Wey murmeen. Waa la isqabsadey. Policeka london ayaa loo wacay. Policeka waxey u imaadeen ayagoo doodaayo.
Sidaa ula socotaan Reer Somaliland waa niman cod kar ah oo lahjad adag leh. Isla markiiba waxey xireen ninkii reer Somalilandka ahaa.
Policekii waxaa lagu dhahay maxaa u xirteen hal nin. Waxey dhaheen anagu Somali magaraneeyno, laakiin ninkaan ayaa hadalkiisa very provocative u ekaa.
So we assume he may be very threat to other guy.

