Soomaaliya iyo Ciidama
Kenya ma wax rag ah oo u hadla ayay waayeen nimanyow ? : amaljaber iyo fatimazahra ayay usoo direen meeshan e waa sidee nimanyow ? {j/k} 
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 523 Views
-
Last post by IbnTaymiyyah
-
- 9 Replies
- 548 Views
-
Last post by abdikarim86
-
- 1 Replies
- 469 Views
-
Last post by Somali-Transporter
-
- 1 Replies
- 311 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 0 Replies
- 369 Views
-
Last post by ciyaal_warta
-
- 1 Replies
- 480 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 0 Replies
- 251 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 1 Replies
- 411 Views
-
Last post by nomadicwarlord
-
- 1 Replies
- 510 Views
-
Last post by Magnusomalius
-
- 5 Replies
- 409 Views
-
Last post by adanboy