Dedicated Abwaan Sahal Macalin Iyo Suugaanta Af Maay

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

DayaxJeclee
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2598
Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
Location: Kr

Re: Dedicated Abwaan Sahal Macalin Iyo Suugaanta Af Maay

Post by DayaxJeclee »

Waa ku faayaa, bashbash.

si fiican aa loo amaanay abwaan sahal xaaska uu ka tagay. :up:

User avatar
Oba
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1336
Joined: Mon Feb 20, 2012 11:27 pm
Location: Spokesman for HAG

Re: Dedicated Abwaan Sahal Macalin Iyo Suugaanta Af Maay

Post by Oba »

SareedoXareedo wrote:Waa ku faayaa, bashbash.

si fiican aa loo amaanay abwaan sahal xaaska uu ka tagay. :up:

Mashallah. :up:

imtixan aa ka qaada sareedaay aan aragno hadaad baastid.

Hurdurmeedii ooraad = ?
Wal yaab leh haaytee = ?
Hufeytoo kooytee = ?
haanshoo iin sheentee = ?

Huburoowdii geeraad = ?
Hårti la siiyee = ?
Hadagii lee dhimanmaa = ?
Habartiisaa nagatee =?

ii fasir bo. 8-)
DayaxJeclee
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2598
Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
Location: Kr

Re: Dedicated Abwaan Sahal Macalin Iyo Suugaanta Af Maay

Post by DayaxJeclee »

Hiloowle wrote:

imtixan aa ka qaada sareedaay aan aragno hadaad baastid.

Hurdurmeedii ooraad = ? hurdoo ila roortay :lol: :lol:
Wal yaab leh haaytee = ? sidaa ay u qoraan: walyaabee'lee Haayte, waa la iga yaabsaday
Hufeytoo kooytee = ? tuke (shimbir) aa yimid,. kooytee = wax cusub, wax cusub oo keenay. TUKE Yimid ama imaaday.
haanshoo iin sheentee = ?xaanshi ama warqad is gaartay

Huburoowdii geeraad = ? gabar magaceeda
Hårti la siiyee = ? qof ama nin aa la siiyey
Hadagii lee dhimanmaa = ? Hadagii, aroos ama guur le u u dhiman
Habartiisaa nagatee =? xaaskiisay noqotay

ii fasir bo. 8-)
Waan isku dayaa, laakiin aan uu kuu sheego, markaa yar aa la i geen jiray Awdiinle,waa fahmooyaa iyo bakool. afDabar iyo Afdiinsoor si fiican ma u kasaayo

User avatar
Oba
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1336
Joined: Mon Feb 20, 2012 11:27 pm
Location: Spokesman for HAG

Re: Dedicated Abwaan Sahal Macalin Iyo Suugaanta Af Maay

Post by Oba »

waaba keente inta badan qatar aa tahi.

hurdurmeedi ooraad= Riyadii daraad
wal yaab leh haayte= wax yaab ee aheed.

Huburoowdii geeraad= Huburow(waa magaceed) Geeraad (beri hore)

intaas lee khaldaned waase uu dhoweed. :up: Gacanaa ku taagay!
DayaxJeclee
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2598
Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
Location: Kr

Re: Dedicated Abwaan Sahal Macalin Iyo Suugaanta Af Maay

Post by DayaxJeclee »

Hiloowle wrote:waaba keente inta badan qatar aa tahi.

hurdurmeedi ooraad= Riyadii daraad
wal yaab leh haayte= wax yaab ee aheed.

Huburoowdii geeraad= Huburow(waa magaceed) Geeraad (beri hore)

intaas lee khaldaned waase uu dhoweed. :up: Gacanaa ku taagay!

:down: markaan yaraa jiroleey aan ahaa, Awdiinle lee qaras bixis la ii geyn jiray, waan badshaa af maay nooh . :lol: ma ku hadlin 15 sano,

macalin weyn aa tahay. :clap:

shaqo aan ku jiraa. markaa kale aan ku hadlaa walaalkiis :up:
User avatar
Oba
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1336
Joined: Mon Feb 20, 2012 11:27 pm
Location: Spokesman for HAG

Re: Dedicated Abwaan Sahal Macalin Iyo Suugaanta Af Maay

Post by Oba »

Waan Gartay, haye abaay waa inoo mar kale! :)
DayaxJeclee
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2598
Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
Location: Kr

Re: Dedicated Abwaan Sahal Macalin Iyo Suugaanta Af Maay

Post by DayaxJeclee »

DayaxJeclee
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2598
Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
Location: Kr

Re: Dedicated Abwaan Sahal Macalin Iyo Suugaanta Af Maay

Post by DayaxJeclee »

:rose: :clap: :stylin:

DayaxJeclee
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2598
Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
Location: Kr

Re: Dedicated Abwaan Sahal Macalin Iyo Suugaanta Af Maay

Post by DayaxJeclee »

:rose: :stylin:

Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Baay”