$3 Million Orphan center to be built in Somaliland

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

$3 Million Orphan center to be built in Somaliland

Post by Siciid85 »

:up:

Madaxwaynaha Somaliland Oo Dhagax Dhigay Xarun Lagu Daryeelayo Carruurta Agoomaha Ah Oo Ay Ku Baxayso Lacag Dhan $ 3 Milyan Oo Doolar

Image

Image

Image

Image
Hargeysa (Ramaas) Sept 16,2012 – Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta dhagax dhigay xarun lagu dar yeeli doono carruurta agoomaha, xaruntaasi oo la sheegay inay ku bixi doonto lacag lagu qadaray 3 Milyan oo doolarka Maraykanka.

Xaruntan oo qaadi doonto carruur dhan 750, ayaa waxa maalgalinaysa Hay’adda gargaarka iyo tabarucaadka ee dalka Kuweyt, waxaana maanta Munaasibadii lagu dhagax dhigayey ka qayb-galay Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo, wasiirro badan iyo dad kale oo ay ka mid yahay Marwada koowaad ee Somaliland.

Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo markii uu dhagax dhigay hadal kooban ka jeediyya ayaa aad ugu mahad-naqay dalka Kuweyt kaalmadan ay ku taageerayso Somaliland gaar ahaan carruurta agoomaha oo xaruntani muhiim u tahay sidii loo badbaadin lahaa mustaqbalka dhalaanta danyarta ah ee Somaliland.

Madaxwayne Siilaanyo waxa uu sheegay in mashruucani aanu ahayn kii ugu horeeyay ee dawlada Kuwayt ku caawiso Somaliland, balse ay jiraan kuwo kale oo badan ooh ore loo qabtay ama la qaban doono.

Madaxwayne Axmed Siilaanyo waxa uu tilmaamay in Mashruucani shaqooyin u abuuri doono dad badan oo reer Somaliland ah, kuwaasi oo ka faa’ideysan doono dhismaha xaruntan iyo waliba shaqooyinka hadhow soo bixi doona.

Dr khaalid Al Mashaa’i oo ka mid ahaa weftigii reer Kuweyt ee ka soo qayb galay munaasabadda dhagax dhiga ayaa sheegay in mashruucani qayb ka yahay mashaariic kala duwan oo ay dawladda kuweyt maalgelinayso kuwaasoo lagu taageerayo Dawlada Somaliland.



Ramaasnews Desk

Hargeisa

http://ramaasnews.com/index.php/News/Ne ... oolar.html
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32743
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: $3 Million Orphan center to be built in Somaliland

Post by Khalid Ali »

Well done the Somaliland government and the royal House of Sabah of Kuwait :sland: :up:
User avatar
eliteSomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5746
Joined: Mon Dec 12, 2011 2:29 pm
Location: Jewnited States of America.

Re: $3 Million Orphan center to be built in Somaliland

Post by eliteSomali »

Good news. :up:
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: $3 Million Orphan center to be built in Somaliland

Post by Mr_Alfaas »

Well Done Xukuumada iyo Raggi sadaqada Baxsadey
User avatar
*Nobleman*
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6864
Joined: Wed Jul 13, 2005 2:49 pm
Location: United- Not arrogant, just better

Re: $3 Million Orphan center to be built in Somaliland

Post by *Nobleman* »

May Allah swt reward those behind this
Jaamac1975
Posts: 145
Joined: Sun Sep 09, 2012 4:29 am

Re: $3 Million Orphan center to be built in Somaliland

Post by Jaamac1975 »

what a fucken lie , 3 million dollars of Hargaysa orphans , what are you building for them a mansion?? with that amount of money somaliland can build a a villa for somali orphans in every majore city from Boorama to Laas Caanood.

stop the lies, 3 million if too much fortow shacks in Hargaysa.
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: $3 Million Orphan center to be built in Somaliland

Post by Siciid85 »

*Nobleman* wrote:May Allah swt reward those behind this
Amiin.
User avatar
KingMJ
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4191
Joined: Sun Dec 05, 2010 1:04 pm
Location: Back frm the Dead

Re: $3 Million Orphan center to be built in Somaliland

Post by KingMJ »

*Nobleman* wrote:May Allah swt reward those behind this
Amiin.

This is good news :up:
Saraxnow
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4751
Joined: Mon Jun 27, 2011 7:02 pm

Re: $3 Million Orphan center to be built in Somaliland

Post by Saraxnow »

Including a mosque and a boarding school. Sabah is a cool guy these years. :up:
Dear
Posts: 51
Joined: Fri Sep 14, 2012 9:23 am

Re: $3 Million Orphan center to be built in Somaliland

Post by Dear »

:stylin: beautiful progress and development for all sectors of society :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”