Jecayl aan Lala Heynin Muu ka Cabaadooyaa

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

DayaxJeclee
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2598
Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
Location: Kr

Jecayl aan Lala Heynin Muu ka Cabaadooyaa

Post by DayaxJeclee »

Gabar uu jecel yahay, oon rabin muu ka dacwoon.

Inaan qaali...
oo quraad u qaatay...
oo canbo loo qasooyo...
waan qadimay?........ ma garan
markaan is qaloofiye?..

anigoo qarqaaraayo :lol:

Soo turjuma :up:
Jaamac1975
Posts: 145
Joined: Sun Sep 09, 2012 4:29 am

Re: Jecayl aan Lala Heynin Muu ka Cabaadooyaa

Post by Jaamac1975 »

i have no time to right it all, put this is my contribution.

Inan qaali ahaydoo
la yidhi Qadrra Layla
markay qudrad doonto
qasacad soo gadanayso
qolqolkay igu dhaafo
ayadoo madax qaawan
dhae quraarad la moodo
qaalibkoodu xidhaan iyo
qaraafiic isku taagtay
anna aan qandho-maayay
laqanyo i qabanaysay
Ilay waa naf qawaantay
qaadkii oo ku ag yaal
qanjidhkaa gilinaynin

qacdi taas ka danbaysay
habeen aan qolo raacay
oonu qoom dhaan ahynoo
aan mac-macaanlaha Qaasin
qolqolkiisa marayno
ayaa aydoo ka qoslaysa
kursigii qamandaadayoo
canbe loogu qasaayo
sidii qooraansii jaleec
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Jecayl aan Lala Heynin Muu ka Cabaadooyaa

Post by Rightwing »

Waa hees DIBJIR :lol:
Kan ku heesayaaana waa big time "MUQAWAD"

Inan qaali ah... Inan = Gabadh
oo quraarad u qaatay... quraarad = Botle
oo canbo loo qasooyo...Canbe = Mango
waan qadimay?........ ma garan... Qadimay= In advance
markaan is qaloofiye?.. He was standing in a strange way :lol:

anigoo qadhaadhyoonaya. = addictve disease
Jaamac1975
Posts: 145
Joined: Sun Sep 09, 2012 4:29 am

Re: Jecayl aan Lala Heynin Muu ka Cabaadooyaa

Post by Jaamac1975 »

But you have to admit he is talented in this satircal piece , he is much more entertaining then the old farts and those who bother us with 2000 line usless "deelay" he excuted his comedy well and poetically.
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Jecayl aan Lala Heynin Muu ka Cabaadooyaa

Post by Rightwing »

Jaamac1975 wrote:But you have to admit he is talented in this satircal piece , he is much more entertaining then the old farts and those who bother us with 2000 line usless "deelay" he excuted his comedy well and poetically.
I admit that Individual xayraan in comedy he is multi-talented.
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5296
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: Jecayl aan Lala Heynin Muu ka Cabaadooyaa

Post by KingWaslawi »

Waxaabay isoo xusuusisay:

Maalintay iigu darayd
Maalintii ka darayd
Waa maalintaan duqda iib-shay
Ee boqol duuban ka qaaday

Farxaddii baan dixdaa uun isla tuuray
Shaw intaan hurday baa
Tuug baa kaga deebshay!

Hudheel kii uun baan iska galoo
Bariiskii baan iska daaqay

Kii dilaalka ahaa oo i day dayaaya
Waar dilaalka nasi
Wuxu diin daranaa
Oo dabeecad xumaa

Ma annagaan duqda iibshin
Ma isagaa dafiraaya
Horta kaasi waa i dili gaadhay
Oo niman baa iga damiin tay
Kaan bariiska ka daaqayna
Duxadaa qarka weyn buu
Dubbe weyn la fadhiisatay.
DayaxJeclee
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2598
Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
Location: Kr

Re: Jecayl aan Lala Heynin Muu ka Cabaadooyaa

Post by DayaxJeclee »

@Rightwing, waan garanaa inaan, ee waxaa la yaabay gebar uu rabo in dhalo( quraarad) ku tilmaamo, ca[quote="Jaamac1975"]i have no time to right it all, put this is my contribution.

@Jaamac1975

Inan qaali ahaydoo = Gebar qaali ahaydoo
la yidhi Qadrra Layla = oo magaceeda Khadra leyla
markay qudrad doonto = markay qudaar doonto
qasacad soo gadanayso = Gasac soo gadayso
qolqolkay igu dhaafo = qolqolka? qolka uu degan yahay may soo ag martaa
ayadoo madax qaawan = gabo qaban oo qawaan
dhae quraarad la moodo ? ma gebarta uu lee yahay dhalo ay u egtahay :lol:
qaalibkoodu xidhaan iyo = Niyadeeda aa xiran
qaraafiic isku taagtay ?????????????????????????
anna aan qandho-maayaa?????? dhaxan aa i hayso miyaa
laqanyo i qabanaysay??????????????????????
Ilay waa naf qawaantay
qaadkii oo ku ag yaal
qanjidhkaa gilinaynin???????????????

qacdi taas ka danbaysay
habeen aan qolo raacay
oonu qoom dhaan ahynoo
aan mac-macaanlaha Qaasin
qolqolkiisa marayno
ayaa aydoo ka qoslaysa
kursigii qamandaadayoo
canbe loogu qasaayo
sidii qooraansii jaleecay = qoraansi, eegid muu ka wadaa

Af Soomaaliga Cilmi Boodhari ma ahan, intee looga hadlaa. afsomaali adeeg ah waaye.

TNX :up:
Jaamac1975
Posts: 145
Joined: Sun Sep 09, 2012 4:29 am

Re: Jecayl aan Lala Heynin Muu ka Cabaadooyaa

Post by Jaamac1975 »

SareedoXareedo wrote:@Rightwing, waan garanaa inaan, ee waxaa la yaabay gebar uu rabo in dhalo( quraarad) ku tilmaamo, ca
Jaamac1975 wrote:i have no time to right it all, put this is my contribution.

@Jaamac1975

Inan qaali ahaydoo = Gebar qaali ahaydoo
la yidhi Qadrra Layla = oo magaceeda Khadra leyla
markay qudrad doonto = markay qudaar doonto
qasacad soo gadanayso = Gasac soo gadayso
qolqolkay igu dhaafo = qolqolka? qolka uu degan yahay may soo ag martaa
ayadoo madax qaawan = gabo qaban oo qawaan
dhae quraarad la moodo ? ma gebarta uu lee yahay dhalo ay u egtahay :lol:
qaalibkoodu xidhaan iyo = Niyadeeda aa xiran
qaraafiic isku taagtay ?????????????????????????
anna aan qandho-maayaa?????? dhaxan aa i hayso miyaa
laqanyo i qabanaysay??????????????????????
Ilay waa naf qawaantay
qaadkii oo ku ag yaal
qanjidhkaa gilinaynin???????????????

qacdi taas ka danbaysay
habeen aan qolo raacay
oonu qoom dhaan ahynoo
aan mac-macaanlaha Qaasin
qolqolkiisa marayno
ayaa aydoo ka qoslaysa
kursigii qamandaadayoo
canbe loogu qasaayo
sidii qooraansii jaleecay = qoraansi, eegid muu ka wadaa

Af Soomaaliga Cilmi Boodhari ma ahan, intee looga hadlaa. afsomaali adeeg ah waaye.

TNX :up:
qaraafiici = in somali waa high heels.. again normal somali.
qanjidh = qanjir ama qanjidh waa af somali caadiya waa cad ku yaal dhagta hoostiisa , daankanka gadaashiisa
qandho = is sicknkess its normal somalis
laqanayo = markaad baruuro cuntid eed wiswistid is called in somalid "laqanyo"
quraarad - dhalo , shaped like a bottled , small upper part and big in the bottom.
Jaamac1975
Posts: 145
Joined: Sun Sep 09, 2012 4:29 am

Re: Jecayl aan Lala Heynin Muu ka Cabaadooyaa

Post by Jaamac1975 »

qaalibkood = majority , its arabic word used by somalis , aqlabiyad or qaalib.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”