
Oktober waa tee wa tuma
Moderator: Moderators
- SultanOrder
- Posts: 21695
- Joined: Thu Mar 26, 2009 10:10 pm
- Location: Peace!
Oktober waa tee wa tuma
Jaaleyaal ku soo dhowaada xasuusta tawrada barakaysnaa ee Oktober 21


-
ina aadan
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: Oktober waa tee wa tuma
Wa tii Somalida gaajo iyo rafaadka ka saartay.
Insha ALLAAH waana laguso noqon iyadii o kale.
Insha ALLAAH waana laguso noqon iyadii o kale.
- SultanOrder
- Posts: 21695
- Joined: Thu Mar 26, 2009 10:10 pm
- Location: Peace!
Re: Oktober waa tee wa tuma
ina aadan, that was a time where soomaalis were zero, and the only way to move the country was a top down approach. Now every community has some kind of capital in somalia so we don't need heavy government investment in anything other than infrastructure to facilitate tavel and trade, and security.
-
ina aadan
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: Oktober waa tee wa tuma
Waxan jira maanta ha u malayin inay dann u tahay somalida, waxaa uun kala qaboojin iyo in laysu keeno.
Lakin kacaanki barakaysnaa oo kale ama Maxamed Siyaad o kale inaan la helayn baan u malayn.
Lakin kacaanki barakaysnaa oo kale ama Maxamed Siyaad o kale inaan la helayn baan u malayn.
Re: Oktober waa tee wa tuma
Caano boodhe danbe bana ku cabai maysid Agabar iyo Biyo Xidheenka iyo Geed Deeble. Waxad samysaan lafahiisa badhna tunta badhna qardhaas ka dhigta oo suga waa soo laabane.
-
ina aadan
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: Oktober waa tee wa tuma
21.10. Maalin khayr qabta weeye.
Re: Oktober waa tee wa tuma
Haa waa maalintii shaqo xalaal ah idinku danbaysay.
-
ina aadan
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: Oktober waa tee wa tuma
Haa xaarantayadaba aanu u dabaaldagnee iskaga bax adiga waxba lagaama waydiinayo e.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 559 Views
-
Last post by Gladiator=
-
- 3 Replies
- 416 Views
-
Last post by mizzy-crunk
-
- 5 Replies
- 435 Views
-
Last post by KING OF QUULE-
-
- 5 Replies
- 552 Views
-
Last post by hometown-hottie
-
- 0 Replies
- 193 Views
-
Last post by Mr.Wise
-
- 4 Replies
- 468 Views
-
Last post by new-york23
-
- 8 Replies
- 538 Views
-
Last post by Mr.Wise
-
- 0 Replies
- 313 Views
-
Last post by fagash_killer
-
- 4 Replies
- 656 Views
-
Last post by salafi_student
-
- 13 Replies
- 929 Views
-
Last post by zingii
