Message to Nabeela , Gedo gurl ,Naciima ect..

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Message to Nabeela , Gedo gurl ,Naciima ect..

Post by SahanGalbeed »

Asalama calekum . Waxa weeye walaalayaal , I want to apologise for the following reason
Waxaad tihin hablaha ugu dhaqan iyo edeb wacan all of Somalinet .
Aad baan idiin jeclahay , wallahi iyo billahi , anigu nin qarsada dareenkiisa ma'ihi .
Laakiin dhibatada halkan ka dhacday waxa weeye , dadkii baa hab qabileed u wada socda oo nin waliba inuu reerku ka dhashay af hayeen u noqdo ayuu raba .
Haddaba runtu waxay tahay oo aan aad iyo aad ugu xumahay , in reerkaad ka soo jeedan niman maddaxa ku socda halkan ku matalan . Sidaan u arko anigu , waxa ila haboon in wixii maddaxa ku socda ba la toosiyo .
Badana dadkan halkan soo gala , ummad hadal qabow wax ku qaadata ma'aha . Ilaa aad caydo wax kaa maqli maayan , waxna ku qaadan maayan waanada .
Sida darteed ba qasab igu noqotay in hadalo aan sideeda kale ka xumahay ugu la so hor jeesto nimankaas aan idin tilmaamay .
Xumaan dheerad ah ma rabo inaan idinku abuuro , Ilaahey na denbigeyga ha dhaafo , si kale oon yeelo ma garanayo anigu , waxaan iska aamus oo afkaaga hayso ahayn .Aamusi na maayo :lol:
Nabadgeliyo
User avatar
greenday
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12366
Joined: Wed Jul 28, 2010 10:31 am
Location: Ruux bukaanka ku nacay, adoo bahan katagay....Ala barasho, barasho wacanaa!

Re: Message to Nabeela , Gedo gurl ,Naciima ect..

Post by greenday »

Maxa ka sameeysay gab dhaha? maceeyse? and please dont tell me shuqul sheydaana wada again :lol:
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: Message to Nabeela , Gedo gurl ,Naciima ect..

Post by Executive »

I'm surprised you didn't write doroo in your two first sentences
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28303
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Message to Nabeela , Gedo gurl ,Naciima ect..

Post by Murax »

The great Ciyaal Warta once said "Nacalaa ninki idoor shukaansi baray" :snoop:
Last edited by Murax on Thu Sep 06, 2012 11:27 am, edited 1 time in total.
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Message to Nabeela , Gedo gurl ,Naciima ect..

Post by SahanGalbeed »

Waxaan la hadlaya gabdho aan sida kuwa ila dhashay u arko anigu . Idiin maan na yeedhan , idiin jawaabi maayo na .
User avatar
Shirib
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 26911
Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
Location: May God grant us victory.

Re: Message to Nabeela , Gedo gurl ,Naciima ect..

Post by Shirib »

Murax wrote:The great Ciyaal Warta once said "Nacalaa ninki idoor shukaansi baray" :snoop:
:lol: :lol: :lol: :lol:
User avatar
FAH1223
webmaster
Posts: 33838
Joined: Mon Oct 02, 2006 12:31 pm
Location: THE MOST POWERFUL CITY IN THE WORLD
Contact:

Re: Message to Nabeela , Gedo gurl ,Naciima ect..

Post by FAH1223 »

Murax wrote:The great Ciyaal Warta once said "Nacalaa ninki idoor shukaansi baray" :snoop:
Image
User avatar
Oba
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1336
Joined: Mon Feb 20, 2012 11:27 pm
Location: Spokesman for HAG

Re: Message to Nabeela , Gedo gurl ,Naciima ect..

Post by Oba »

Murax wrote:The great Ciyaal Warta once said "Nacalaa ninki idoor shukaansi baray" :snoop:

:lol: :lol: :lol: :lol:
User avatar
Areesa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2649
Joined: Tue Aug 21, 2012 2:58 pm
Location: If you want to live a happy life, tie it to a goal, not to people or things.

Re: Message to Nabeela , Gedo gurl ,Naciima ect..

Post by Areesa »

Murax wrote:The great Ciyaal Warta once said "Nacalaa ninki idoor shukaansi baray" :snoop:
Image
hipsterrunoff
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3885
Joined: Fri Feb 24, 2012 7:00 pm

Re: Message to Nabeela , Gedo gurl ,Naciima ect..

Post by hipsterrunoff »

Murax wrote:"Nacalaa ninki idoor shukaansi baray" :snoop:
Image
User avatar
Substance
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3831
Joined: Sat Mar 24, 2012 5:56 pm
Location: Under The Neem Tree

Re: Message to Nabeela , Gedo gurl ,Naciima ect..

Post by Substance »

FAH1223 wrote:
Murax wrote:The great Ciyaal Warta once said "Nacalaa ninki idoor shukaansi baray" :snoop:
Image
:dead: :mrgreen:
User avatar
Daff
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2983
Joined: Wed Nov 09, 2011 2:25 am
Location: Xaga aad Ujeedaa Mala waa Xidigaheee Ninka Xoolo kaa dhacay Ka dacwee Xafiisyada

Re: Message to Nabeela , Gedo gurl ,Naciima ect..

Post by Daff »

Murax wrote:The great Ciyaal Warta once said "Nacalaa ninki idoor shukaansi baray" :snoop:
:lol: :lol:
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19029
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: Message to Nabeela , Gedo gurl ,Naciima ect..

Post by FarhanYare »

Murax wrote:The great Ciyaal Warta once said "Nacalaa ninki idoor shukaansi baray" :snoop:
:lol: :!:
Sagaashan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2967
Joined: Thu Jan 15, 2009 9:48 am
Location: Xalane, mUGANDAshu

Re: Message to Nabeela , Gedo gurl ,Naciima ect..

Post by Sagaashan »

FAH1223 wrote:
Murax wrote:The great Ciyaal Warta once said "Nacalaa ninki idoor shukaansi baray" :snoop:
Image
:deadrose:
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Message to Nabeela , Gedo gurl ,Naciima ect..

Post by Rightwing »

Murax wrote:The great Ciyaal Warta once said "Nacalaa ninki idoor shukaansi baray" :snoop:

Arinkaa waxbaa ka jira :lol: :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”