Gabar Soomaaliyeed oo nin gaal ah diintiisa ku guursaday
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Gabar Soomaaliyeed oo nin gaal ah diintiisa ku guursaday
Gabar Soomaliyeed oo magaceeda lagu sheegay Faadumo Maxamuud ayaa arbacadii aan soo dhaafnay oo ay taariikhdu ku beegneyd 2012-12-12 waxa kaniisad ku taala magaaladda Nyköping ee dalka Sweden ku guursaday nin swedish gaal ah kaasoo gacanta u saaray kitaabka bibleka.
Gabadhana iyo odaygan ayaa la sheegay inay wada noolaayeen mudo 12 sanadood inta aaney is guursan, waxaana ay guurkooda ku soo beegeen taariikh isku aadan oo ahayd 2012-12-12.
Dadka Soomaaliyeed ee daawaday muuqaalkan ayaa aad ula yaabay sida dhaqanka gabdhaha soomaaliyeed waayadaan uu isu soo badalayey gaar ahaan markii dibadda la yimid, waxaana taas eedeeda loo saarayaa dagaaladda daba dheeraaday ee dadka Soomaaliyeed baday qaxootiga iyo nolol aan u qalmin.
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13991
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Gabar Soomaaliyeed oo nin gaal ah diintiisa ku guursaday
marka hore gabadha ninka kuma guursan diintiisa. meesha ay ku guursaytayna maaha Kaniisad ee waa STATE HOUSE. ama xarunta dawlada hoose ee magaalada ama xafiiska Munishiibiyada.. gabadha ninka waxay isku guursadeen secular marrige ama aroos dhexdhexaad ah oo aan diina raacsaneeyn...
- FarhanYare
- SomaliNet Super
- Posts: 19029
- Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
- Location: Location:Location
Re: Gabar Soomaaliyeed oo nin gaal ah diintiisa ku guursaday
^^^in other words the couple are atheists
Re: Gabar Soomaaliyeed oo nin gaal ah diintiisa ku guursaday
TAni gabarnimo ka fog
- FarhanYare
- SomaliNet Super
- Posts: 19029
- Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
- Location: Location:Location
Re: Gabar Soomaaliyeed oo nin gaal ah diintiisa ku guursaday
odayga cadaan is thinking: cheap and clean, happy days 

- FarhanYare
- SomaliNet Super
- Posts: 19029
- Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
- Location: Location:Location
Re: Gabar Soomaaliyeed oo nin gaal ah diintiisa ku guursaday
Tuushi wrote:TAni gabarnimo ka fog

- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13991
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Gabar Soomaaliyeed oo nin gaal ah diintiisa ku guursaday
maya lama dhihi karo waa athiest. sweden si arooskaaga si sharci ah loo register gareeyo oo aad u gashaan diiwaanka waa inaad xafiiska munishiibyada aad isku guursataan. oo aad warqadha guurka cadeeynaya halkaas aad ku saxiixdaan. waxaad nikaax ku sameyn kartaa gurigaaga sheekha xaafada. laakiin guurkaas haddii aad dooneyso inuu registerka galo waa inaad xafiiska munishiibiyada tagtaa oo aad warqad saxiixdaa ama aad sida naagtan iyo ninkan sameeyeen aad nin judge ah uu idin yiraahdo will you take this person to be your wife and soo on on.. marka labadooduba muslim ayey noqon karaan.. marka waa inaad dadka xukun aanan ku ridin because we dont know labadaas qafoood....faraaxoos1 wrote:^^^in other words the couple are atheists
- FarhanYare
- SomaliNet Super
- Posts: 19029
- Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
- Location: Location:Location
Re: Gabar Soomaaliyeed oo nin gaal ah diintiisa ku guursaday
Yalaxow you are right in order to get a marriage certificate they have to get their marriage signed and witnessed by a certified Justice of Peace ......DR-YALAXOOW wrote:maya lama dhihi karo waa athiest. sweden si arooskaaga si sharci ah loo register gareeyo oo aad u gashaan diiwaanka waa inaad xafiiska munishiibyada aad isku guursataan. oo aad warqadha guurka cadeeynaya halkaas aad ku saxiixdaan. waxaad nikaax ku sameyn kartaa gurigaaga sheekha xaafada. laakiin guurkaas haddii aad dooneyso inuu registerka galo waa inaad xafiiska munishiibiyada tagtaa oo aad warqad saxiixdaa ama aad sida naagtan iyo ninkan sameeyeen aad nin judge ah uu idin yiraahdo will you take this person to be your wife and soo on on.. marka labadooduba muslim ayey noqon karaan.. marka waa inaad dadka xukun aanan ku ridin because we dont know labadaas qafoood....faraaxoos1 wrote:^^^in other words the couple are atheists
for her own sake i hope the dude has converted to islam!
Re: Gabar Soomaaliyeed oo nin gaal ah diintiisa ku guursaday
Thanks for elaborating on the sitaution, waxan la yaabanahay biblku kula dhaar mariye iyo champagneka la cabayow, inleen Sweden Somalida karkood joogan waa dad aad u ilbaxsanDR-YALAXOOW wrote:marka hore gabadha ninka kuma guursan diintiisa. meesha ay ku guursaytayna maaha Kaniisad ee waa STATE HOUSE. ama xarunta dawlada hoose ee magaalada ama xafiiska Munishiibiyada.. gabadha ninka waxay isku guursadeen secular marrige ama aroos dhexdhexaad ah oo aan diina raacsaneeyn...

- Rightwing
- SomaliNet Super
- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: Gabar Soomaaliyeed oo nin gaal ah diintiisa ku guursaday
Rabshoole
where did you grow up?
Are you former indigenous villager?
where did you grow up?
Are you former indigenous villager?
Re: Gabar Soomaaliyeed oo nin gaal ah diintiisa ku guursaday
Shidh of this caliber, is not something I'm exposed to everyday. Nonetheless excuse me for assuming we're 99.9% muslim.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 7335
- Joined: Sun Sep 25, 2011 11:20 pm
Re: Gabar Soomaaliyeed oo nin gaal ah diintiisa ku guursaday
Rabshoole,
Sheekadaadu waa tii qurac joomo saaxib! Naag soomaali ah nin yuub leh maxaay ku fali miyaa?
Hurdada ka kac; cimrigaaga raagey naag soomaali ah oo nin baaro( I assume not many people know this word) ka socoto oo yuub leh guursatey aas ku tusaa

- Areesa
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2649
- Joined: Tue Aug 21, 2012 2:58 pm
- Location: If you want to live a happy life, tie it to a goal, not to people or things.
Re: Gabar Soomaaliyeed oo nin gaal ah diintiisa ku guursaday
First of all this woman is NOT gabar, she is a 50 year old woman with a raggedy wig.
Re: Gabar Soomaaliyeed oo nin gaal ah diintiisa ku guursaday
^
I read the article but didn't watch the clip before I signed out.
Lamgoodle, gabdhaha somaliyed barigaan waxey rabaan ayey la socodan, anigu wax igama galin that's they're preference, this lady being an atheist, is the least of my concerns, what I disagree with is magaca muslimka ah iska badal uun. It's common courtsey, if you feel the need to sever ties with your faith it'd be best to do 360 upon exiting

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 9472 Views
-
Last post by Thuganomics
-
- 0 Replies
- 442 Views
-
Last post by afisoone
-
- 0 Replies
- 676 Views
-
Last post by hanad_mn
-
- 8 Replies
- 798 Views
-
Last post by *HannaH*
-
- 32 Replies
- 7000 Views
-
Last post by Basra-
-
- 6 Replies
- 942 Views
-
Last post by Cisse Westlake
-
- 7 Replies
- 1792 Views
-
Last post by LAFO-LAFO
-
- 5 Replies
- 14245 Views
-
Last post by Bella18
-
- 11 Replies
- 1085 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 0 Replies
- 430 Views
-
Last post by LaY-D_LicK