Focking Fufus kill 9 Marehan shicib in Janay Abdalla

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Focking Fufus kill 9 Marehan shicib in Janay Abdalla

Post by CoolPoisons »

Kenya oo Xasuuq Xoogan ku Haysa Beesha Mareexaan ee Dagta Jubooyinka

Waxaa Shalay Dagaalo aad u Culus ka dhaceen Deegaano ay kamid ahaayeen Birta Dheer iyo Janaay Cabdale oo kuyaala Duleedka Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubada Hoose.

Dagaalka ayaa yimid kadib markii Dagaalyahano katirsan Al-Shabaab weerareen Fariisimo Ciidamada Dowlada iyo kuwa Kenya ku lahaayeen Deegaanka Janaay Cabdale ee Duleedka Magaalada Kismaayo.

Qasaaraha ka dhashay Dagaalka labada Dhinac shalay dhax maray ayaana wali si rasmi ah loo heyn inkastoo ay jiraan guulo ay labada Dhinac ka kala sheegteen.

Dagaalka kadib ayaa Ciidamada Kenya iyo kuwa Soomaalida ee la socda waxaa la sheegay in si bareer ah u laayeen 9-Qof oo la sheegay in ay yihiin Dad reer Miyi Xoolo Dhaqato ah xiligaasi soo gaaray Deegaanka Birta sidoo kale ay dhaawaceen labo kale.

Cabdi Qeyr Xaaji oo ahaa aabe Dhalay mid kamid ah Ragan la laayay sidoo kale Qaraabo la ahaa Raga dhamaan la dilay ayaa sheegay in Falkaan lagula kacay Wiilkiisa iyo eheladiisa ay ku kaceen Ciidamo katirsan Dowlada oo si aano ahaan ugu ciil qabay Beel ahaan sidaana ay xasuuqa u geesteen maanta.

Dad kan la dilay ayaa la sheegay in dhamaan rag ahaayeen ayna kasoo jeedaan Beesha Mareexaan oo kamid ah Beelaha Dega Gobolka Jubada Hoose iyadoona aan si rasmi ah loo ogeyn ujeedka ka dambeeya Dilkan Ciidamada Kenya u geesteen Dadkaasi rayidka ahaa sida uu Warbaahinta u sheegay mid kamid ah Ddaka Deegaanka oo goob joog u ahaa Falkaasi ay ku kaceen Ciidamada Kenya.

Saraakiil horey ugu hadashay Ciidamada Kenya ee kusugan Gobolada Jubooyinka ayaa horey ugu eedeesay mid kamid ah Beelaha Dega Goboladaasi in ay yihiin Shabaab ayna u dagaalamaan kooxdaasi inkastoo warkaasi ay si kulul u beeniyeen una dhaleeceeyeen Saraakiil katirsan Dowlada Soomaaliya.
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Focking Fufus kill 9 Marehan shicib in Janay Abdalla

Post by CoolPoisons »

Beesha Mareexaan “Jawaab ayaan ka bixin doona Xasuuqi Ciidanka Kenya ee wiilasheena” (Dhageyso”

Shalay ayay ahayd kadib dagaal ay ku jabeen Kenyatiga Markii ay xasuuq kula kaceen dhalin yarao Muslimiin ah oo ku sugnaa deegaanka Birtadheer oo dhawaan dagaallo ay ka socdeen waxaana 9 kan dhalinyaro lagu dilay iyagoo u soo dhaan tagay Ceelka deegaankaasi.
Nabadoon Cabdi Shiiloow oo ka mid ah salaadiinta caanka ah ee ku nool Jubooyinka ayaa waxa uu sheegay in manta ay soo gaartay in wiilal iyagu ay dhaleen lagu laayay deegaanka Birta Dheere kuwaasi oo ahaa xoolaley dhaan u aaday ceel Ku yaala goobta lagu xasuuqay

http://calamada.com/audio/waraysiyo/nab ... iiloow.mp3
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Focking Fufus kill 9 Marehan shicib in Janay Abdalla

Post by CoolPoisons »

Waxaa Maanta Dagaalo aad u Culus ka dhaceen Deegaano ay kamid ahaayeen Birta Dheer iyo Janaay Cabdale oo kuyaala Duleedka Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubada Hoose.
Dagaalka ayaa yimid kadib markii Dagaalyahano katirsan Al-Shabaab weerareen Fariisimo Ciidamada Dowlada iyo kuwa Kenya ku lahaayeen Deegaanka Janaay Cabdale ee Duleedka Magaalada Kismaayo.
Qasaaraha ka dhashay Dagaalka labada Dhinac Maanta dhax maray ayaana wali si rasmi ah loo heyn inkastoo ay jiraan guulo ay labada Dhinac ka kala sheegteen.
Dagaalka kadib ayaa Ciidamada Kenya iyo kuwa Soomaalida ee la socda waxaa la sheegay in si bareer ah u laayeen 9-Qof oo la sheegay in ay yihiin Dad reer Miyi Xoolo Dhaqato ah xiligaasi soo gaaray Deegaanka Birta sidoo kale ay dhaawaceen labo kale.
Cabdi Qeyr Xaaji oo ahaa aabe Dhalay mid kamid ah Ragan la laayay sidoo kale Qaraabo la ahaa Raga dhamaan la dilay ayaa sheegay in Falkaan lagula kacay Wiilkiisa iyo eheladiisa ay ku kaceen Ciidamo katirsan Dowlada oo si aano ahaan ugu ciil qabay Beel ahaan sidaana ay xasuuqa u geesteen maanta.
Dad kan la dilay ayaa la sheegay in dhamaan rag ahaayeen ayna kasoo jeedaan Beesha Mareexaan oo kamid ah Beelaha Dega Gobolka Jubada Hoose iyadoona aan si rasmi ah loo ogeyn ujeedka ka dambeeya Dilkan Ciidamada Kenya u geesteen Dadkaasi rayidka ahaa sida uu Warbaahinta u sheegay mid kamid ah Ddaka Deegaanka oo goob joog u ahaa Falkaasi ay ku kaceen Ciidamada Kenya.
Saraakiil horey ugu hadashay Ciidamada Kenya ee kusugan Gobolada Jubooyinka ayaa horey ugu eedeesay mid kamid ah Beelaha Dega Goboladaasi in ay yihiin Shabaab ayna u dagaalamaan kooxdaasi inkastoo warkaasi ay si kulul u beeniyeen una dhaleeceeyeen Saraakiil katirsan Dowlada Soomaaliya.
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Focking Fufus kill 9 Marehan shicib in Janay Abdalla

Post by grandpakhalif »

The`Republic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4133
Joined: Tue Aug 14, 2007 6:28 pm

Re: Focking Fufus kill 9 Marehan shicib in Janay Abdalla

Post by The`Republic »

Col Xaamud of Djibouti, AMISOM spokesman now says AMISOM will take action against Kenyan participation if Kenya has done this...and TFG commanders fighting in Lower Jubba themselves are accusing Kenya as well



Ciidamada Kenya oo Deegaanka Jannaay Cabdalla ee Gobolka Jubbada Hoose ku laayay Xoolo dhaqato Soomaaliyeed

Isniin, September 24, 2012 (HOL) — Ciidamada Kenya ee qaybta ka ah howgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa shacab Soomaaliyeed oo xoolo dhaqato ah ku laayay deegaanka Janaay-Cabdala oo ka tirsan gobolka Jubbada Hoose, sida uu saxaafadda u xaqiijiyay afhayeenka ciidamada dowladda ee Jubbooyinka, Col. Aadan Axmed Xirsi (Rufle).

Afhayeenka oo la hadlayay BBC-da ayaa sheegay in ciidamada Kenya ay dileen toddoba qof oo ka mid ah sagaal qof oo ay soo qabteen labadii qof ee kalena ay gaareen dhaawacyo aad u daran.

"Weerar ay Al-shabaab soo qaaday kaddib ayay ciidamada Kenya waxay shacab kasoo qabteen deegaanno ku dhow deegaanka Janaay-Cabdalla wayna laayeen," ayuu yiri afhayeenka u hadlay ciidamada dowladda, isagoo ka dalbaday madaxda dowladda Soomaaliya inay arrintaan wax ka qabtaan, maadaama ciidamadan ay ku amar dowladeed.

Col. Rufle oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegay in dadka ay ciidamada Kenya dileen ay ahaayeen xoolo dhaqato aan wax lug ah ku lahayn dagaallada, isagoo sheegay in falkan uusan ahayn kii ugu horreeyay oo ciidamada Kenya ka sameeyaan gudaha Soomaaliya.

"Markii aan saraakiisha Kenya u sheegno inay cudur-daar ka bixiyaan iyo magdhow ka bixiyaan dadka shacabka ah ee ay ciidamadoodu dilaan waxay noogu jawaabaan waxaan dhiiggeenna u daadinayno waa inaan xoreyno Soomaalida," ayuu afhayeenku ku sheegay warbixintiisa.

Dhanka kale, afhayeenka ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM, Col. Cali Aadan Xumud oo dilalkan ay su'aalo ka weydiistay BBC-da ayaa sheegay inay baaritaan ku sameyn doonaan, haddii ay cadaatana go'aan laga qaadan doono.

"AMISOM waxay diyaar u tahay inay qaadato haddii ay gef geysato, arrintanna waa la baarayaan haddii ay cadaatana go'aan ayaa laga qaadan doonaa," ayuu yiri Col. Xumud oo u dhashay dalka Jabuuti.

Ciidamada Kenya ee ku sugan Koonfurta Soomaaliya, ayaa waxay si iskood ah uga soo talaabeen soohdinta qaybisa labada dal bishii Oktoobar ee sannadkii hore, si ay ula dagaalamaan Al-shabaab oo ay ku eedeeyeen falal ammaan-darro oo gudaha dalkooda ka dhacay, balse horraantii sannadkan ayay ku biireen howgalka AMISOM.

Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online
maxuseen@hiiraan.com
Muqdisho, Soomaaliya

http://hiiraan.com/news/2012/Sept/warar ... -19394.htm
Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: Focking Fufus kill 9 Marehan shicib in Janay Abdalla

Post by Advo »

Janaay cabdella is 60 kilometers away from kismaayo and we see how these trigger happy kenyans are massacring innocent people when the mujaahidiin karbashed them. Kenya is enemy of beesha and should be treated as.
DayaxJeclee
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2598
Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
Location: Kr

Re: Focking Fufus kill 9 Marehan shicib in Janay Abdalla

Post by DayaxJeclee »

AUN maskiinta.

Kenya cadowga soomaaliya waayey, allow midnimad soo celi. sankood weyn ma ka neefsadeen, labo aa u jebin leheen.
User avatar
Rabshoole
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10610
Joined: Fri Nov 30, 2001 7:00 pm
Location: Midwest

Re: Focking Fufus kill 9 Marehan shicib in Janay Abdalla

Post by Rabshoole »

AUN
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Focking Fufus kill 9 Marehan shicib in Janay Abdalla

Post by The_Patriot »

there has never been a marexan civilian population in Jana Cabdale even at the height of Hiraales power in Kismaayo. desperate times comes desperate measures. Any Marexan militia caught fighting under Shabaab banner will be dealt with accordingly no sympathy for terrorists.

Forget about Jana Cabbdale any Marexan that uses violence against the advancing forces will be treated as not Marexan but as Shabaab. Even they will head to Berxaanu and clear As.
There is no ifs or buts, You are either with Shabaab or not no grey area will be tolerated.
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Focking Fufus kill 9 Marehan shicib in Janay Abdalla

Post by CoolPoisons »

with comments like that i wish the Ethios come back to Juboyinka to fine polish Cagdher anus

mangaabka ceeb. Its time to shift these braindead fockers back to Dhagabur

Jale Siad made the biggest mistake of letting them settle in Juboyinka
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Focking Fufus kill 9 Marehan shicib in Janay Abdalla

Post by The_Patriot »

CoolPoisons wrote:with comments like that i wish the Ethios come back to Juboyinka to fine polish Cagdher anus

mangaabka ceeb. Its time to shift these braindead fockers back to Dhagabur

Jale Siad made the biggest mistake of letting them settle in Juboyinka
Muriyank tahay Wa.se dhoore yahow is it hard to swallow the truth?
MSB aun did not do anything special for us,but more for you why would he settle Ogaden in Lower Juba and neglect Marexan in Luuq and Dhusamareeb to be wasted by the scorching heat? I mean if he was generous aahead to build you folks luxurious villas in Xamar and award you guys with top positons irregardless of your credentials.
Lower Juba is not Galgaduud the more you learn about the regions dynamics the better.
As for Ethiopia Huraale thought of using them the day he was kicked out of kista he said ONLF chased me I guess you guys are using outdated lines over used by SL and PL. Do you know who kept Hiraale under house arrest in the first place?

Wax ixsan aad nofashen ba iska jirin ee keep up with your bolox.
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Focking Fufus kill 9 Marehan shicib in Janay Abdalla

Post by CoolPoisons »

Bantu boi, u wouldnt know the truth even if it penetrated Ur oversized butt hole

Focking mangaab, what the fock do U think this is 1991?

Nicca the mistake that Jale Siad made by letting Cagdher refugees from 77 war and abaarti dabadheer settle in Juboyinka was one of the biggest mistakes ever.

Cagdhers try to lie to the Fufus saying Marehan are pro Shiskabab but dont worry, Juboyinka is our pocket thanks to Jale Bare Hirale.

well see who the losers gonna be. i see U next year when i let 5 cagdhers imported from Dhagabur work on my plantation in Kismayo

i feel like bijj slapping a Cagdher in real life

let me look for one
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Focking Fufus kill 9 Marehan shicib in Janay Abdalla

Post by The_Patriot »

So you mean ogaden used to reside in Northern Somalia and during Abaarti daba dheer Maxamed siyad Bare airlifted Ogaden from those regions and settled them in Juboyinka and NFD Woow many thanks to our beloved President.

Listen midget yahow every one saw your pic and waxa kenyatiga sankaduudiga dantid ba iska yar dagax yahow.

Waamo is not Mudug. You cant just create Marexan degans through wishful thinking. But any way its your mind right why not increase Marexan frontiers all the waay to West Africa the Avatar style.

I will not tolerate lies that are being propagated in this forum regarding Lower Juba. Lower Juba is not Holiday Inn.
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Focking Fufus kill 9 Marehan shicib in Janay Abdalla

Post by CoolPoisons »

Caqli Cagdheer ayaa keentay

This nicca like Guhad's still talking about which Marehan degans in Juboyinka when we are at his doorstep in his little tuulo Afmadow

focking clueless.com. Nicca worry about Ur little tuulos not getting taken over by Marehan geeljire before talking about Juboyin degans.
The`Republic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4133
Joined: Tue Aug 14, 2007 6:28 pm

Re: Focking Fufus kill 9 Marehan shicib in Janay Abdalla

Post by The`Republic »

Patriot-

Wasn't it yesterday Al Shabaab was mediating between Marehan and Ogaden for a water well in Afmadoow district? If we establish Marehan nomads do actually live there and even if you disagree they should be there, are you still condoning Kenyan army massacring Somali civilians for political purposes?

It is very interesting to see an Ogaden condone this even if for political purposes (is there even anything rationalizing this because of politics?).

As for who they were and what they, both AMISOM command and TFG commanders in the region are right now on BBC reiterating same thing.

The people most clueless about Lower Jubba today seem like the Ogaadeen from Dhagaxbuur and Jigjiga in the diaspora.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”