Ciidamo Milatariga Somaliland Ah Oo Gaadhay Degmadda Laasqoray Oo Dhowr Jeer Puntland Ku Soo Xad-gudubtay.
Laasqoray (Ramaas) Nov 13,2012 – Xukuumadda Somaliland ayaa Ciidamo Milatari ah dejisay Magaaladda Laasqoray ee bariga gobolka Sanaag, kuwaasi ka shaqeyn doona amaanka deegaanadaasi oo ciidamadda Puntland si sharci daro ah ku soo galaan.
Maayarka degmadda Laaqoray Maxamed Hayaan Caarshe, ayaa sheegay in shacabka degmadda Laasqoray ay hadda yihiin Somaliland isla-markaana ay halkaasi ka waddaan hawlo lagu horumarinta deegaanka.
Maayarka oo ka waramaya xaaladda degmadaasi ayaa yidhi “Xaaladda degmadu aad iyo aad ayay u fiican tahay, imikana waxa ka socda dardar-galinta maamulka, cashuurihii laga qaadi lahaa doonyaha ka yimaada dalka Yemena waanu bilownay”
Maayarku waxa uu sheegay in kaluumaysigu yahay waxa kaliya ee dhaqaaluhu ka soo gallo shacabka “Magaaladda dhaqaale kale ma soo gallo oo aan kaluumaysiga ahayn, markaa dhalinyaro badan oo laashashka kaluunka lagu soo guro ayay ku shaqeystaan, warshadii kaluunka ee shacabka Laasqoray samaysteen markii dawladii Somaliya burburtayna way shaqeysaa”ayuu yidhi waxaanu intaa ku daray “Anagu maamul cusub ayaanu ahayn oo dhawaan ayaanu xilka la wareegnay, markii horena degmadda ciidamadda Qaranka iyo booliska ayaa ku yaraa, laakiin imika ayaa guuto ciidamadda Milatariga ah la soo dejiyey oo hawlahoodii loo soo habeeyay oo maalin dhawayd ayay Hargeysa ka yimaadeen, markaa imika ayaa la dhaqaajin karaa amaanka iyo cashuurahaba”
Maayar Caarshe, waxa uu tilmaamay inay hawlaha horumarinta ka waddaan deegaanka Ceelaayo oo 110KM u jirta Magaaladda Boosaaso e Puntland, isaga oo xusay in Laasqoray ay soo daggeen ciidamo Milatari ah oo ka taggay Magaaladda Hargeysa “Hawlahana ilaa Ceelaayo ayaanu ka wadnaa, siyaasadii degmadda Laasqorayna way isbadashay oo Somaliland-bay ku shubatay oo xagga Somaliland ayay u wadda jeedsatay intii xukuumadda Siilaanyo tallada haysay, shalayna waxa na soo gaadhay Odayaal dhaqameed ka yimid Hargeysa oo degmada ka bilaabay wacyi-galin ah sidii ay doorashadu uga dhici lahayd Laasqoray”
Somaliland defense forces patrolling in laas qoray
Moderator: Moderators
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:

Re: Somaliland defense forces patrolling in laas qoray
Maayarka Laasoray “Degmadda Laasqoray Somaliland-bay ku soo jeedsatay, imikana ciidamo Milatariga ah-baa la soo dejiyey”
Laasqoray (Weedhsan) Nov 13,2012 – Xukuumadda Somaliland ayaa Ciidamo Milatari ah dejisay Magaaladda Laasqoray ee bariga gobolka Sanaag, kuwaasi ka shaqeyn doona amaanka deegaanadaasi oo ciidamadda Puntland si sharci daro ah ku soo galaan.
Maayarka degmadda Laaqoray Maxamed Hayaan Caarshe, ayaa sheegay in shacabka degmadda Laasqoray ay hadda yihiin Somaliland isla-markaana ay halkaasi ka waddaan hawlo lagu horumarinta deegaanka.
Maayarka oo maanta u waramay Idaacadda dawlada Radio Hargeysa yidhi isaga oo ka waramaya xaalada degmadaasi “Xaaladda degmadu aad iyo aad ayay u fiican tahay, imikana waxa ka socda dardar-galinta maamulka, cashuurihii laga qaadi lahaa doonyaha ka yimaada dalka Yemena waanu bilownay”
Maayarku waxa uu sheegay in kaluumaysigu yahay waxa kaliya ee dhaqaaluhu ka soo gallo shacabka “Magaaladda dhaqaale kale ma soo gallo oo aan kaluumaysiga ahayn, markaa dhalinyaro badan oo laashashka kaluunka lagu soo guro ayay ku shaqeystaan, warshadii kaluunka ee shacabka Laasqoray samaysteen markii dawladii Somaliya burburtayna way shaqeysaa”ayuu yidhi waxaanu intaa ku daray “Anagu maamul cusub ayaanu ahayn oo dhawaan ayaanu xilka la wareegnay, markii horena degmadda ciidamadda Qaranka iyo booliska ayaa ku yaraa, laakiin imika ayaa guuto ciidamadda Milatariga ah la soo dejiyey oo hawlahoodii loo soo habeeyay oo maalin dhawayd ayay Hargeysa ka yimaadeen, markaa imika ayaa la dhaqaajin karaa amaanka iyo cashuurahaba”
Maayar Caarshe, waxa uu tilmaamay inay hawlaha horumarinta ka waddaan deegaanka Ceelaayo oo 110KM u jirta Magaaladda Boosaaso e Puntland, isaga oo xusay in Laasqoray ay soo daggeen ciidamo Milatari ah oo ka taggay Magaaladda Hargeysa “Hawlahana ilaa Ceelaayo ayaanu ka wadnaa, siyaasadii degmadda Laasqorayna way isbadashay oo Somaliland-bay ku soo shubatay oo xagga Somaliland ayay u wadda jeedsatay intii xukuumadda Siilaanyo tallada haysay, shalayna waxa na soo gaadhay Odayaal dhaqameed ka yimid Hargeysa oo degmada ka bilaabay wacyi-galin ah sidii ay doorashadu uga dhici lahayd Laasqoray”

- KingBlack
- SomaliNetizen
- Posts: 845
- Joined: Tue Feb 24, 2009 6:17 pm
- Location: God keep our land glorious and free!Canada, we stand on guard for thee.
Re: Somaliland defense forces patrolling in laas qoray
Emir Emperior5 wats da Somaliland forces numbers , navy , armed forces , and air forces more 40,000 members does somaliland have special forces 
AUN Egal was genuis for disarming SNM , da same cant be said bout HJ or HY as thy r not smart like Egal.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 13 Replies
- 788 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 1 Replies
- 480 Views
-
Last post by Rabshoole
-
- 18 Replies
- 1358 Views
-
Last post by oldenglish
-
- 77 Replies
- 5414 Views
-
Last post by Gedo_Boy
-
- 7 Replies
- 3621 Views
-
Last post by Somafiia
-
- 0 Replies
- 451 Views
-
Last post by mashallahbro
-
- 13 Replies
- 873 Views
-
Last post by oldenglish
-
- 1 Replies
- 467 Views
-
Last post by oldenglish
-
- 15 Replies
- 2058 Views
-
Last post by mashallahbro