sh. siiiro "taladii dalka iyo hantidii koox ayaa sadbursatay

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

sh. siiiro "taladii dalka iyo hantidii koox ayaa sadbursatay

Post by kaliil »

User avatar
Somalistan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4778
Joined: Sat Sep 15, 2007 10:24 am
Location: Oodwayne, Togdheer,Somaliland

Re: sh. siiiro "taladii dalka iyo hantidii koox ayaa sadburs

Post by Somalistan »

Ninkani nin xaalada wadanka la socdaa oo xog ogaal ah weeye. There is no shadow of a doubt about what he said.

Nacallaa tuugtan xukuumad ku shegaa ku yaal. Xaaran jecelaa Miyaanay Ilaahay ka baqayn. :mindblown:
djibsomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5229
Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm

Re: sh. siiiro "taladii dalka iyo hantidii koox ayaa sadburs

Post by djibsomali »

Sheikh Aden zero: the moryan sheikh.

he is the one who was siding with the jibril abokor against the reer nuur in gabiley war!
liar,
is he because he did not get his cut from xirsi pygmy?
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: sh. siiiro "taladii dalka iyo hantidii koox ayaa sadburs

Post by Rightwing »

djibsomali wrote:Sheikh Aden zero: the moryan sheikh.

he is the one who was siding with the jibril abokor against the reer nuur in gabiley war!
liar,
is he because he did not get his cut from xirsi pygmy?

Alaylehee been bay kuu sheegeen. Waaryaa hadaad merfashyada Somoroonka keliya ku qayishid waxaa dhegahaaga ka buuxsami doona one side propaganda.
Sheikh Adan siiro ma aha fuley sida Sheikh Dirir iyo Mustafe. Sheikh Adan siiro wuxuu ka hadlaa xaalada markaa taagan. Waana sheikha keliya ee wax tara dadka dhibaataysan.
djibsomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5229
Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm

Re: sh. siiiro "taladii dalka iyo hantidii koox ayaa sadburs

Post by djibsomali »

waryaa sheikh mustafe waxbaa haa ka shegiin shaydanyahow!

Sheikh mustafe propagandaha kama sheykeyo
djibsomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5229
Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm

Re: sh. siiiro "taladii dalka iyo hantidii koox ayaa sadburs

Post by djibsomali »

First i don't do khat.
secondly i don't chat without back up.

here is Sheikh Aden zero who saying that dahir riyaleh is not fit for presidency and silanyoo should have been the president
and as well
advising that the land should be given to jibril abokor against the reer nuur who occupy.

maa markaan ayuu qaldana?
misse imikaa uu kulmiyee kaa cabanayoo

beenleeh tuug aah oo moryaann aah weyaan

Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”